Posted on March 17, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Alshabaab ayaa u guurisay Gabadho qaarkood da’dooda ka yar tahay Sagaal Sano oo Somali ah, ragg Ajaanib ah oo la sheegay inay ka soo kala jeedan Wadamada Pakistan, Kazakhstan, Iyo Weliba Yemen, waxana la sheegay in Aan lagala tashan Waalidka dhalay Gabadhan in ragga loo guuriyo iyo in kale, Sidoo kale waxa jira warar sheegaya [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 4 Comments »
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Jamhuuriyada Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Xurunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ku jiran Warbixin uu soo saaray Guddiga daba galka Hubka Somaliya, Iyo weliba Heshiiskii Dowlada iyo Ahlu Sunna ku dhexmaray Maalinimadii Shalay Magaalada Addis Ababa
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa loo gudbiyey warbixin uu soo saaray Guddiga Daba-galka Xayiraadda Hubka ee Somalia, waxayna sheegeysaa in musuqmaasuq baahsan oo aafeeyey DKMG ah, iyo in masuuliyiinta Puntland ay xiriir soke la leeyihiin kooxaha burcad-badeedda Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Guddoomiyaha golaha fulinta ee Ururka Ahlu Sunn isku magacowday Maxamed Yusuf Xeefoow ayaa sheegay in uusan waxba ka ogeyn Saxiixina wax Heshiis ah oo dhexmaray Dowladda iyo kooxda Ahlu Sunna Kadib markii maalintii maanta ay dalka Itoobiya Heshiis awood qaybsi ah ku gaareen Dowlada Awooda daran iyo Kooxda Ahlu Sunna ee lagu xanto inay u [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 1 Comment »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Dawlada Federaalka KMG ah ee Somaliy iyo Kooxda Ahlu Sunnah Wal Jameeca oo iyadu ka Talisa degaano ka mid ah Gobolada Dhexe ee Dalka Somaliya ayaa qalinka ku duugay Heshiis, Waxana Heshiiskan lagu kala saxiixay Xurunta EU-da Ee magaalada Addis Ababa Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Halkaan Hoose ka dhegeyso Khudbad Xasaasi ah oo u Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab U Jeediyey Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu Subeyr, Khudbada ayaa aheyd mid u intaa badan kula hadlayo Ciidanka Waxana Intaaa Uusan Khudbada Bilaabin Amiirku Aay Ciidanku Ku Soo Dhoweeyn Heeso Iyo weliba Sacab aad u fara badan oo u la dhoola cadeeyey Abu Subeyr, Waxana [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Abdi Nuur
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Waxa Maanta Barqanimadii ka soo degtay garoonka Aaden Cadde International Aiport Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi balaaran oo u Hoggaaminayo, Madaxweynaha ayaa waxa halkaasi waxa ku soo dhoweeyey Dadweyne aad u fara badan iyo weliba Mas’uuliyiin
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 13, 2010 by Yusuf Cali
Imaam Maxamud Imaam Cumar oo ka mid ah duubabka ugu caansan dalka Somaliya ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho inay xabada joojiyan, Isaga oo Sheegay inu uu fidinayo googol Nabadeed, Waxana u sheegay inu Dhex dhexaadin doono labada dhinac ee dagaalami
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 13, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Jamhuuriyada Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa kadib markii u ka soo kicitamay Dalka Ingiriiska oo u Kulamo kula laha Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Ingiriiska, Madaxweynaha ayaa sii weyn logu soo dhoweeyey garoonka Bole International Airport
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 1 Comment »
Posted on March 13, 2010 by Yusuf Cali
Saraakiil ka tirsan Alshabaab oo shalay meel fagaraha kula hadlay shacabka ku nool magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa u sheegay Dadka Degaanka in ay qeyb qaataan Jihaad ay sheegeen in uu ka socda magaalada Muqdisho Hadii kale Aay Magaalada Isaga guuran
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 13, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Kumayaalka qof ee ka barakacay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ee u Qaxay Duleedka magaalada ayaa sii weyn uga cabanaya Xaalad Caafimaad darro iyo Cuduro aan la aqoon oo soo wajahay, Dadkaasi oo la hadlay Idaacadaha Maxaaliga ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 13, 2010 by Yusuf Cali
SU’AASHA 1aad: Sh. Shariif, maalim dhaweyd shir jaraa’id oo aad qabatay waxa aad mucaaradkaaga uga codsaatay in ay nabadda qaataan oo ay dowladdaada la heshiiyaan si dadka loo badaadiyo, isla kelmaddii kuugu xigtayna waxa aad ku soo dhaweysey cunaqabateyntii mucaaradka la saaray, markaa 2 middee la dhihi karaa
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 12, 2010 by Yusuf Cali
Barakacayaal aad u fara badan ayaa Shalay soo gaaray magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, kuwas oo ka soo baxsaday dagaalada dib uga soo cusboonaday magaalada Muqdisho, Waxana dadkan Qeybtood ku degen dad aay Ehelo yahiin halka kuwa kalena aay Guryo cooshado ah ka sameysteen qaar ka mid ah Xeeryaha magaalada
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweyne Shariif oo waraysi siiyay VOA ayaa ka hadlay weerarka ay DKMG qaadi doonto iyo kaalinta ciidanka maraykanka iyo arrimo kale Madaxweynaha oo waraysi gaar ah siiyay Laanta Af Soomaaliga ee VOA ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha deeqda ay ku dhawaaqday dawladda Britain isaga oo tilmaamay qayb
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Gaarad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo ka tirsan Issimada Beesha Dhulbahante ayaa shaaca ka qaday inu kalsoonidii kala noqday Shirka Ka socda Tuulada Burowadal oo aay ku shirayeen labadii bilood ee ugu dambeysay Odayaasha iyo waxgaradka beesha Dhulabahante Daarood
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Golaha Xaalinta Khilaafkada Ee Gobolka Gedo ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho ee Xurunta Somaliya, Gudoomiyaha Golahan Daa’uud Maxamed Xuseen ayaa waxa u isaga oo la hadlaya Warbaahinta waxa u sheegay inay aad uga xun yahiin Xasuuqa Iyo Duqeymaha Amisom ka wodo magaalada Muqdisho
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 2 Comments »
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ah ee Somaliya Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa xalay kula kulmay magaalada London jaaliyada Somaliyeed ee UK Maqal Codkii Khudbada, Muqaal, Iyo Weliba Sawiro Daawo
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Sidii Caadiga aheyd Wasiiru Dowlada Gaashandhiga Sheekh Yusuf Indhacadde iyo weliba Cali dheere Afhayeenka Alshababa ayaa midba dhinaciisa ka sheegtay guusha dagaalada ka socda magaalada Muqdisho Maalintii Labaad ee xiriir ah, Sheekh Yusuf Indhacadde ayaa sheegay isagu in Dowlada Somaliya aay guul ka gaartay wax u ugu yeeray kuwa Cadow
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Afhayeenka Golaha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali Oo Maanta la hadlayey Idaacada Shabeelle Ee Magaalada Muqdisho ayaa Baaq nabadeed u diray Kooxaha Ku dagaalamaya magaalada Muqdisho Iyo weliba Degaanada Camaara Iyo Bacadweyn Ee Gobolka Mudug
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Maxkamad ku taala dalka Kenya ayaa 20 Sano oo Xabsi ah ku xukuntay 8 Dhalinyaro Somali ah oo lagu Eedeyey Hawlo Burcad badeednimo, Dhalinyaradan Burcad badeeda ah Ayaa Bishii November Ee 2008, Waxa lagu qabtay iyaga oo weerar ku aha Markab laga leyahay Wadanka Denmark
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Magaalada Muqdisho ayaa mar kale saaka waxa ka bilowday dagaalado u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya kuwa Amisom Iyo weliba Ciidanka Xarakada Alshabaab, Dagaalada labada dhinac ayaa intooda badan ka dhacay Xaafada Beexani ee degmada Cabdicasiis, Waxana dagaalada waji ka wajiga ah daba socday Madaafiic
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Qiyaas ah laba meelood marka loo qeybiyo meel ahaan, raashinka gargaarka ah ee loo diro Soomaaliya, ayaa laga leexiyaa dadka u baahan oo loo duwaa shabakad isku xiran oo ah qandaraas wadayaal musuqmaasuq ah, kooxo mintid ah oo Islaamiyiin ah iyo shaqaalaha dalka gudihiisa uga shaqeeya Qaramada Midoobay Sida lagu sheegay Warbixin loo gudbiyay Golaha [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku Eedeyey Xarakada Alshabaab Ee ka dagaalanta Konfuurta Somaliya inay Xiriir la leedahay Burcad badeeda, Madaxweynaha Ayaa Sidaa ku Sheegay Waraysi u Siiyey Idaacada BBC-da, Waxana u Madaxweynahu sheegay in Alshabaab aay Burcad badeeda
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Shacabiga ku Dhaqan Magaalada Muqdisho oo hore dagaalada iyo Duqeymaha Amisom ulaa yaabana ayaa hadana waxa ugu sii darsamay goodis uga imanaya dhanka Mareykanka oo sheegaya inu weerar ku soo yahay kooxaha dowlada ka soo horjeeda Isla markana u duqeymo ka geysan doono Magaalada Muqdisho oo la filayo inu ka caawiyo Dowlada Federaalka KMG sidii [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 10, 2010 by Yusuf Cali
Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee Britain, Douglas Alexander ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Britain lacag ka badan sagaal iyo toban million oo dollar ugu deeqday Somaliya Lacagtan oo lagu bixin doono cunto gargaar ah oo degdeg ah iyo biyo nadiif ah iyo dawooyin sidii ay u heli lahaayeen dad lagu qiyaasay in ay ka [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 10, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Sheekh Cali Maxamud Raage Afhayeenka Alshabaab ayaa maanta ka hadlay Dagaalada Maanta dib uga dhacay Muqdisho, Iyo weliba isdaba jooga aha ee shalay ka dhacay Suuqa Bakaaraha, Sheekh Cali Dheere oo la hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in Maanta Ciidanka Mujaahidiinta Alshabaab guulo la taaban karo ka gareen dagaaladii ka dhacay Degmada Cabdicasiis iyaga oo la [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 10, 2010 by Admin
General William Ward waxa uu u xogwarramayey guddi ka tirsan golaha Senate-ka Waxanu warbixintiisa ku sheegay inuu jiro qorshe haatan socda oo ah in gacanta lagu qabto magaalada Muqdishu
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 1 Comment »
Posted on March 10, 2010 by Admin
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 10, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Waxa Saaka mar kale ka Qarxay Degmada Cabdicasiis dagaalo u dhaxeeya Ciidanka Dowlada Iyo Maleeshiyada Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda, Waxana dagaalkan u Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac dad rayid ah oo aan Waxba galabsan Dagaalkan oo Wotay Madaafiic labada dhinac isweydarsan
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 9, 2010 by Admin
Xuubsireed ayaa Ganafka ku dhuftay in uu la kulmo Madaxwayne Sheekh Shariif iyo Wafdigiisa uguna baaqay in uu iska casilo xilka Madaxwaynanimo Madaxwayne Sheekh shariif iyo Wafdigiisa oo mudo laba maalmood ah ku sugnaa Magaalada London ayaan mar aan la xiriirnay
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 9, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Sheekh Yusuf Maxamed Siyaad Indha cade Oo Xiligan Ah Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya ayaa ka hadlay dil maanta loogu geystay Barre Cali Barre oo ka tirsanaa Saraakiisha Xizbul Islaam
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 9, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Kooxaha Burcad badeeda Somalida ayaa gacanta ku dhigay Dooni kaluumeysi oo laga leyahay Wadanka Spain taasi oo ku goosheysay Calanka Wadanka Kenya, Waxana Kooxaha Burcad badeedu la sheegay inay ka soo Afduubteen Doontan iyada oo Mareysa Badweynta Hindiya, Sida aay Sheegen Saraakiil
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 9, 2010 by Admin
Madaxweynaha Somalia Sh Shariif Sheekh Ahmed waxa uu xalay ka hadlay xarunta Chatham House ee magaalada London. Ka horna waxa uu la kulmay ra’iisal-wasaaraha Gordon Brown
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Iyo Shabaab, Somalia | 3 Comments »
Posted on January 22, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Kooxaha Burcad badeeda Somalida ayaa waxa ay sheegeen in ay dilayaan lamaanayaasha u dhashay dalka Ingiriiska hadii aan Afar Maalin gudahood lacag madax furasho laga siin Kadib xiriir xaga qadka Taleefonka ah oo ay la soo sameeyeen taleefishin ITV News +Video
Filed under: Wararka | Tagged: Burcad badeed, Somalia | Comments Off
Posted on January 22, 2010 by Yusuf Cali
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamud Raage ayaa been ku tilmaamay war lagu qoray Wakaalada Wararka ee Rueters, Afhayeenka ayaa sheegay in Warkaasi yahay mid been abuur ah oo lagu been abuurtay Xarakada Alshabaab isaga oo Sidoo kalena sheegay in Barta Internet-ka ee Alqimmah oo Qoraalada Rueters Daabacday laga xigtay u yahay Website aysan [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Afhayeenka Alshabaab, Somalia | Comments Off
Posted on January 22, 2010 by Yusuf Cali
Ciidanka Ammaanka Ee dalka kenya ayaa Xabsiga u taxaabay Wasiir ku Xigeenka Arrimahaa Gudaha ee DPL Cali Hoosh Iyo weliba Duqii Degmada Qardho Cismaan Buux Cali oo labaduba booqasho ku joogay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland, Qardho, Somalia | Comments Off
Posted on January 22, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Wasiirka Lacagta ee DFKMG ah ee Somaliya Cabdiraxmaan Cumar Yariisow oo ka hadlayay magaalada Muqdisho Maalinimadii Shalay, ayaa ku Eedeeyey dawlada Puntland in ay ka soo horjeedo waxqabadka DFKMG ah ee Somaliya, isagoo sheegay in talaabadii ay ku diiday soo daabicida lacagaha cusub ay tahay mid muujinaysa in aysan Puntland raali ka aheyn waxqabad ay [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia, Wasiirka Lacagta | 2 Comments »
Posted on January 22, 2010 by Yusuf Cali
Shacabka Magaalada Kismaayo ee Xurunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa walaac darran ka muujinaya kooxaha Burcad badeeda ah oo halkaasi ka sameystay Saldhig weyn Dadweynaha ayaa sheegay inay welwel ka qaban sii kororka kooxaha Burcad badeeda ah iyo weliba Xaalada magaalada aay ku abuuri karan hadii aay
Filed under: Wararka | Tagged: Burcad badeed, Kismaayo, Somalia | Comments Off
Posted on January 22, 2010 by Yusuf Cali
Kadib dagaal culus oo saaka ilaa maanta Barqanimadii ka socday magaalada Baladweyne ee xurunta Gobolka Hiiraan ayaa Ururka Xizbul Islaam waxa u ku guuleystay inu sii buuxda ulaa wareego Magaalada BaladweyneDhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Baladweyne, Somalia | Comments Off
Posted on January 21, 2010 by Yusuf Cali
