Madaxweyne Faroole Oo Kormeer Sameeyey

Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee PL ayaa maanta Kormeero ku kala bixiyey Xurunta Dowlada Hoose ee magalada Garoowe Iyo Weliba Madaarka Konoko ee Magaalada Caasimada ah, Xurunta Dowlada hoose ayaa waxa ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Shaqaalaha Xurunta

Naagtii Adduunka Ugu guurka Badneyd Oo guursatay 23 Nin Ayaa hada dooneysa Ninkii 24-aad

Linda Lou Taylor waa haweyney 68 sano jir ah, una dhalatay dalka Maraykanka sidoo kale-na waxa loo-yaqaanaa Linda Wolf ayaa dooneysa guurkii 24-aad, iyadoo horey u soo guursatay 23 nin oo kala duwan Mrs Linda raggii ay horey

Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Xiisada Ka Dhalatay Bedelkii Cismaan Diyaano

Waxa soo baxaya Abaabulo Iyo sansan dagaal oo mar kale ka dhacda degaanada Dowlad Goboleedka Puntland kadib markii u Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Xilka ka qaday Madaxii PIS-ta Ama Ashahado la dirirka Mr. Cismaan Diyaano, In ka badan 30 Gawaarida dagaalka ah oo gurmad ah ayaa la sheegay inay Habeenimadii

Badhasaabka Hargeysa Oo Difaacay Tacaddi Uu Kula Kacay Qoys danyar ah oo Hargeysa ku Nool

Badhasaabka Gobolka Hargeysa Maxamed Cabdi Daa’uud, ayaa subaxnimadii hore ee shalay ciidammada booliska amar ku siiyey inay burburiyaan dhisme sandaqad ah oo ay ku noolaayeen qoys ballaadhan oo danyar ah, kaasi oo ay dhawr maalmood ka hor ka dhsiteen dhinaca galbeed ee dhulka xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex

Diyaano ”Ma Ogi Meel Xilka La Igaga Qaday”

Taliyaha Ciidanka PIS-ta Gen. Cismaan Diyaano Ayaa sii Adag Uga soo horjeestay go’aankii Xil ka qaadista Iyo Magac Bedelka Ee U Maanta Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ku dhawaaqay, Isaga oo sheegay inusan Ogeyn Goob Xilka loga qaday, Isla markana ku tilmaamay go’aanka Faroole Mid aan Suurta gal aheyn

Cabdixakiin ”Faroole Burcad badeed Ma aha”

Wasiirka Warfaafinta Ee Maamul Goboleedka Puntland Cabdi Xakiin Axmed Guleed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sii kulul u Cambaareyey Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay taasi oo lagu eedeyey Madaxweynaha Puntland Puntland Cabdiraxmaan Faroole laguna tilmaamay

Nacnac ”Hadii Cid Laga Sheegan Hargeysa Waxa Laga Sheegan Laha Daahir Rayaale”

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Cambaareyey hadal ka soo yeeray Afhayeenka Xisbiga Udub Cali Gurey, Kaasi oo U Arbacii ka sheegay Xaflad loo qabtay Mas’uul ku soo biiray Xisbiga Udub taasi oo Afhayeenka Udub Cali Gurey Ugu Hanjabay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilanyo, Haddaba Hadalkaasi Afhayeenka Xisbiga Udub [...]

Barakacayaal gaaray Jowhar

Barakacayaal aad u fara badan ayaa Shalay soo gaaray magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, kuwas oo ka soo baxsaday dagaalada dib uga soo cusboonaday magaalada Muqdisho, Waxana dadkan Qeybtood ku degen dad aay Ehelo yahiin halka kuwa kalena aay Guryo cooshado ah ka sameysteen qaar ka mid ah Xeeryaha magaalada

Khadar Cabdi Xaaji Mire Oo Dhaliilay Siyaasada Faroole

Dhowaan ayey aheyd Markii u Madaxweynaha Puntland Xilkii ka qaday Maamulkii Sare ee Gobolka Bari, Isla markan u magacaabay Maamul Cusub, Sidoo kalena u Madaxweynahu Isku Shandheyn ku sameeyey golahiisa Wasiirada, In kasta oo dadweyne badan soo dhoweeyey go’aamada Madaxweynaha hadana waxa jira Shaqsiyaad Iyo Siyaasiyiin Aad uga soo horjeeda Fikiradaha Faroole, Waxana ka mid [...]

Sheekh Cabdixaafid Oo La Kulmay Hay’adaha Deeqaha Bixiya

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bari Sheekh CabdiXaafid Cali Yusuf ayaa maanta kulan balaaran la qatay Mas’uuliyin ka socota Hay’adaha Gobolka ku Sugan, Isaga oo kala hadlay Mashaaricda Horumarineed Ee aay u diyaariyen Gobolka Bari, iyo weliba Sidii aay u horumarin lahayeen Gobolka Bari Sanadkan

Sheekh Shariif ”Ciidanka Qaranku Waa Isku Filanyahay”

Madaxweyne Shariif oo waraysi siiyay VOA ayaa ka hadlay weerarka ay DKMG qaadi doonto iyo kaalinta ciidanka maraykanka iyo arrimo kale Madaxweynaha oo waraysi gaar ah siiyay Laanta Af Soomaaliga ee VOA ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha deeqda ay ku dhawaaqday dawladda Britain isaga oo tilmaamay qayb

Cali Khaliif ”Puntland Ayaa hadda Somaliland Uga Orod Badan inay Ka go’do Somaliya”

Ra’iisal-Wasaarihii Dawladdii Carta ee Soomaaliya Cali Khaliif Gallaydh, ayaa sheegay in xalka Soomaaliya uu ku jiro in Somaliland lagala hadlo sidii Shirweyne loogu qaban lahaa Hargeysa, iyada oo la waafajinayo danaha Somaliland

Gaarad Cabdisalaan Oo Kalsoonidii Kala Noqday Shirka Ka Socda Tuulada Burowadal

Gaarad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo ka tirsan Issimada Beesha Dhulbahante ayaa shaaca ka qaday inu kalsoonidii kala noqday Shirka Ka socda Tuulada Burowadal oo aay ku shirayeen labadii bilood ee ugu dambeysay Odayaasha iyo waxgaradka beesha Dhulabahante Daarood

Odayaasha Gobolka Gedo Oo baaq Nabadeed Diray

Golaha Xaalinta Khilaafkada Ee Gobolka Gedo ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho ee Xurunta Somaliya, Gudoomiyaha Golahan Daa’uud Maxamed Xuseen ayaa waxa u isaga oo la hadlaya Warbaahinta waxa u sheegay inay aad uga xun yahiin Xasuuqa Iyo Duqeymaha Amisom ka wodo magaalada Muqdisho

Madaxweyne Shariif Oo Khudbad U Jeediyey Jaaliyada Somalida Ee London

Madaxweynaha Dowlada Federaalka  KMG ah ee Somaliya Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa xalay kula kulmay magaalada London jaaliyada Somaliyeed ee UK Maqal Codkii Khudbada, Muqaal, Iyo Weliba Sawiro Daawo

Nabadoonada Gobolka Bari Oo Baaq u Diray Kooxaha Muqdisho ku Dagaalami

Nabadoonada Gobolka Bari ayaa maanta baaq u diray Kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho Maalintii Labaad, Nabadoon Cabdicasiis Afguduud oo ku hadlayey Magaca Nabadoonada Gobolka Bari ayaa sheegay in ay ka xun yahiin dagaalada ka socda

Cali Gurey ”Ma Dhacayso In Axmed Siilaanyana Hargeysa Tamashleeyo, Xoghayaha Guud Ee Udubna Uu Waayo Geed Uu Istaago”

Afhayeenka Xisbiga talada haya ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii sarsare ee ururka SNM ee dalka xoreeyey ayaa hogaanka xisbiga KULMIYE ku Eedeeyey inay soo abaabulaan haween iyo caruur ku foodhya madaxda sare ee xisbigooda marka ay ka hadlayaan munaasibadaha

Indho Cadde Iyo Cali Dheere Oo Isku Jawaabay

Sidii Caadiga aheyd Wasiiru Dowlada Gaashandhiga Sheekh Yusuf Indhacadde iyo weliba Cali dheere Afhayeenka Alshababa ayaa midba dhinaciisa ka sheegtay guusha dagaalada ka socda magaalada Muqdisho Maalintii Labaad ee xiriir ah, Sheekh Yusuf Indhacadde ayaa sheegay isagu in Dowlada Somaliya aay guul ka gaartay wax u ugu yeeray kuwa Cadow

Nabadoon Axmed Diiriye Cali Oo Baaq Nabadeed Diray

Afhayeenka Golaha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali Oo Maanta la hadlayey Idaacada Shabeelle Ee Magaalada Muqdisho ayaa Baaq nabadeed u diray Kooxaha Ku dagaalamaya magaalada Muqdisho Iyo weliba Degaanada Camaara Iyo Bacadweyn Ee Gobolka Mudug

Kenya Oo Min 20 Sano Ku Xukuntay Sideed Dhalinyaro Somali Ah

Maxkamad ku taala dalka Kenya ayaa 20 Sano oo Xabsi ah ku xukuntay 8 Dhalinyaro Somali ah oo lagu Eedeyey Hawlo Burcad badeednimo, Dhalinyaradan Burcad badeeda ah Ayaa Bishii November Ee 2008, Waxa lagu qabtay iyaga oo weerar ku aha Markab laga leyahay Wadanka Denmark

Dagaalo Mar Kale Ka Socda Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa mar kale saaka waxa ka bilowday dagaalado u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya kuwa Amisom Iyo weliba Ciidanka Xarakada Alshabaab, Dagaalada labada dhinac ayaa intooda badan ka dhacay Xaafada Beexani ee degmada Cabdicasiis, Waxana dagaalada waji ka wajiga ah daba socday Madaafiic

Waa la xadaa Gargaarka Somaliya

Qiyaas ah laba meelood marka loo qeybiyo meel ahaan, raashinka gargaarka ah ee loo diro Soomaaliya, ayaa laga leexiyaa dadka u baahan oo loo duwaa shabakad isku xiran oo ah qandaraas wadayaal musuqmaasuq ah, kooxo mintid ah oo Islaamiyiin ah iyo shaqaalaha dalka gudihiisa uga shaqeeya Qaramada Midoobay Sida lagu sheegay Warbixin loo gudbiyay Golaha [...]

Sheekh Shariif Oo Ku Eedeyey Alshabaab Inay Xiriir la Leyahiin Burcad badeeda

Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku Eedeyey Xarakada Alshabaab Ee ka dagaalanta Konfuurta Somaliya inay Xiriir la leedahay Burcad badeeda, Madaxweynaha Ayaa Sidaa ku Sheegay Waraysi u Siiyey Idaacada BBC-da, Waxana u Madaxweynahu sheegay in Alshabaab aay Burcad badeeda

Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Welwel Iyo Cabsi Ka Soo Deristay

Shacabiga ku Dhaqan Magaalada Muqdisho oo hore dagaalada iyo Duqeymaha Amisom ulaa yaabana ayaa hadana waxa ugu sii darsamay goodis uga imanaya dhanka Mareykanka oo sheegaya inu weerar ku soo yahay kooxaha dowlada ka soo horjeeda Isla markana u duqeymo ka geysan doono Magaalada Muqdisho oo la filayo inu ka caawiyo Dowlada Federaalka KMG sidii [...]

Britain Oo Deeq U Fidinaysa Somaliya

Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee Britain, Douglas Alexander ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Britain lacag ka badan sagaal iyo toban million oo dollar ugu deeqday Somaliya Lacagtan oo lagu bixin doono cunto gargaar ah oo degdeg ah iyo biyo nadiif ah iyo dawooyin sidii ay u heli lahaayeen dad lagu qiyaasay in ay ka [...]

Ciidanka Bosaso Oo Kufsi Kula Kacay Gabadho

Ciidanka Ammaanka Magaalada Bosaso ayaa kufsi kula kacay Saddex Gabdhood oo la sheegay inay ka soo kala jeedan Puntland Iyo Konfuurta Somaliya, Gabadhan ayaa oo xiligan ku sugan Isbitaalka Puntland ee magaalada Bosaso ayaa waxa kufsiga loo geystay Habeenimadii Axada Ee la soo dhaafay

Cali Dheere ”Dilalkii Suuqa Bakaaraha Waxa Ka Dambeeyey Cadowga Ummada”

Sheekh Cali Maxamud Raage Afhayeenka Alshabaab ayaa maanta ka hadlay Dagaalada Maanta dib uga dhacay Muqdisho, Iyo weliba isdaba jooga aha ee shalay ka dhacay Suuqa Bakaaraha, Sheekh Cali Dheere oo la hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in Maanta Ciidanka Mujaahidiinta Alshabaab guulo la taaban karo ka gareen dagaaladii ka dhacay Degmada Cabdicasiis iyaga oo la [...]

Mareykanka Oo Sheegay inay Dowlada Somaliya Ku Gacansiin doonan La Wareegida Muqdisho

General William Ward waxa uu u xogwarramayey guddi ka tirsan golaha Senate-ka   Waxanu warbixintiisa ku sheegay inuu jiro qorshe haatan socda oo ah in gacanta lagu qabto magaalada Muqdishu

Xiisado Cooladeed Oo Ka tagan Gobolka Sanaag

Xiisado Cooladeed ayaa ka tagan degaanka Ceeldheer ee Gobolka Sanaag, Xiisadana ayaa ah mid u dhaxeysa Labo Beelood oo halkaasi wada degan, Waxana Xiisadan la soo sheegaya inay tahay mid ka dhalatay Dhul Xoola Daqeen ah, Waxana laga soo sheegaya halkaasi Xiisad iyo Abaabulo dagaal oo labada Beelood isku diyaarin

Buubaa Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Sheekh Shariif Ee Ingiriiska

Ismaaciil Maxamud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda, ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay

Madaxweyne Afwalije Oo Isku diyaarinaya inu Weerar qado, Xaagese U Socda??

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa woda Abaabulo xoog leh oo u ku doonayo inu weerar culus ugu qado Gobolada Karkaar Iyo Mudug, Isaga oo Cabsi weyn ka qaba Hubka degaanada yaala oo u Aaminsan

Dagaaladii Muqdisho

Waxa Saaka mar kale ka Qarxay Degmada Cabdicasiis dagaalo u dhaxeeya Ciidanka Dowlada Iyo Maleeshiyada Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda, Waxana dagaalkan u Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac dad rayid ah oo aan Waxba galabsan Dagaalkan oo Wotay Madaafiic labada dhinac isweydarsan

Xubsireed ”Dawarsato dan Uma Heyso Umada Somaliyeed”

Xuubsireed ayaa Ganafka ku dhuftay in uu la kulmo Madaxwayne Sheekh Shariif iyo Wafdigiisa uguna baaqay in uu iska casilo xilka Madaxwaynanimo Madaxwayne Sheekh shariif iyo Wafdigiisa oo mudo laba maalmood ah ku sugnaa Magaalada London ayaan mar aan la xiriirnay

Hambalyo Aroos

Tahniyad Aroos oo ku socota Mudane Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) Iyo Aamino Zahro Maxamed Axmed oo ka dhacay Dalka Holland, 01/March/2010 Ilahay Waxaanu uga baryeeynaa inuu Qoyska Cusub ka yeelo kuwii isku raaga, ubad khayr qabana kala Hela Aamin Aamin, Tahniyadan Aroos Waxa Diraya

