» La Yaabka Dunida
Ninkii Dunida Ugu gabna oo geeriyooday
Wararka ka imanaya magaalada Roma ee Xurunta Wadanka Talyaniga ayaa ku waramaya inu halkaasi ku geeriyooday Maalinimadii Sabtida Ninkii Dunida ugu gabna oo lagu magacaabi jiray Pingping, Waxana ninkan u dheerarkiisa u aha 74.6cm (2Ft Ama 5In), Waxana la sheegay inu Waqtiga Roma, marku aha Duhurka Kadib Maalinimadi Sabtida halka ku geeriyooday
Ninkan ayaa la sheegay inu u geeriyooday Xanuun dhanka wadnaha ah
Pingping waxa u ku dhashay Magaalada Wulanchabu ee Dalka China Sanadkii 1988, Waxana u aha 21 Sano jir
Ninkan ayaa loo Aqoonsaday Sanadkii 2008 inu yahay ninka Dunida ugu gaban
Qoyska Ninkaasi geeriyoday oo ku sugan dalka China ayaa codsaday in Meydka Pingping dib logu soo celiyo wadankiisa China sii logu Aaso Halkaasi
Wakaaladaha Wararka
Nin U Dhashay Dalka Koonfur Kuuriya oo Guursaday Barkin
Lee Jin-Gyu oo ah 28 jir u dhashay K/Kuuriya ayaa guursaday barkin. Lee oo haatan ku nool dalka Japan ayaa sheegay inuu aad u jecel yahay barkintan sidaa darteedna uu goostay inuu guursado.
Inkastoo ay arintan aad uga yaabisi dadka dagan dalkaasi, hadana Lee ayaa qudhiisu aaminsan inuu saxan yahay uuna helay jaceylkiisii. Saaxiibka Lee ayaa sheegay inuu Lee ku waalan yahay barkintan oo uu xataa la aado meel walbo isagoo xataa marka uu makhaayadaha tago codsado in barkinta loo keeno cunto sida aad ku arki doonto videoga hoos ku xusan
Lee oo xaaskiisa cusub ee barkinta ah ay ku sawiran tahay gabar caan ah balse aanan Ibni Aadam ahaan u jirin oo ka mid ah cayaaraha Anime-ka, loona yaqaano Fate Testarossa ayaa laga shakisan yahay inuu yahay nin aad u jecel ciyaarta Anime-ka, taasina ku khasabtay inuu jeclaado gabartan cayaartaasi caanka ku ah, sidaasi darteedna ay ku khasabtay inuu guursado barkin Fate Testarossa ay ku sawiran tahay.
Dadka reer Japan iyo kuwa u dhashay dalkiisii hooyo ee K/Kuuriya ayaa arintan aad ula yaabay iyadoo dhamaan saxaafadda labada dale iyo tan aduunkaba ay aad u hadal hayaan arintan. Dadka ka hadla arimaha jaceylka ayaa iyagu sheegaya inay tani tusinayso inuu jiro dad asal ahaan u nacay Ibni aadamka oo goostay inay ku xirtaan wax aanan jarin si u qanciyaan naftooda.
Lee ayaa xaaskiisa barkinta ah u xiray dharka aroosaadda maalintii uu la aqal galayay iyadoo saxaafaddana ay aad ugu dhuun duleeshay arintaan. Baadari ayaa isu guuriyay isaga iyo xaaskiisa cusub. Lee wuxuu sheegay inuu aad ugu qanacsan yahay xaaskiisa cusub.
Xasan Cadde
Isha Dhacdooyinka Caalamka
laacib143@hotmail.com
xigasho www.dhacdo.com
Naagtii Adduunka Ugu guurka Badneyd Oo guursatay 23 Nin Ayaa hada dooneysa Ninkii 24-aad
Linda Lou Taylor waa haweyney 68 sano jir ah, una dhalatay dalka Maraykanka sidoo kale-na waxa loo-yaqaanaa Linda Wolf ayaa dooneysa guurkii 24-aad, iyadoo horey u soo guursatay 23 nin oo kala duwan
Mrs Linda raggii ay horey u soo guursatay ayaa waxaa kamid ahaa sida Dambiile, Taajir, Faqiir, Khaniis, Baadari, Kabal-yeeri iyo kuwo kaloo badan
Hadaba haweyneydaan ayaa waxay dooneysaa nin ay guursatay, iyadoo shaaca ka qaaday in’ay dareemeyso cidlo, bacdamaa ay tahay Garoob
Dhanka kale guurkii ugu dheeraa ee soo mara Linda ayaa wuxuu qaatay 7 sano, halka kii ugu yaraana uu qaatay 38 saacadood.
Guurkii ugu danbeeyay ee soo mara Linda ayaa waxay guursatay ninkii adduunka ugu guurka badnaa ee “GLYNN SCOTTY”, kaasoo horey u soo guursaday 29 xaasas, halka ay Linda ka noqotay xaaskii 30-aad ee soo mara Mr Glynn
Linda iyo Glynn oo nolol macaan ku nool ayuu geeriyooday Mr Glynn, taasoo ka dhigtay Linda mid ilaa iyo hada cidla dareymeysa.
Si kastaba ha’ahaatee Linda hada waxay ku nooshahay gobolka Indiana ee cariga maraykanka, waxayna degan tahay guri cidlo ah, iyadoo dooneysa ninkii ay nolosha la-wadaagi laheyd.
Xasan Cadde
laacib143@hotmail.com
Isha Dhacdooyinka Calamka
xigasho www.dhacdo.com
Qofka Ugu Da’ada Weyn Dunida oo La Shaaciyey inay Tahay Haweeney 130 Jir Ah
Antisa Khvichava oo u dhalatay dalka Georgia ayaa laga sheegay in’ay tahay qofka ugu da’da weyn caalamka, kadib markii ay dowladda Georgia khaasatan laanta diiwaan galinta dadweynaha dalkaasi ay shaaca ka qaaday jiritaanka Antisa Khvichava oo la sheegay inay 130 jir tahay
Dowladda ayaa intaasi ku dartay inay hayso cadeymo muujinaaya in Mrs Antisa Khvichava jirto da’daasi iyadoo ka codsatay Buuga Mucjisada Caalamka ee Guinness World Records diinwaangalinta Antisa, taasoo hadii ay dhacdo ka dhigaysa ruuxa ugu cumriga dheer aduunka.
Antisa Khvichava waxay dhalatay 1880, iyadoo 130 sano ay u dhamaan doonto 8-da July ee sanadkan.
TV-yada dalkaasi Georgia ayaa muujiyay Antisa iyadoo la joogta caruurteeda qaar ka mid ah, caruur ay ayeeyo koobaad, labaad iyo sedexaadba u tahay maalintii dorraad ahayd oo ku aadanayd Maalinta Haweenka Aduunka.
Xasan Cadde
Isha Dhacdooyinka Caalamka
laacib143@hotmail.com
xigasho www.dhacdo.com
Bisad sii sheegaysa Qofka Dhimanaya
Bisad la nool Dhakhtar ayaa sii sadaalin karta qofka dhimanaya ee ka mid ah Bukaanka la keeno Guriga Xanaanaynta dadka waaweyn ee xanuunsanaya Sawiro+Daawo
Bisadan oo lagu magacaabo Oscar oo uu leeyahay Dr David Dosa oo ay kuwada Nool yihiin Steere House oo Bukaanka lagu xanaaneeyo kuna yaala Gobolka Rhode Island ee dalka Maraykanka
Bisadan ayaa sanadkii 2007 Saxaafada Maraykanku aad uga sheekesay markii ay soo shaac baxday inay sii sadaalinayso qofka Bukaanka ka midka ah ee dhimanaya
Laakin Dr Dosa ayaa hadda sheegaya in wakhtigaas ay bisadu ku guulaysan jirtay Boqolkiiba Shan iyo Labaatan uun inay run noqoto Sadaalinta ay samaysa balse ay hadda tahay Boqolkiiba Konton
Dr Dosa oo buug ka qoray Bisada Oscar ayaa sheegay inay tahay waxaan caadi ahayn inay bisadu Sadaaliso Dhimashada Bukaanka balse tani ay noqotay mid Caawisay Shaqaalihiisa
Nin Sigaar Uu Cabayey Ku Qarxay
Andi Susanto oo 31 Jir reer Indonesia ah ayaa ilkihiisii waayey kadib markii sigaar uu cabayey ku qarxay
Mr Andi ayaa sheegay inuu Mooto watay kadib markii uu qarxay Sigaarkii uu afka ku haystay taas oo aan la garanayn waxa sababay qaraxa sigaarka
Shirkada samaysay sigaaarkan ku qarxay ninkan oo la yidhaahdo PT Nojorono Tobacco ayaa bixisay kharashka ku baxay dawaynta ninkan oo dhan 5 Milyan oo Rubi una dhigan ta 335 Gini
Ninkan oo ka mid ah Ilaalada Amniga ayaa u sheegay Saxaafadda Indonesia in Sigaarkan oo Clas Mild la yidhaahda uu qarxay hal mar cabaar kadib markii uu shiday
Wargeyska Jakarta Post oo soo xiganaya ninkan ayaa qoray in ninkan oo bilaabay cabista sigaarka isagoo ciyaalo iskuulka aanu waligii dhibaato kala kulmin sigaar cabista tana tahay markii ugu horeysay aanu iska dayn doono cabista kadib dhibaatada ka raacday
Afhayeen u hadlay Shirkada Sigaarka samaysay ayaa sheegay inay qorsheenayaan inay dalbadaan in dib losoo celiyo dhamaan sigaarka la nooca ah noocan qarxay
Wadanka Indonesia ayaa ka mid ah wadamada Dhaqaalaha ugu badan kasoo galo sigaarka waxana la sheegay in 60% Boqolkiiba Lixdan Raga reer Indonesia ay sigaaryo Cab yihiin
Mas Sigaaryo Cab Noqday
Mas Saddex Sano Jira Oo nooca Reptile-ka ah kuna nool Magaalada Taipei ee Xarunta dalka Taiwan ayaa noqday Sigaaryo cab kadib markii uu lasoo wareegay Mulkiilaha cusub ee soo iibsaday
Sho  Lau ayaa sheegay in Maskiisu laga yaaba inuu cabi jiray Daroogada Nicotine taasina ay keentay inuu bilaabo cabida Sigaarka
Mr Sho Wuxu sheeegay in markii ugu horeysay uu Maskiisu ka dabo tagay Haash sigaara oo uu tuuray afkana ku qaatay isagoo ku raaxaysanay Maalintaa wixii ka dambeyeyna uu u qoray inuu Sigaar siiyo
“Wakhtiguu ku Xisaabtamayey markaan tuuray haashka wuu ka dabo tagay waxayna u muuqatay inuu si aad ah ula dhacsan yahay markuu afka ku qaatay” ayuu yiri Lau oo 33 jir ah
Lau ayaa sidoo kale Sheegay in Maskiisa u Maalintii Cabo Labo xabo oo Sigaar ah
Waa Markii ugu horreysay e Taariikhda la arko Mas Noocan ah oo Sigaar Cabaya
Metro
Libaax/Shabeelka Dunida Ugu Weyn
Hercules Wuxu noqday isku jir Libaax iyo Shabeel iyadoo uu galay Buuga lagu keediyo Mucjisooyinka Aduunka ee Guiness Book of World Records isagoo noqday Xayawaanka Noociisa ah ka ugu weyn dunida +Sawiro
Dhararkiisa oo ah 12-ft iyo Culayskiisa oo ah 900lb ayuu ka dhaxlay dhararka iyo Awooda Waalidkiis, iyadoo uu Amateedkiisuna yahay mid Aad u wayn oo uu maalintii cuno 25lbs oo Hilib ah Cabana Maalin kasta Hal Galan oo Biyo ah
Xayawaankan oo loo yaqaan Ligers wuxu ka wayn yahay Libaaxa iyo Shabeelka balse Qaab ahaan waa labadooda oo isku dhhex jira wuxuna dunida ku yahay Dhif iyo Naadir, iyadoo Lagu Naanayso Bisada weyn
Inkastoo ay Jiraan Qaar la mid ah oo ka culays badan haddana Guiness World Records waxay u Aqoonsadayn bisada dunida ugu weyn ee ku nool Meerahan
Inta Badan Xayawaankan Liger lama macaamilo Shabeelada iyo Libaaxyada taa badalkeeda waxay isku yihin Cadawba
Sida Warbixinuhu Sheegayaana Xaywaanka Linger waxa iska dhalay Labka Libaaxa iyo Dhadiga Shabeelka taas baana keentay inuu dhinac walba ka shabaho Shabeel iyo Libaax