Tunisia Macasalameysay Horyaalka Africa

Xulka Tunisia Ayaa ka haray Ciyaaraha Qaramada Qaraada Africa ee ka Socda Wadanka Angola, kadib markii U barbar dhac la galay Xulka Cameroon, Zambia ayaa iyaduna u soo baxday Ciyaaraha Sideeda + Video

Masar Iyo Nigeria Oo Soo baxay

Xiddiga Osaze Odemwingie ayaa noqday Halyeeyga Kulankii Nigeria iyo Mozambique kadib markii u dhaliyey labo ka mid ah Goolashii Saddexda aha ee Nigeria kaga guuleysatay Xulka Mozambique, goolka Saddexaadna waxa dhaliyey Xiddiga Obafemi Martins +Sawiro

Angola Iyo Algeria Oo Soo Baxay

Xulalka Algeria iyo Angola ayaa u soo baxay Koobka Qaramada Qarada africa Kadib markii aay Barbar dhac Galeen, Xulalka Mali Iyo Malawi ayaa iyaduna ka haray Ciyaaraha Africa Ciyaar aad u xiiso badan oo dhexmartay Martigeliyaha Koobka

Cameroon Oo Guul Gaartay

Ciyaar aad u adag ayaa dhexmartay labada Xul ee Zambia iyo Cameroon, Waxana ciyaarta guushu ku raacaday Xulka Cameroon, Xulka Tunisia ayaa isaguna Barbar dhac la galay Gabon

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers