Madaxweynaha Jamhuuriyada Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa kadib markii u ka soo kicitamay Dalka Ingiriiska oo u Kulamo kula laha Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Ingiriiska, Madaxweynaha ayaa sii weyn logu soo dhoweeyey garoonka Bole International Airport Sii Akhri
Marka hore waxan Salamayaa Saxafada bilaa ee xashada ah ee Codka Muwadiniinta gudbisa waxa murugo iyo tacab qasaaro iyo dulmi ah in samaxadii 1991 markii ururkii SNM la wareegay gobalada Somaliland taas oo dhashay la soo noqoshada goni isutaaga Somaliland, hada ba miyay samaxeen? Sarakiishii SNM Sii Akhri
Safiirka U Fadhiya Mareykanka Dalka Jabuuti James Swan ayaa sii caro leh uga jawaabay Xil ka Qaadistii Faroole ku sameeyey Taliyahii Ciidanka PIS-ta Puntland Iyo Weliba Magac bedelkii Hay’ada. Safiirka ayaa sheegay in warkaasi u yahay mid soo gaaray balse Dowlada Mareykanka aysan wax talo ah ku laheynFicilka Faroole ku dhaqaaqay
Safiirku waxa u sheegay in Ciidanku yahay mid Mushaaharadkiisa ka qata Dowlada Mareykanka Sii Akhri
Saraakiil ka tirsan Alshabaab oo shalay meel fagaraha kula hadlay shacabka ku nool magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa u sheegay Dadka Degaanka in ay qeyb qaataan Jihaad ay sheegeen in uu ka socda magaalada Muqdisho Hadii kale Aay Magaalada Isaga guuran Sii Akhri
Kumayaalka qof ee ka barakacay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ee u Qaxay Duleedka magaalada ayaa sii weyn uga cabanaya Xaalad Caafimaad darro iyo Cuduro aan la aqoon oo soo wajahay, Dadkaasi oo la hadlay Idaacadaha Maxaaliga ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay Sii Akhri
SU’AASHA 1aad: Sh. Shariif, maalim dhaweyd shir jaraa’id oo aad qabatay waxa aad mucaaradkaaga uga codsaatay in ay nabadda qaataan oo ay dowladdaada la heshiiyaan si dadka loo badaadiyo, isla kelmaddii kuugu xigtayna waxa aad ku soo dhaweysey cunaqabateyntii mucaaradka la saaray, markaa 2 middee la dhihi karaa Sii Akhri
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somalia | Comments Off
Linda Lou Taylor waa haweyney 68 sano jir ah, una dhalatay dalka Maraykanka sidoo kale-na waxa loo-yaqaanaa Linda Wolf ayaa dooneysa guurkii 24-aad, iyadoo horey u soo guursatay 23 nin oo kala duwan
Waxa soo baxaya Abaabulo Iyo sansan dagaal oo mar kale ka dhacda degaanada Dowlad Goboleedka Puntland kadib markii u Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Xilka ka qaday Madaxii PIS-ta Ama Ashahado la dirirka Mr. Cismaan Diyaano, In ka badan 30 Gawaarida dagaalka ah oo gurmad ah ayaa la sheegay inay Habeenimadii Sii Akhri
Badhasaabka Gobolka Hargeysa Maxamed Cabdi Daa’uud, ayaa subaxnimadii hore ee shalay ciidammada booliska amar ku siiyey inay burburiyaan dhisme sandaqad ah oo ay ku noolaayeen qoys ballaadhan oo danyar ah, kaasi oo ay dhawr maalmood ka hor ka dhsiteen dhinaca galbeed ee dhulka xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Sii Akhri
Taliyaha Ciidanka PIS-ta Gen. Cismaan Diyaano Ayaa sii Adag Uga soo horjeestay go’aankii Xil ka qaadista Iyo Magac Bedelka Ee U Maanta Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ku dhawaaqay, Isaga oo sheegay inusan Ogeyn Goob Xilka loga qaday, Isla markana ku tilmaamay go’aanka Faroole Mid aan Suurta gal aheyn Sii Akhri
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Cambaareyey hadal ka soo yeeray Afhayeenka Xisbiga Udub Cali Gurey, Kaasi oo U Arbacii ka sheegay Xaflad loo qabtay Mas’uul ku soo biiray Xisbiga Udub taasi oo Afhayeenka Udub Cali Gurey Ugu Hanjabay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilanyo, Haddaba Hadalkaasi Afhayeenka Xisbiga Udub Ayaa Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac sii kulul u Cambaareyey Isaga oo sheegay in loo bahan yahay in hadalka raali gelin laga bixiyo Sii Akhri
Barakacayaal aad u fara badan ayaa Shalay soo gaaray magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, kuwas oo ka soo baxsaday dagaalada dib uga soo cusboonaday magaalada Muqdisho, Waxana dadkan Qeybtood ku degen dad aay Ehelo yahiin halka kuwa kalena aay Guryo cooshado ah ka sameysteen qaar ka mid ah Xeeryaha magaalada Sii Akhri
Dhowaan ayey aheyd Markii u Madaxweynaha Puntland Xilkii ka qaday Maamulkii Sare ee Gobolka Bari, Isla markan u magacaabay Maamul Cusub, Sidoo kalena u Madaxweynahu Isku Shandheyn ku sameeyey golahiisa Wasiirada, In kasta oo dadweyne badan soo dhoweeyey go’aamada Madaxweynaha hadana waxa jira Shaqsiyaad IyoSiyaasiyiin Aad uga soo horjeeda Fikiradaha Faroole, Waxana ka mid ah Duqii hore ee Degmada Bosaso Khadar Cabdi Xaaji Mire Sii Akhri
Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bari Sheekh CabdiXaafid Cali Yusuf ayaa maanta kulan balaaran la qatay Mas’uuliyin ka socota Hay’adaha Gobolka ku Sugan, Isaga oo kala hadlay Mashaaricda Horumarineed Ee aay u diyaariyen Gobolka Bari, iyo weliba Sidii aay u horumarin lahayeen Gobolka Bari Sanadkan Sii Akhri
Waxan Salamyaa dhamaan Bahda Saxaafada, Waxan la hadlayaa dadka wax Qora iyo Shaqsiyaad ka jeclaystay in ay Taariikhda wax ka qoraan Ama Maxad-yada sameeya Tariikhda Somaliland waxana qoraal kan igu kalifay Markan arkay Inadha ka ridka Taariikhda Somaliland oo dad badani Siyaabo kala duwan wax uga qoraan hadii an si qoto dheer looga Taxadirin Xasuus Qorka Tariikhda Somaliland waxa jiilka soo socda la kulmi doona Jahwareer Sii Akhri
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somaliland | Comments Off
Markey Tixdaas dhameysay ayay ku booday sidaa dhalaan ay dhashay, Qalinka ayaana habeenkaas lagu duugay in Daacad lagu wada socdo oo aan la is qiyaamin, wax la balamaba waxa is-guray waqtiga, waxayna wada socdeen muddo Hal sano Iyo bar ah, cid walbana wey isku ogaatay, walow Samiiro ay aheyd mid lacagta ka lista ragga, Saacidna waxaa uu aha deeqsi jaceylkiisa Sii Akhri
Nabadoonada Gobolka Bari ayaa maanta baaq u diray Kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho Maalintii Labaad, Nabadoon Cabdicasiis Afguduud oo ku hadlayey Magaca Nabadoonada Gobolka Bari ayaa sheegay in ay ka xun yahiin dagaalada ka socda Sii Akhri
Afhayeenka Xisbiga talada haya ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii sarsare ee ururka SNM ee dalka xoreeyey ayaa hogaanka xisbiga KULMIYE ku Eedeeyey inay soo abaabulaan haween iyo caruur ku foodhya madaxda sare ee xisbigooda marka ay ka hadlayaan munaasibadaha Sii Akhri
Maxkamad ku taala dalka Kenya ayaa 20 Sano oo Xabsi ah ku xukuntay 8 Dhalinyaro Somali ah oo lagu Eedeyey Hawlo Burcad badeednimo, Dhalinyaradan Burcad badeeda ah Ayaa Bishii November Ee 2008, Waxa lagu qabtay iyaga oo weerar ku aha Markab laga leyahay Wadanka Denmark Sii Akhri
Magaalada Muqdisho ayaa mar kale saaka waxa ka bilowday dagaalado u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya kuwa Amisom Iyo weliba Ciidanka Xarakada Alshabaab, Dagaalada labada dhinac ayaa intooda badan ka dhacay Xaafada Beexani ee degmada Cabdicasiis, Waxana dagaalada waji ka wajiga ah daba socday Madaafiic Sii Akhri
Marka aad maqasho Suldaan, Boqor Ama nabadoon, Waa kuwa intaa badan u tagan u Hagarbixida iyo Nooleynta Shacabkooda, Waana Daryeelayaal, balse marka aad Eegto kuwa maanta ka jira Puntland waa kuwa aynu weligeen arag oo maqal oo la inoga sheekeyn Sii Akhri
Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku Eedeyey Xarakada Alshabaab Ee ka dagaalanta Konfuurta Somaliya inay Xiriir la leedahay Burcad badeeda, Madaxweynaha Ayaa Sidaa ku Sheegay Waraysi u Siiyey Idaacada BBC-da, Waxana u Madaxweynahu sheegay in Alshabaab aay Burcad badeeda Sii Akhri
Shacabiga ku Dhaqan Magaalada Muqdisho oo hore dagaalada iyo Duqeymaha Amisom ulaa yaabana ayaa hadana waxa ugu sii darsamay goodis uga imanaya dhanka Mareykanka oo sheegaya inu weerar ku soo yahay kooxaha dowlada ka soo horjeeda Isla markana u duqeymo ka geysan doono Magaalada Muqdisho oo la filayo inu ka caawiyo Dowlada Federaalka KMG sidii aay kooxaha ka soo horjeeda uga saari laheyd Sii Akhri
Labada Naadi ee Yurub Taariikhda Weyn ku leh, Waa Real Madrid Iyo Ac Milan ayaa caawa ka laga reebay Horyaalka Uefa Champions League, kadib markii Real Madrid Aay barbar dhac Gool iyo Gool ah la gashay kooxda Lyon ee dalka Faransiiska, Halka Ac Milana lagu dubtay geegida Old Trafford Sii Akhri
Filed under: Uncategorized | Tagged: Kubad | Comments Off
Saacid Waa Wiil Arday Ah Waana Wiilka Qisadan Qabsatay in badana u jiifay Jacaylkii Xaad dhaafka aha ee u qaday gabadh lagu magacaabo Samiiro, Haddaba Mar aan kula kulmay Magaalada Bosaso Ayuu iga Waramay Qisada jacayl ee soo martay Iyo Waayahii Isaga iyo Samiiro, Waxana u Hadalkiisa ku bilaabay Sii Akhri
Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee Britain, Douglas Alexander ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Britain lacag ka badan sagaal iyo toban million oo dollar ugu deeqday Somaliya
Lacagtan oo lagu bixin doono cunto gargaar ah oo degdeg ah iyo biyo nadiif ah iyo dawooyin sidii ay u heli lahaayeen dad lagu qiyaasay in ay ka badan yihiin sadex million oo qof oo Somali ahi DhegeysoSii Akhri
Ciidanka Ammaanka Magaalada Bosaso ayaa kufsi kula kacay Saddex Gabdhood oo la sheegay inay ka soo kala jeedan Puntland Iyo Konfuurta Somaliya, Gabadhan ayaa oo xiligan ku sugan Isbitaalka Puntland ee magaalada Bosaso ayaa waxa kufsiga loo geystay Habeenimadii Axada Ee la soo dhaafay Sii Akhri
Sheekh Cali Maxamud Raage Afhayeenka Alshabaab ayaa maanta ka hadlay Dagaalada Maanta dib uga dhacay Muqdisho, Iyo weliba isdaba jooga aha ee shalay ka dhacay Suuqa Bakaaraha, Sheekh Cali Dheere oo la hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in Maanta Ciidanka Mujaahidiinta Alshabaab guulo la taaban karo ka gareen dagaaladii ka dhacay Degmada Cabdicasiis iyaga oo la wareegay Sidaa u sheegay Hudheelka Global oo Hore aay ugu sugnayeen Ciidamo ka tirsan dowlada Sii Akhri
Waxa Saaka mar kale ka Qarxay Degmada Cabdicasiis dagaalo u dhaxeeya Ciidanka Dowlada Iyo Maleeshiyada Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda, Waxana dagaalkan u Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac dad rayid ah oo aan Waxba galabsan