Hey’adda caalamiga ah ee Amnesty International ayaa ku baaqday in la joojiyo hubka la siinayo dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ilaa laga helayo nidaam hubkaasi looga ilaalinayo in aan loo isticmaalin in lagu galo danbiyo dagaal iyo xadgudubyo ka dhan xuquuqda aadanaha. Warbixinteeda ugu danbeysay ee ay hey’addu ka soo saartay Soomaaliya ayay ku faahfaahisay [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Amnesty International, Somalia | 1 Comment »
Posted on January 21, 2010 by Yusuf Cali
Xildhibaan Salaax Badbaado oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka DFKMG ee Somaliya ayaa sii kulul u Eedeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Sheekh Aaden Madoobe, Salaax Badbaado ayaa ku Eedeyey Aaden Madoobe Inu Lunsaday lacag Mushaahar ah oo aay leyahiin Xubnaha Baarlamaanka Somaliya
Filed under: Wararka | Tagged: Aaden Madoobe, Baarlamaan, Somalia | Comments Off
Posted on January 21, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Ee Ururka Xizbul Islam Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaday inay heleen warar ku saabsan in dad sirdoon ah aay isku dhex qarinayaan Kooxaha Islaamiyiinta ah
Filed under: Wararka | Tagged: Macalin Xaashi, Muqdisho, Somalia, Xizbul Islaam | Comments Off
Posted on January 20, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa madaxda Djibouti u sheegay in France sii wadi doonto taageerrada ay Djibouti siiso Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy oo booqasho gaaban ku tagay Djibouti ayaa madaxda dalkaasi u sheegay in Faransiisku uu sii wadi doono taageerrada dhaqaale ee uu Djibouti siiyo
Filed under: Wararka | Tagged: Djibouti, France, Somalia | Comments Off
Posted on January 20, 2010 by Yusuf Cali
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka dowladda DFKMG Prof Maxamed Cumar Dalxa oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dowlada Somaliya aay ka xun tahay Talaabooyinka soo noqnoqday ee ay dowlada Kenya kula dhaqmeyso Xildhibanada Baarlamaanka Somaliya ee ku sugan magaalada Nairobi
Filed under: Wararka | Tagged: Muqdisho, Prof Dalxa, Somalia | Comments Off
Posted on January 20, 2010 by Yusuf Cali
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa ka hadlay xadhig ay habeen hore kula kaceen Ciidanka Ammaanka ee dalka Kenya ka dib markii ay ka kaxeeyeen hotelka uu ka degen yahay magaalada Nairobi
Filed under: Wararka | Tagged: Ismaaciil Buuba, Somalia, Somaliland | Comments Off
Posted on January 19, 2010 by Yusuf Cali
Ghana ayaa ka guuleysatay Xulka Burkina Faso oo Toban Ciyaar yahan ku ciyaarayey, kulan ka tirsana Group B, Ciyaartan ayaa waxa aay ku bilaabatay weerar iyo Weerar Celis, Xulka Ghana ayaa helay Goolka keliya ee Ciyaarta
Filed under: Uncategorized | Tagged: Angola, Koobka Africa, Somalia | Comments Off
Posted on January 19, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka Socdaalka Kenya, Otieno Kajwang, ayaa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee lagu qabqabtay Kenya, ugu baaqay in ay ammaanka dalkooda si weyn uga fekeraan, waxna ay ka qabtaan
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada, Kenya, Nairobi, Somalia | Comments Off
Posted on January 18, 2010 by Yusuf Cali
Gudoomiye ku Xigeenka Kowaad ee Baarlamaanka DFKMG Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka dalbaday Dowlada Kenya in aay fasaxdo Xildhibaano ka tirsan DFKMG oo Xabsiga loo Taxabay Habeenimadii Xalay
Filed under: Wararka | Tagged: Banaanbax, Kenya, Muqdisho, Prof Dalxa, Somalia | Comments Off
Posted on January 18, 2010 by Yusuf Cali
Shir Golaha Wasiiradu maanta ku yeeshen Xurunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya ayey ku ansixiyeen In DFKMG aay soo samayso Lacago Cusub Oo Shilin Somali Ah Kulankaani oo ahaa mid xasaasi ah oo ay maanta Golaha wasiirada DFKMG
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada, Lacag Cusub, Muqdisho, Somalia | Comments Off