AASASKII SOMALIFANS ONLINE

Somalifans Online waxa Aasasay Sanadkii 2007 Bishii October 10-keedi, xiliga ilaa waxii ka dambeeyey Somalifans Online waxay Aheyd mid ka mid ah Warbaahinta Somalida ee soo gudbisa Wararka & Maqaalada xiisaha leh

Tan & Markii la furay Somalifans Online waxa aay ku dhaqaaqeysay Horumaro kala duwan iyada oo kasbatay Saaxiibo badan oo ku kala dhaqan dunida Dacaladeeda kuwas oo aad u xiiseya Barnaamijyada & Wararka ku soo baxa Boggan

Xiligan Somalifans Online waa mid ka mid ah Shabaakadaha ugu Waweyn dalka Somaliya oo aay Akhristan Kumanaal Somali ah kuwas oo ka daalacda Wararka & Maqaalada Xiisaha leh ee Somalifans Online soo gudbiso, Sidoo kale Somalifans Online waxa Akhrista dadka xiiseya Arrimaha Somaliya ee aan Aheyn Somalida

 
 
 

 

ARAGTIDEENA

 

Somalifans Online Aragtideeda Waa Dhexdhexaadnimo, Iyo U Gudbinta Dadka Somaliyeed Wararka ku sabsan Dalkooda Hooyo

 
 
 

 

Qeybaha Somalifans Online

 

  • Wararka oo Af Somali ah
  • Wararka oo Af English ah
  • Qeybta Gudbinta Qur’aanka Iyo Weliba Tafsiirka
  • Wararkii ugu dambeeyey ee Ciyaaraha Calaamka iyo Gudaha
  • Layaabka Dunida & Ila Qosol
  • Video, Kuwii ugu dambeeyey ee Dalka & Dunida kale

 
 
 
 

 

MUSTAQBAALKA

 

Mustaqbalka Waxanu Rajeyn Horumar dheeri ah oo aan ka gaarno Warbaahinta, Waxana Qorshaha Ku jira Inaan balaarino Somalifans Oo Ka dhigno mid aan ku soo kordhino Maalinba Maalinta ka dambeysa Horumar Cusub

 
  

Taftiraha Guud Yusuf Jareer

Yusufcali@live.com

Alla Mahad Leh