Göteborg Oo Amiir Maxamud Yusuf Lagu Soo Dhoweeyey

Munaasabad balaaran oo lagu soo dhowenayo Amiir Maxamud Yusuf Ciise, oo ay kasoo qayb galeen Isimo, Masuuliyiin, Kasocday Dowlada Puntland, waxgarad, Siyaasiyiin, bulshada kala duwan ee Jaaliydaha reer Puntland iyo Marti Martisharaf kale ayaa lagu qabtay Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden +Sawiro

Kenya Oo Xirtay Xildhibaano Iyo Saraakiil

Ciidanka Ammaanka ee dalka Kenya ayaa xalay Baritaano xoog leh ka sameeyey Xaafada Islii ee magaalada Nairobi, Waxan baaritaanada lagu xirxiray Xildhibaano, Saraakiil, Iyo Weliba dad kale oo Shacab ah kuwas oo Dhamaan ah Somali

Shabaab ”Bananbaxii Kenya, Abaabulka DFKMG, Iyo Puntland”

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamud raagge ayaa Shir jara’id oo u ku qabtay Magaalada Muqdisho maalinimadii Shalay kaga hadlay arrimo badan oo aay ka mid yahiin Banaanbaxii Kenya ka dhacay Maalinimadii Jimcaha, Abaabulka Dagaal ee aay wodo DFKMG iyo Weliba Xaalada Puntland (Warbixin Kooban)

Nin Gabar U Abti U Yahay Kufsaday Oo Dhagax lagu Dilay

Xarakada Alshabaab ayaa galabta ka fuliyey Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Xukun Rajmin ah Xukunka Rajminta ah ayaa lagu fuliyey Xuseen Ibraahim Maxamed oo la sheegay inu Kufsaday Gabar u Abti u yahay

Gaalkacayo Iyo Amnigeeda

Ciidanka Ammaanka Ee PL ayaa ka woda magaalada Gaalkacayo Hawl galo aad u xoogan Habeenkii Labaad, Hawlgalada ayaa ka dambeeyey kadib markii Magaalada Gaalkacayo aay ku soo kordheen Qaraxyada lala beegsanayo goobaha Rayidka

Garoowe Oo Labo Nin Lagu Xiray

Caasimada DPL ee Garoowe ayaa lagu xiray Labo nin oo mid ka mid ah u aha Mu’adan Masaajid, Halka ninka kalena u aha Macalin Dugsi Halkaasi ku Yaala Labada nin ayaa Boolisku aysan sheegin sababaha aay ku xireen

DFKMG Oo 21 Safaaradood Alabaada Isagu Labeeysa

Raxmaanka baa mahad leh, warbaahinta caalamiga ee Allidamaale baaritaan dheer ka dib waxaa u suurta gashay in ay hesho xoog xasaasi ah taas oo kashifaysa qorshaha siyaasadeed la yaabka leh ee DFKMGS uu garwadeenka ka yahay Axmed Tuke +Wareegto

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers