You are currently browsing the category archive for the 'Fikrado' category.

Marka aad maqasho Suldaan, Boqor Ama nabadoon, Waa kuwa intaa badan u tagan u Hagarbixida iyo Nooleynta Shacabkooda, Waana Daryeelayaal, balse marka aad Eegto kuwa maanta ka jira Puntland waa kuwa aynu weligeen arag oo maqal oo la inoga sheekeyn Sii Akhri

Waxa bar yahan danbe ama muddo dheer socotay Maxakamad iyo dacwad ku socota gacan ku dhiigle Cali Samatar hadaba Ayada oo wadanka uu ka dhacay afo colaadeed oo la xuso hadana waxa Somaliland oo la soo labatay xoriyadeedii luntay 1960 dhamaadkii dhib aad ubadana loo soo maray hadaba waxaas oo dhan waxan uga socdaa Sii Akhri

Ma sahlana in raadraac loo helo xiliga dhabta ah ee ay bilaabantay khilaafaadka ku qotoma diinta ee ka hanaqaaday gayiga Soomaaliya, tanoo loo aaneynayo qorid la?aanta taariikhda. Waxase suurtagal ah in la helo cadeymo muujin kara tixraac la oran karo qiyaas ahaan xiliyadaas ayay soo bilaabantay.

Marka laga yimaado arinta khilaafka, Soomaaliya waxa ay aheyd wadan Muslimnimada, ka sakow wada qaatay Mad-habta Shaaficiyada Sii Akhri

Horta Aan Kaftane Ina Adeer Faroolow Afkaga Iyo Dhegahagu Ma Is Ogyahiin???, Su’aashan Anigu hadan kaga jawaabo oo aan kula suugin Waa Maya, Maya, Maya, Weligood Isma maqal, Caajib !!! , Ninkaasa Ummadi Ka Suugi Taalo Iyo Inu Hoggaamiyo, Waa nin Xanuunsan Oo Aan isaguba Is Ogeyn waxa u fali Iyo Waxa u ku dhaqaaqi Waa Hoggaamiyo Tayo daran Sii Akhri

Marka Hore Waxan Salamaya Akhriste-yaasha Sharafta leh, marka Xiga waxan raba bal inaan Orahda ”Walle Isbdel kama Dhaco” Ulaa Jeedkeda Aan Halkaan Ka Iftiimiyo, Ruunti Ma Jeceli inaan Qoraal Dheer Halkaan ku qoro Aana Wax badan ka Faallodo Isbedelka Ka Dhacay Puntland Balse waxan raba inaan Akhriste-yaasha Tuso Wax yar oo Xaqiiq ah oo Uusan ka leexan karin Qofna, Ma Aqaan kuwa Fikirka Qaloocan mar kasta u jooga waxay iyagu ka oran doonan Sii Akhri

Labo Wareegto oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland Ayaa lagu bedelay Gudoomiyahi Gobolka Bari Xaaji Muuse Geelle, Duqii Degmada Cabdirisaaq Xareed, ku Xigeenkisi Cabdiqaadir Maxamud Jicif, Sidoo kalena Faroole Waxa U Wareegtada Lambarkedu yahay Lr. 17 25/2/2010 U Madxweynahu ku kala diray Golahii Shacabku doorteen Sii Akhri

Gudoomiyihii hore ee kooxda Ahlu-Bidcadda Dhuusa-Mareeb ee isku magacaabay Ahlu Sunna Waljamaaca Cumar Sh Maxed Faarax ayaa soo gaarey magaalada Muqdisgu iska xaadiriyey Goobta ay iska xaadiriyaan Kooxaha Guuldareystay Sida Yusuf Inadhacadde iyo kooxdiisii Sii Akhri

Intaa badan dadku waxay maqlan Qof ayaa la dilay Iyo Meel ayaa la Qarxiyey balse intaa badan isma weydiin cida ka dambeysa Ama la dhihi karo waa kuwa ka dambeeyey dilalkan Qorsheysan Iyo Qaraxyada intaa badan dhacaya ee aan weli qof sii toosa logu qabtay aan la helin Sii Akhri

A/Calaykm WWB, Ilaahay baa mahad leh, nabad iyo naxarisna nabigiisa allaha yeelo.
 
Maadaama dalkaygii la duminayo, dadkeygiina la gumaadayo ayuu ii muuqday Wareysi dhex maray Dadkaygii iyo wixii dhibayey intii aan ka gaaray 14-02-2010, waana tan Sii Akhri

A/C, Ilaah baa mahad leh, nabadgelyo iyo naxariisna rasuulkiisa allaha yeelo, intaa kaddib Qallinkaygu waa ooyaa keliya 11 Feb, 2010, wuxuu la murugaysanyahay kuwa la kala baxay magacyada dawlad iyo mucaarad, ee ma naxaanka ah, dareenkii dadnimo ka tegey Sii Akhri

Bahda Somalifans waa idiin Salaamayaa, Dawladda kumeelgaarka ahna waad salaamantihiin, Punltand waad salaamantihiin

Somali oo idil waad salaamantihiin, Al Shabaab Al-Mujaahideen waa idiin salaamay,  Somaliland waad salaamantihiin,  Xisbul islaam halkaada ku Salaamantihiin,  Xarakatul Suufiya Sii Akhri

Fannaaniinta iyo Abwaanadu waa cidda ugu danbaysa ee ka hadasha siyaasadda, sababtuna waxa weeye, fannaanka iyo abwaanku waxay u baahan yihiin bulsho dhagaysata oo si niyad sami ah u qaabisha waxa ay ka hadlayaan.

Faa’iidada ugu badan ama ugu wayn ee fannaanka iyo abwaanku ay ka helaan dadka hortiisa waxa weeye sacab iyo shucuur taageero, khasaaraha iyo niyad jabka ugu wayn ee ku dhacaana waa orin iyo foodhi Sii Akhri

Akhristow ma aragto Maqaalkan waxad dhahi sidee qof dhintay Mas’uul uga noqon kara dilal Xiliga ka dhacaya dunida, madama u yahay isagu qof dhintay oo xiligan ku jira godka, Balse xaqiiqdu waxay tahay hadii aad sameyso cadaalad darro, ayna dhaliso in ummadu isku sii dagaasho dunida gadaasha iyaga oo isku heysta cadaalad daradii aad sameysay inaad adigu weli tahay dambiile qeybna ku leedahay dilalka iyo weliba Dhibaatoyiinka dambe oo dhaca Sii Akhri

Taariikhdu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah nolosha ummad kasta, waa xusuusiyaha wixii la soo maray, dhib iyo wanaagba, waana tusmada looga shidaal qaato dejinta yoolalka iyo barnaamijyada siyaasadeed, dhaqaaleed, difaaceed, iyo bulsheed ee ay ummadi hiigsanayso mustaqbalka dhow iyo ka fogba Sii Akhri

Bulshada Soomaaliyeed dhibaatooyin Sooyaal ah ayaa muddo ku habsaday, taas oo inaba aan reebin xag shaqo, Cilmi, Caafimaad iyo Deegaan. Waxase hada ugu daran markii intii rajada Soomaali oo idil ku tiirsanayd la rabo in la burburiyo Sii Akhri

Tan iyo Dhamaadkii Sanadkii hore waxa magaalada Bosaso ka socday Dilal qorsheysan oo aan la aqoon cida ka dambeysa, in kasta oo dilalka qeybtood loo qabtay dad, hadana ma moodo in dilkii weli istaagay oo waxad u maleysa inuba xiligan marayo in Birimo geydadii loo soo dhadhacay

Dilkii Gudoomiyahii Maxkamada Bosaso waxa u aha mid ka mid ah Astaamaha muujinaya in Sii Akhri

In kasta Oo Boqortooyadu tahay koox iyagu Xukunka Sii xoog ah ku qabsaday, oo aysan marna boqor iyo Madaxweyne la doortay isku mid noqon karin, Hadana waxa la dhahi kara wax badan ayey iska Shabahan Boqorkii Cismaan Maxamud, Iyo Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynaha PL

Marka fiiriso garasho darada Iyo Hanti Jacaylka Boqor Cismaan Boqor Maxamud, Waxad si toosa ugala meel dhigi karta Sii Akhri

Dagaaladi ka soconayay Magaaladda Beledweyne oo lagu kala adkaaday ayaa waxaa gacanta ku dhigay Magaaladda Beledweyne Ururka Xisbul Islaam oo horay Gacanta ugu hayay Magaaladda Beledweyne waxayna Cagta Mariyeen Kooxihi ku soo duulay Magaaladda Beledweyne waxaan Sii Akhri

Ma jirin sharaf iyo xurmo ay hawanaayeen kuwa sheeganayay Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil, aqoonyahan, Ganacsato, Wadaado IWM, ee Ciidamada sirdoonka Kenya u taxaabeen xabsiyadooda

Sidoo kale ayaysan jirin qadarin iyo ixtiraam loo hayo in alla iyo inta huwan Magacan Soomaali, ha ahaado mid ku hadaaqaya Sii Akhri

Ilaa intii uu geeriyooday Marxuunkii Xaaji Maxamed Ibraahin Cigaal waxa boos kii Saarakiisha sar sare ee taqanay hadalka, Taariikhda Iyo Weliba wadaniyada Wadan-kana wax ka soo qabtay baa ku yaranayay xukumada maanta jirta

 

Taasi waxay sabab tay in meesha ay soo galaan Ama iska buuxshaan ragg an Habeena arag halgankii wadanka iyo Taariikhda wadanka toona an ogayn Sii Akhri

Somaliland waxa ka jira saddex golle qaran, oo mid kastaaba leeyahay awoodihiisa u gaarka ah marka loo eego dastuurka dalka, golaha guurtida oo ka mid ah saddexda hay’adood ee wadanka ugu sareeya, isla markaana lagu tilmaamo ka ugu awooda badan madama uu yahay barta keliya ee loo noqodo marka wadanka ay soo Read the rest of this entry »

Waxa jira Laan loogu Magac daray CID – taasi oo dhanka Maamulka Pl u qaabilsan dabagalka iyo inay wararka dawladda liddiga ku ah soo dhega dhegeeyaan.

CID – malaha shaqaale nidaamsan oo laga dhex garto Read the rest of this entry »

Dahir Rayaale Iyo Xaabsade waxa ay maleegaan Barnaamij dagaal Reeraysan oo Somaliland gudaheeda ka bilowda. Aniga oo ka mid ah aqoon yahanka gobolka Sool, muddana iminka Read the rest of this entry »

Somalilad waxa ku soo badana waxyaabo badan oo aan hore loogu arki jirin marba marka ka sii danbaysa, sida Mukhaaradaadka ama Maandooriyeyaasha halista u ah Dhalinyarada Da,da yar ee soo koraya.Sidaynu wada ognahay dhibaatada haysata darbi jiifka Somaliland marka aad eegto gaar ahaan Read the rest of this entry »

Ereygan Midgaan ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel walba oo Read the rest of this entry »

DOORO BOGGA RABTO

Isku Dar LIiska Somalifans Online Si Aad Ulaa Socoto Waxyabahii Ugu Dambeeyey Ee Ka Dhaca Dalkaga Hooyo

Soo If-bixii & Dhicitaankii kacaankii 21-ka October

Audio

Prof Togane ''Sheekh Shariif Magaciisa Waxa La Dhaha Manlaawe Prof Togane

U Gargaar Gabdho Walaalaha Ah Oo Dhibaato Ku Dhacday Codka Caasha Cismaan Ugaas

Radio SomalifansWaraysi ''Ayaa lala yeeshay Oday 112 Jir ah Oo Guursaday Gabar 17 Jir ah'' Axmed Dhoore

Radio SomalifansNimco ''Guurka Askariga duruuf ayaa igu qasabtay' Nimco Cumar Sheekh

Radio SomalifansWasiirka Haweenka DPL Oo kulan la yeelatay Qurbajoogta Puntland ee Minnesota Khudbadii Marwo Casho Geelle

Radio SomalifansXassan Daahir ''Hala joojiyo dagaalka Jubada Hoose'' Hadalkii Sheekh Xasan Daahir

Somalifans Website

tweet!

Archives