Indha Cadde Oo Dilkii Barre Cali Ku Eedeyey Alshabaab Xili Xizbul Islaam Amuusan Tahay

Sheekh Yusuf Maxamed Siyaad Indha cade Oo Xiligan Ah Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya ayaa ka hadlay dil maanta loogu geystay Barre Cali Barre oo ka tirsanaa Saraakiisha Xizbul Islaam

Puntland Oo Cabsi Darteed U Joojisay Xukun Dil Ah

Maamul Goboleedka Puntland ayaa la filaya inu ku dhawaaqo joojinta Xukun Dil ah oo Bishii January 24-keedi aay ku Xukumeen Nin lagu Magacaabo Xuseen Maxamed Cali oo ka tirsana Sirdoonka Alshabaab, Ninkani ayaa la sheegay in Xukunkisa Dilka ah aay ka meer meeryso Madaxtooyadu inay Saxiixdo kadib

Kooxaha Burcad Badeed Oo Afduubtay Dooni

Kooxaha Burcad badeeda Somalida ayaa gacanta ku dhigay Dooni kaluumeysi oo laga leyahay Wadanka Spain taasi oo ku goosheysay Calanka Wadanka Kenya, Waxana Kooxaha Burcad badeedu la sheegay inay ka soo Afduubteen Doontan iyada oo Mareysa Badweynta Hindiya, Sida aay Sheegen Saraakiil

Beeldaaje Maxamud Oo Xilka Duqa Degmada Bosaso La Wareegay

Beeldaaje Maxamud Beeldaaje Faarax Iyo ku Xigeenkiisa Cabdilqaadir Yusuf Daahir ayaa maanta sii rasmi ah ula wareegay Xilkooda, kadib Magacabidii Madaxweyne Faroole ee 25 Bishan, Labada Mas’uul ee Xilka la wareegay Ayaa kala wareegay Xilka Duqii Degmada Cabdirisaaq Xaareed Oo Xiligan noqday Wasiir Iyo Cabdiqaadir Maxamud Jicif oo

Sucuudiga Iyo Ururada Yuhuuda Mareykanka Oo Olole Ugu Jira Badbaadinta Cali Samatar

Dawlada Sucuudiga iyo Qaar ka mid ah ururada Yuhuuda ee dalka Mareykanka ku nool ayaa la sheegay inay iska kaashanayaan qorshe ku saabsan siddii ay maxkamada sare ee Maraykanku ay waxba kama jiraan uga dhigi lahayd kiiska dambiyada dagaal ee lagu soo eedeeyay Cali Samatar inuu ka galay dadka reer Somaliland xiligii

Tababar lugu baranayey Xifada Ganacsiga Oo Bosaso Ugu Soo geba geboobay 162 Raday

Tababarkan oo soconayey Mudo dhan 5cisho ah oo lugu baranayey Habka xifad ganacsiga loogu faaidaysankaro (Busess TART UP TRAINING )ayaa Maalinimadii Shalay oo taariikhdu ahayd 8/3/2010 waxaa uu ku soo gebageboobay Xarunta Hay,adda Wadaniga ah ee TADAMUN SOCIAL SCAITY(TASS)

Xizbul Islaam Oo Dilkii Barre Cali Ku Tuhunsan Alshabaab

Ururka Xizbul Islaam ayaa dilkii maanta logu geystay Gudaha Suuqa Bakaaraha Sarkaal ka tirsana oo lagu magacaabi Jiray Barre Cali Barre sii weyn ugu Tuhunsan Xarakada Alshabaab oo iyadu in dhowaalaba aay Fikirka ku soo kala horjeeden Ururka Xizbul Islaam Sarkaal ka tirsan oo ka gabsaday in magaciisa Saxaafada laga xuso ayaa sheegay In Alshabaab [...]

Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Chatham House

Madaxweynaha Somalia Sh Shariif Sheekh Ahmed waxa uu xalay ka hadlay xarunta Chatham House ee magaalada London. Ka horna waxa uu la kulmay ra’iisal-wasaaraha Gordon Brown

Bayaankuu kulankii beesha Cayr ee Dalka Australiya

Beesha Cayr ee dalka Australiya oo kulamo in mudo ah ayku lahaayeen halkaasi ka soo saartay qodobo muhiim ah kuna baaqay in siwada jir ah looga hortago kuwa waxmagaradkaa ee u adeegaya cadowga Tikreega

Suuqii Bosaso Oo Xirmay

Magaalada Bosaso ayaa maalinti labaad maanta waxa xiran dhamaan goobaha ganacsiga kadib markii ay Ganacsatadu ku dhawaaqen Shaqo joojin, Iyaga oo sheegay in Wasaarada Maaliyadu ku soo roogtay Canshuur xad dhaaf ah, Ganacsatada ayaa sheegay in Cashuurta Xiligan lagu soo rogay aysan aheyn mid macquul ah oo la aqbali karo

Saldhig Bosaso Ah Oo Qarax Ka Dhacay

Wararka ka imanaya magaalada Bosaso ayaa sheegaya inu fidnimadii caawa u halkaasi ka dhacay qarax xoog leh, qaraxan ayaa la sheegay in lala beegsaday Saldhiga Mijir ee dhanka bari ee magaalada ku yaala, waxana ilaa hada la aqoon cida ka dambeysay qaraxa iyo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxan, in kasta oo dad goob [...]

Muran Ka Taagan Mayd Muddo Laba Todobaad ka Badan yaala Cusbatalka guud ee Hargeysa

Cuqaal ka tirsan beesha uu ka dhashay nin laba todobaad ka hor ku dhintay gudaha xabsiga Mandheera, ayaa dawladda ku eedeeyay inay ku lug leedahay dilka Ibraahim Jaamac Siciid oo muddo ku xidhnaa xabsigaas, haatana maydkiisu yaalo Cusbatalka guud ee magaalada Hargeysa

Arday Ka Qalin jabiyey Cilmiga Saxaafada oo Shahadooyin lagu Godoonsiyey Qardho

Munaasibad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayo dufcadii Labaad ee ka qalin jabisa barashada cilmiga saxaafada, oo mudo 6 bilood wax ku baranayay Mac’hadka Al-Imra ee Magaalada Qardho , ayaa manta xaflad loogu qabtay xarunta Machadku uu ku leyahay qardho

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari Oo Xilkii La Wareegay

Sheekh Cabdixaafid Cali Yusuf ayaa maanta sii rasmi ah xilkii ugala wareegay Gudoomiyahii hore ee Gobolka Bari Xaaji Muuse Geelle Yusuf, Iyada oo Xaflad Heer sare ah oo lagu qabtay Xurunta Gobolka Bari aayna ka soo qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan uu sii rasmi ah ugula wareegay Xilka Gudoomiyaha cusubi

BaladXaawo Oo Labo Wiil Lagu Karbaashay

Maamulka Islaamiga ah ee Xarakada Alshabaab ayaa Xukun tacsiir ah ku fuliyey Labo Dhalinyaro ah oo lagu Eedeyey Inay Mobiladooda ka daawanayeen Aflaan Nooca Dhaqan Xumada ah, Waxana lagu Xakumay Wiilasha mid kasta Toban Jeedal ah

Agagaarka Isbitaalkii Hore Ee Digfeer Oo laga Barakacayo

Dadka ku dhaqan Agagaarka Isbitaalki hore Ee Digfeer ayaa bilaabay inay isaga barakaceen halkaasi kadib markii Aay Fariismo ka sameysteen Ciidanka Amisom Agagaarka isbitaalka Digfeer, Iyada oo dadku Walaac ka muujin Fariisimaha ciidanka Amisom ka Sameystay Halkaasi

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers