Aqalka Hargeysa Ma Saddex Ninba Leh Mise Ummada Oo Dhan

Waxa Maqal kan igu kalifay hadalada Casamida dhexdeeda lagaga hadlayo Maalinkasta, ee ay ka mid ka yihiin waxa ka soo baxaya raga Masuuliyiiyinta ah ee walib dagan maagalada Haryagsa oo ah meeshii diyaarada dagaalku ka kacayeen 1988 hadana ma waxaynu yeelaa oo aqbalaa in mas’uuliyiin Sar sare lagu caayo Maalinkasta Madaxda SNM

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Ka Qeyb galay Aaskii Marxuum Caaqil Maxamed Daahir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka qayb galay Saaka , Aaskii Marxuum Chief Caaqil Maxamed Daahir Cabdi, oo shalay ku geeriyooday dalka Jabuuti. Madaxweynuhu, waxa uu

Guddiga doorashoyinka Oo Soo Dhameystiray Xurumahoodii Doorashada gobolada

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay inay soo dhammaystireen soo dhisitaanka Xafiisyadii doorashada ee gobolada iyo degmooyinka Somaliland oo dhan Guddigu waxay kaloo caddeeyeen in kaarar cusub ay bixin doonaan oo kuwii hore waxba kama jiraan noqondoonaan marka dhowaan ay soo saaraan liiska codbixiyaasha ee rasmiga ah, kaararkaasi oo ay sheegeen in qandaraas ay ku bixiyeen

SNM Miyanay Xasuus Lahayn

Marka hore waxan Salaan iyo Mahadcelin misan leh iyo sharaf mudan u dirayaa Suxufiyiinta waxa maqalkan igu kalifay aniga oo Muwaadin ah oo xasuusan wixii ka dhacay wadanka xiliyadii ay jireen dagaaladii qadhaadha ee Siyaad barre lagaga soo horjeeday, iyo afooyinkii coladeed ee huwana darura colada ee wakhtigaa jiray ku waas oo xiligaa geeska africa [...]

Allaah Ha u Naxariiste Fanaandii Saafi Ducaale Oo Maanta Hargeysa ku geeriyotay

Fanaanadii Codka Hallaasiga ah laheyd ee Somaliyeed Saafi Ducaale ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, halkaasi oo galabta lagu Aasay, Fanaanada ayaa ka mid aheyd Fanaanintii Hobolada Waberi in kasta oo markii hore aay ka tirsana Fanaanintii Xooga Dalka, Saafi Ducaale ayaa la sheegay

Madaxweyne Oo Gabadh Loo Diiday

Sidaa aan ka soo xiganay mid ka mid ah Ehelada Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo ka gabsaday in Magaciisa Saxaafada laga xuso Waxa u inoo Sheegay in Daahir Riyaale Kaahin maalinimadii Shalay loga dhaartay Gabar u doonayey inu guursado, Gabadhan oo aysan noo suurta gelin inaan helno Magaceeda ayaa la sheegay inu Madaxweynahu u [...]

Ey 7 Qof Dhaawacyo Ugu Gaystay Caasimada Somaliland Ee Hargeysa

Dadwaynaha ku dhaqan xaafada Sheekh Madar ee dagmada Gacan libaax ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay khaatiyaan ka joogaan Ey farabadan oo xiliyada habeenkii weerar ku soo qaada dadka iyo duunyada Sida uu sheegay Mooge Maxamed Liibaan oo ka mid ah odayaasha xaafada Sheekh Madar oo shalay xarunta Wargeyska Haatuf nagu soo booqday

Madaxweyne Riyaale Oo Ka Dalbaday Fiise Dalka Ingiriiska, Maxase logu Jawaabay??

Xukumada Somaliland ayaa la sheegayaa in codsi u gudbisay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Ethiopia, codsigan ayaa la filayaa in ay xidhiidho safar uu Madaxweyne Riyaale rabo in uu ku tago dalka Ingiriiska mudo ka hor inta aad doorashada lagu dhawaaqin. Waxaana la sheegayaa in Madaxweynahu ka codsaday safiirka in balamo looga qabto qaar ka mid [...]

Baaq Ku Socda Dadka Taariikhda Somaliland Qora

Marka hore waxan Salamaya Saxaafada an ka Eexan Codka Muwadiniinta, una taagan bulshada Somaliland waxa maqal kan an cod dheer ugu jeedinayaa aniga iyo Ummada ila fakarka ahba anu leenahay dadka Taariikhda qorayaa ee Somaliland in ay ka feejignadan ka baran dag la’aanta iyo kala dhantaalka Taariikhda Umadan

Saddex Qof Oo Lagu dilay Tuulada Toorabooro

Wararka Ka imanaya Magaalada Ceerigaabo Ee Xurunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya In  Saddex Nin lagu dilay Labo kalena lagu dhaawacay meel wax yar u jirta degaanka Tuulada Tooraboora, Dadkan ayaa la sheegay inay Woteen gaari nooca iskarogo nooca Somalidu u taqano ah iyaga oo ka doontay Meel banaanka ka ah Tuulada

Xukuumaddu maxay ka tidhi Warbixin ay soo saareen Guddida Cadaaladda Golaha Wakiiladu?

Wasiirka Caddaalada Somaliland Axmed Xasan Cali (Casoowe), ayaa jawaab ka bixiyay warbixin guddiga Caddaalada ee golaha Wakiilladu soosaareen oo ka dayrisay xaalada nololeed ee maxaabiista iyo xabsiyada dalka

Hadalladii Lagu Gubay Muqdisho Oo Laga Bilaabay Hargeysa

Mudooyinkan dambe waxaa soo baxay mas`uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo Xisbiga Udub oo adeegsada hadallo dadka iyo dalka Somaliland loogu kala qaybinayo Bari iyo Galbeed si la iskaga horkeeno Beelaha Dhexe ee Somaliland. Hadalladan oo ay ka dambeeyaan cadowga sokeeye iyo cadowga shisheeye ee Jamhuuriyadda Somaliland waxaa dabada ka riixaya madaxweyne Daahir Riyaale oo u [...]

Codka Nabada ”Waxa dhac noo geystay Idaacada Bar-kulan”

Madaxda Shaqaalaha Idaacada Codka Nabada ee magaalada Muqdisho oo shir jaraa’id u qabtay maanta Bahda Saxaafada ayaa sheegay in la dhacay Frequency-ga Idaacada ka soo geli jirtay kaasi oo u sheegay inay dhacday Idaacad u sheegay inay leeyahiin Dad Somaliya aan u dhalan oo Ajaanib ah taasi oo ah Idaacada Bar-kulan lagu magacabo ee dhowaan [...]

Mid Ka Mid Ah Dhalinyarada Dacwada ku Soo Oogtay Cali Samatar Oo Ka Warbixiyey Waxyabaha aay ku Eedeyn

Cabdicasiis Maxamed Ciid Oo ka mid ah Dhalinyarada Dacwada ku soo Oogtay Gen Cali Samatar oo mar Somaliya ka ahan Jiray Ra’iisal Wasaare Iyo Wasiirkii Difaaca Xiligii Jaalle Siyaad Ayaa ka waramay Waxyabaha aay ku Eedeyn Cali Samatar  Dhegeyso

SNM Waxay Samaxday Dulmi 1991 Ilaa Hada

Marka hore waxan Salamayaa Saxafada bilaa ee xashada ah ee Codka Muwadiniinta gudbisa waxa murugo iyo tacab qasaaro iyo dulmi ah in samaxadii 1991 markii ururkii SNM la wareegay gobalada Somaliland taas oo dhashay la soo noqoshada goni isutaaga Somaliland, hada ba miyay samaxeen? Sarakiishii SNM

Badhasaabka Hargeysa Oo Difaacay Tacaddi Uu Kula Kacay Qoys danyar ah oo Hargeysa ku Nool

Badhasaabka Gobolka Hargeysa Maxamed Cabdi Daa’uud, ayaa subaxnimadii hore ee shalay ciidammada booliska amar ku siiyey inay burburiyaan dhisme sandaqad ah oo ay ku noolaayeen qoys ballaadhan oo danyar ah, kaasi oo ay dhawr maalmood ka hor ka dhsiteen dhinaca galbeed ee dhulka xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex

Nacnac ”Hadii Cid Laga Sheegan Hargeysa Waxa Laga Sheegan Laha Daahir Rayaale”

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Cambaareyey hadal ka soo yeeray Afhayeenka Xisbiga Udub Cali Gurey, Kaasi oo U Arbacii ka sheegay Xaflad loo qabtay Mas’uul ku soo biiray Xisbiga Udub taasi oo Afhayeenka Udub Cali Gurey Ugu Hanjabay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilanyo, Haddaba Hadalkaasi Afhayeenka Xisbiga Udub [...]

Ha La Ilaasho Habsamida Iyo Asluubta Taariikhda Somaliland

Waxan Salamyaa dhamaan Bahda Saxaafada, Waxan la hadlayaa dadka wax Qora iyo Shaqsiyaad ka jeclaystay in ay Taariikhda wax ka qoraan Ama Maxad-yada sameeya Tariikhda Somaliland waxana qoraal kan igu kalifay Markan arkay Inadha ka ridka Taariikhda Somaliland oo dad badani Siyaabo kala duwan wax uga qoraan hadii an si qoto dheer looga Taxadirin Xasuus [...]

Cali Khaliif ”Puntland Ayaa hadda Somaliland Uga Orod Badan inay Ka go’do Somaliya”

Ra’iisal-Wasaarihii Dawladdii Carta ee Soomaaliya Cali Khaliif Gallaydh, ayaa sheegay in xalka Soomaaliya uu ku jiro in Somaliland lagala hadlo sidii Shirweyne loogu qaban lahaa Hargeysa, iyada oo la waafajinayo danaha Somaliland

Cali Gurey ”Ma Dhacayso In Axmed Siilaanyana Hargeysa Tamashleeyo, Xoghayaha Guud Ee Udubna Uu Waayo Geed Uu Istaago”

Afhayeenka Xisbiga talada haya ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii sarsare ee ururka SNM ee dalka xoreeyey ayaa hogaanka xisbiga KULMIYE ku Eedeeyey inay soo abaabulaan haween iyo caruur ku foodhya madaxda sare ee xisbigooda marka ay ka hadlayaan munaasibadaha

Xiisado Cooladeed Oo Ka tagan Gobolka Sanaag

Xiisado Cooladeed ayaa ka tagan degaanka Ceeldheer ee Gobolka Sanaag, Xiisadana ayaa ah mid u dhaxeysa Labo Beelood oo halkaasi wada degan, Waxana Xiisadan la soo sheegaya inay tahay mid ka dhalatay Dhul Xoola Daqeen ah, Waxana laga soo sheegaya halkaasi Xiisad iyo Abaabulo dagaal oo labada Beelood isku diyaarin

Buubaa Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Sheekh Shariif Ee Ingiriiska

Ismaaciil Maxamud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda, ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay

Dacwada Cali Samatar Waa Mid Diciif Ka Dhigaysa Xasuusta Taariikhdii Xasuuqii Somaliland

Waxa bar yahan danbe ama muddo dheer socotay Maxakamad iyo dacwad ku socota gacan ku dhiigle Cali Samatar hadaba Ayada oo wadanka uu ka dhacay afo colaadeed oo la xuso hadana waxa Somaliland oo la soo labatay xoriyadeedii luntay 1960 dhamaadkii dhib aad ubadana loo soo maray hadaba waxaas oo dhan waxan uga socdaa

Sucuudiga Iyo Ururada Yuhuuda Mareykanka Oo Olole Ugu Jira Badbaadinta Cali Samatar

Dawlada Sucuudiga iyo Qaar ka mid ah ururada Yuhuuda ee dalka Mareykanka ku nool ayaa la sheegay inay iska kaashanayaan qorshe ku saabsan siddii ay maxkamada sare ee Maraykanku ay waxba kama jiraan uga dhigi lahayd kiiska dambiyada dagaal ee lagu soo eedeeyay Cali Samatar inuu ka galay dadka reer Somaliland xiligii

Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Booliska Laascanood Oo Xukuumadda Riyaale Ku Eedeeyay inay Dil U Maleegayso

Taliyaha Saldhiga booliska koonfurta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Jaamac Cabdi Faarax, ayaa shaaca ka qaaday in Taliyaha Qaybta Booliska gobolkaasi uu u maleegayo shirqool la doonayo in isaga lagu khaarajiyo

Madaxweyne Riyaale Oo Qaabilsay Wafdi Ka Socda Safaarada Uk Ee Ethiopia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu saaka Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti ka socda Safaaradda Dawlada Britten ay ku leedahay Dalka Ethopia. Waftigaas oo booqasho gaaban ku yimi Somaliland waxa hogaaminayay Safiir ku Xigeenka Safaarada Britten ee Dalka Ethopia Mr John Marshal +Sawiro

Saylici Oo U Jawaabay Riyaale

Murashaxa Jagada Madexweyne Ku xigeenk Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Saylici ayaa jawaab kulul ka bixiyey Eedeyntii Madaxweyne Rayaale dusha uga tuuray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Axmed Siilaanyo

Ismaaciil Buuba Oo Ka Hadlay Xidhigiisi Nairobi

Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa ka hadlay xadhig ay habeen hore kula kaceen Ciidanka Ammaanka ee dalka Kenya ka dib markii ay ka kaxeeyeen hotelka uu ka degen yahay magaalada Nairobi

Rayaale Oo Ka Digay Khatar Ka Soo Socota Konfuurta

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay Arrimo badan oo aay ka mid yahiin Doorasho ka dhacda Somaliland, Khilaafka Golaha Guurtida soo kala dhexgalay Iyo weliba Khatar kaga soo Wajahan Somaliland Dhanka Konfuurta Somaliya

Duqa Buuhoodle ”Puntland Lama Lahin Wax Wada Shaqeyn Ah”

Duqa Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer Xuseen Dacwi Ducaale ayaa sheegay in aysan wax xiriir ah la laheyn DPL, Isaga oo Ku Eedeyey PL Wax qabad la’aan Duqa Degmada Buuhoodle, waxa u sheegay

Dhalasho Farxad Leh, Tahniyad Iyo Duco

Boqorka Iyo Boqoraada Cumar Xasan Cali Mire Iyo Miski Cabdi Cali Kusow ayaa Wiil ugu dhashay Magaalada Heeg ee Wadanka Holland, Wiilkaaso loo baxshay Shuceyb Cumar Xasan Cali Mire Haddaba Anaga oo kala joogna Daafaha Dunida Waxanu

Rayaale Oo Ka Hadlay Xaalada Somaliya Iyo Ictiraafka SL

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, isla markaana wuxuu Beesha Caalamka ku cannaantay inay taageeraan Dawladda uu madaxda ka yahay Shariif Sh. Axmed oo uu tilmaamay in ay tahay mid aan masuul iska ahayn iyada lafteedu

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers