Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Intaas kadib waxay u tageen Saacid oo Xir Xiran Aadna u Il-daran, dadka lama hadleynin, Marku Indhaha ku dhuftay Samiiro ayuu u Ekaaday nin Bogsooday, dadkii ayaa yaabay sida uu fiirinayo Qofkaana wuxuuna tiriyay Tixdaan
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Inaas markuu ku hadaaqay ayaa reerkiisi isla garteen in ay Qur’aan saaraan, Arrintaas Samiiro waxba kama ogeyn, In kastoo markii dambe Ikraan u sheegtay in Xaaladiisu xun tahay oo u dhimir la’aan qarka u saaran yahay, Samiiro uma diir nixin Akhbaarta Ikraan, Waxayna ugu jawaabtay ”NASIIBKIIS” Saacid Xaaladiisu aad ayay u sii Xumaatay waxaana loogu [...]
Filed under: Wararka | Tagged: SHEEKO | 3 Comments »
Posted on March 13, 2010 by Yusuf Cali
Intaa Markii Lays dhaafsaday ayaa lagu balamay laba Saac Ee Habeenimo goobtana laysi sheegay xoogaa saabuun ahna gacanta loo geliyay oo Jaaw Iyo Jaaw lays weydaarsaday ayaa gaarigiina dhaqaaqay, Samiiro Markaa waxay isku sheegtay Caawuu i bartaye hadii uu ii guursanlaha sow lacag kama dhergi laheyn? Alaw anayii dhacatay ma waxa uu ogaa in balwadeydu [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | 2 Comments »
Posted on March 11, 2010 by Yusuf Cali
Markey Tixdaas dhameysay ayay ku booday sidaa dhalaan ay dhashay, Qalinka ayaana habeenkaas lagu duugay in Daacad lagu wada socdo oo aan la is qiyaamin, wax la balamaba waxa is-guray waqtiga, waxayna wada socdeen muddo Hal sano Iyo bar ah, cid walbana wey isku ogaatay, walow Samiiro ay aheyd mid lacagta ka lista ragga, Saacidna [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | 3 Comments »
Posted on March 10, 2010 by Yusuf Cali
Saacid Waa Wiil Arday Ah Waana Wiilka Qisadan Qabsatay in badana u jiifay Jacaylkii Xaad dhaafka aha ee u qaday gabadh lagu magacaabo Samiiro, Haddaba Mar aan kula kulmay Magaalada Bosaso Ayuu iga Waramay Qisada jacayl ee soo martay Iyo Waayahii Isaga iyo Samiiro, Waxana u Hadalkiisa ku bilaabay
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | 5 Comments »
Posted on March 9, 2010 by Yusuf Cali
Wiil Waal Iyo Wiilkii U Abtiga U Ahaa ”Geel Xoolo Wuu yahay, Arina Xaas Wuu yahay Farasna Xarago Wuu yahay” Wiilwaal wuxuu aha nin Geesi ah, Boqor ah, Caaqil ah Sidaa darteed, dadka
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | Comments Off
Posted on August 6, 2008 by Admin
Balankii lagu sameeystay kombiyuutarka galabkii ku xigay waa tan sida fiican kaga fekertay, oo aanba sugi karin inta saacadaas laga gaaraa. Walaalkeed ayaa kombiyuutarka heeystay, laakiin dagaal iyo baryo ayeey iskugu dartay darteed sida uu u dhibaayay waa kaga kacay, inkastoo nafta ugu keenay inuu ag fadhiisto oo rabo inuu dhageeysto hees. Hadane markii danbe [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | Comments Off