You are currently browsing the category archive for the 'Interviews' category.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku Eedeyey Xarakada Alshabaab Ee ka dagaalanta Konfuurta Somaliya inay Xiriir la leedahay Burcad badeeda, Madaxweynaha Ayaa Sidaa ku Sheegay Waraysi u Siiyey Idaacada BBC-da, Waxana u Madaxweynahu sheegay in Alshabaab aay Burcad badeeda Sii Akhri
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, waa ruug caddaa siyaadda SoomaaliyaWaxaa uu si xoog leh uga qeyb qaatay dhaqdhaqaaqii Gobannima Doonka loo galay Soomaaliya
Wuxuu noqday Raiisal Wasaare, markii uu xilka hayay Madaxweynihii koowaad ee Soomaaliya, Adan cabdulle Cusmaan
Dhegeyso Sii Akhri
”Ina Yeey Waa ka Yemen Fariistay, Geedi Nairobi ayuu Guuri ka dhistay, Cali Mahdi Minnesota ayuu Guuri ka dhistay, Ina Salaad Boy Qaahir Ayuu Guuri Ka Dhistay, Cali Khaliif Galeyr Minneapolis, Minnesota ayuu Guuri ka dhistay…” Hadalada oo aha kuwa u ku cabirayo Prof Maxamud Siyaad Xaaladaha Siyaasiyiinta Somalida iyo Kuwa kale oo Xasaasi Ahba waxa u Ku Sheegay Waraysi Xiiso badan
Dhegeyso Sii Akhri
Prof Axmed Muumin Warfaa oo la taliye sare u ahaa Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa sheegay inuu is-casilay
Prof Warfaa wuxuu wareysi uu siiyay Idaacadda VOA ku sheegay in arrimo shaqsiyadeed oo u gaar ah iyo dhowr qodob oo kale ay ku qasbeen inuu iska casillo jagadii uu ku magacownaa
Dhegeyso Sii Akhri
Gudoomiyaha Garab ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in kooxaha Heysta Lamaanaha Birtish-ka ah aay sii daayan
Dhegeyso Sii Akhri
Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Badbaado), ayaa ku dhawaaqay in uu ka baxay baarlamaanka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya
Dhegeyso Sii Akhri
Prof Maxamud Siyaad Togane oo ka mid ah Aqoonyahanada Somalida ayaa sii kulul u dhaliilay Dowlada Sheekh Shariif Iyo Weliba Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke
Dhegeyso Sii Akhri

Cadulaahi Colaad Rooble oo ay walaalo ahaayeen wasiirka kuna hayay Isbitaal ku yaallay Magaalada Riyaadh ayaa VOAda u xaqiijayay geerida wasiirka
Suleymaan Colaad Rooble oo 47 jir ah ayaa u geeriyooday dhaawac dhinaca madaxa ah oo ka soo gaadhay qaraxii Hotel Shamow ee 3dii December ka dhacay magaalada Muqdisho
Dhegeyso Sii Akhri
Dowladda KMG ah ayaa sheegtay in aanay jirin wax lacag ah oo ka soo gaaray dhinaca hey’ada UNDP ee la xiriira deeqda Soomaaliya la siiyo
Dhegeyso Sii Akhri
Fatxiya Maxamed Cabsiye oo ka mid aheyd Wariye-yaalka Idaacada VOA laanta Afka Somaliga ayaa sheegtay In Idaacada VOA aay uga tagtay Cabdiraxmaan Yabaroow oo aay ku tilmaamtay nin Eex iyo Dulmi badan ku haya Wariye-yaalka Somalida ee Idaacada kala Shaqeya
Dhegeyso Sii Akhri
Shirguddoonka golaha Guuritada Somaliland ayaa fadhiga golahaasi ka sheegay in xal loo waayay khilaafka u dhaxeeya gudoomiyaha iyo kuxigeenadiisa
Dhegeyso Sii Akhri
Wasiirka Amniga Qaranka Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa ka hadlay Hadalo Saxaafada Aay isla dhexmarayso oo sheegaya in Dowladu aay Abaabuleyso weerar ka dhan ah kooxaha ka soo horjeeda
Dhegeyso Sii Akhri
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo la hadlay Idaacada VOA laanta Afka Somaliga ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ku jira, Sidaa u Arko Ku biirida Xasan Turki Ee Alshabaab, ku Biirida Alshabaab ee Alqacida, Shirkii Midowga Africa Iyo Weliba Arrimo badan oo kale
Dhegeyso Sii Akhri
Madaxweynaha DFKMG ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Oo Waraysi Siiyey Laanta Afka Somaliga ee Idaacada VOA ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ka mid yahiin, Mowqiifka Midowga Africa ee Arrimaha Somaliya, Waxyabaha u hirgalay Dowladiisa Mudadii Sanadka Aheyd ee aay jirtay, Ku Biirida Raskaambooni ee Xarakada Shabaab Iyo weliba Arrimo badan oo kale
Dhegeyso Sii Akhri
Lamaanaha u dhashay Britain ee lagu haysto gudaha Soomaaliya kadib markii ay afduubeen burcad badeed Soomaali ah, ayaa sheegay in si xun ay ula dhaqmeen kooxaha haysta
Rachel iyo Paul Chandler, ayaa la hadlay dhaqtar Soomaali ah oo loo ogolaaday in uu booqdo
Dhegeyso +Sawiro Sii Akhri
Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax, ayaa sii kulul u weeraray Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Sheekh Aaden Madoobe, Qanyare oo Waraysi Siiyey Idaacada BBC-da Laanta Afka Somaliga ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka xiligii u ka dhamaday isla markana aay Baarlamaanku Gudoomiye cusub dooraan doonan
Dhegeyso, Sii Akhri
Madaxweynaha DPL Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud Ayaa la kulmay Hoggaamiyaha Dalka Liibiya Col Muammar Qadhafi, Kulankan ayaa shalay gelinki dambe ka dhacay Degmada Sirta ee Dalka Liibiya Dhegeyso
Sii Akhri
DFKMG ah ee Somaliya ayaa ka jawaabtay warbixintii ay shalay soo saartay hey’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International
Warbixinta ayaa ku baaqaysay in hubka la siinayo laga joojiyo DFKMG ah
Dhegeyso Sii Akhri
Hey’adda caalamiga ah ee Amnesty International ayaa ku baaqday in la joojiyo hubka la siinayo dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ilaa laga helayo nidaam hubkaasi looga ilaalinayo in aan loo isticmaalin in lagu galo danbiyo dagaal iyo xadgudubyo ka dhan xuquuqda aadanaha.
Warbixinteeda ugu danbeysay ee ay hey’addu ka soo saartay Soomaaliya ayay ku faahfaahisay hubka, isugu jira madaafiicda iyo qoryaha yaryar iyo lacagta ay dowladda hub ku gadanayso
Dhegeyso Sii Akhri
Wasiirka Socdaalka Kenya, Otieno Kajwang, ayaa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee lagu qabqabtay Kenya, ugu baaqay in ay ammaanka dalkooda si weyn uga fekeraan, waxna ay ka qabtaan
Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wareysi siiyay Idaacada VOA kaga hadalay arrimo badan oo aay ka mid yahiin Rabashadii Shalay ka dhacay magaalada Nairobi
Waraysi Read the rest of this entry »
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka digay in kala qaybsanaan soo waajahda dawladda dhexdeeda ay tahay halista ugu weyn ee burburin karta dawladda
Prof. Cali Khaliif ayaa “mucjiso” ku tilmaamay in marka la eego dagaallada soo foodsaaray dawladda tan iyo intii la dhisay sannad ka hor ay haddana ka badbaaday ilaa hadda
Dhegeyso Read the rest of this entry »
Kooxda Fanaaninta WaayaCusub Ayaa shaaca ka qaday inay booqan doonan Gobolka Galguduud iyo qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan, Kuwas oo aay ka taliyaan Maleeshiyada Ahlu Sunna Waljameeca +Dhegeyso Read the rest of this entry »

BBC Subax


Gabaygii
Rayiga Akhristaha