You are currently browsing the category archive for the 'Editorial' category.

Tahniyad Aroos oo ku socota Mudane Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) Iyo Aamino Zahro Maxamed Axmed oo ka dhacay Dalka Holland, 01/March/2010 Ilahay Waxaanu uga baryeeynaa inuu Qoyska Cusub ka yeelo kuwii isku raaga, ubad khayr qabana kala Hela Aamin Aamin, Tahniyadan Aroos Waxa Diraya Sii Akhri

Suxuufiyiin badan oo ka mid ah kuwa ka hawlgala Degaanada Puntland ayaa sii weyn uga cabanaya mid ka mid ah Shaqaalahii Hore ee Idaacada Horseed Hadana Macalin Iskuul ka ah Degmada Qardho, ninkaasi oo lagu magacaabo Cabdiweli Xasan Gooni

Suxuufiyiinta ayaa sheegay inu ninkaasi Mobile-ku Soo waco isla markana u Hanjabo, Isaga oo u Sheega Saxaafiyiinta inu dili doono Sii Akhri

Horta Aan Kaftane Ina Adeer Faroolow Afkaga Iyo Dhegahagu Ma Is Ogyahiin???, Su’aashan Anigu hadan kaga jawaabo oo aan kula suugin Waa Maya, Maya, Maya, Weligood Isma maqal, Caajib !!! , Ninkaasa Ummadi Ka Suugi Taalo Iyo Inu Hoggaamiyo, Waa nin Xanuunsan Oo Aan isaguba Is Ogeyn waxa u fali Iyo Waxa u ku dhaqaaqi Waa Hoggaamiyo Tayo daran Sii Akhri

Marka Hore Waxan Salamaya Akhriste-yaasha Sharafta leh, marka Xiga waxan raba bal inaan Orahda ”Walle Isbdel kama Dhaco” Ulaa Jeedkeda Aan Halkaan Ka Iftiimiyo, Ruunti Ma Jeceli inaan Qoraal Dheer Halkaan ku qoro Aana Wax badan ka Faallodo Isbedelka Ka Dhacay Puntland Balse waxan raba inaan Akhriste-yaasha Tuso Wax yar oo Xaqiiq ah oo Uusan ka leexan karin Qofna, Ma Aqaan kuwa Fikirka Qaloocan mar kasta u jooga waxay iyagu ka oran doonan Sii Akhri

Xabsiga Magaalada Bosaso waa mid logu tala galay in markii lagu xiro 150 Boqol Iyo Konton qof, Waxana xiligan ku jira in ka badan 1,000 qof, taasi soo ka dhigi in qof kasta u Habeenkii Seexdo nin ka yar Labo Tako, madama Xabsigu yahay mid yar aana qaadi karin Xajmiga intaa leeg ee Maxabiis ah Sii Akhri

Intaa badan dadku waxay maqlan Qof ayaa la dilay Iyo Meel ayaa la Qarxiyey balse intaa badan isma weydiin cida ka dambeysa Ama la dhihi karo waa kuwa ka dambeeyey dilalkan Qorsheysan Iyo Qaraxyada intaa badan dhacaya ee aan weli qof sii toosa logu qabtay aan la helin Sii Akhri

Dhamaan dadkan hoose ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday marxuum Eng/mohomed suleman farah  oo asbuucii hore ay ku dileen ciidamada shahaada la dirika ee loo yaqaan (PIS)   Magaladda qardho meel u dhow Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland ee Xiligan Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed ayaa la filaya inu nooqdo Hoggaamiyahii Labaad ee ka socda DPL oo booqasho ku taga Tuulada Galgaal ee ku taala Buuraleyda Dhanka Galbeed ka Xigta magaalada Bosaso, Tuulada oo ah mid Barwaaqo ku ah Beeraha, Ayaa la filaya inu Madaxwenahu booqasho ku tago Sii Akhri

Dowlada Faransiiska ayaa inu Dhalashada Wadankeeda Uu qato u diiday Nin Muslim ah, Oo la sheegay inu Xaaskiisa ku khasbay Inay Xirato Niqaabka Ama Indha Shareerka Sidaa Somalidu u Taqano, Toddobadki Hore Ayaa guddi ka tirsan Baarlamaanka Faransiisku Waxay Dowlada U Sii Akhri

Waxan Halkaan Hambalyo Uga Direyna Dr Yusuf Maxamed Axmed Collow Iyo Marwadiisa Hibaaq Diiriye Qaxiye Oo Meherkooda u ka dhacay Taariikhdu Markay Aheyd 31/01/2010, Hotel Karama 2, Waxan leenahaNoqda kuwii isku waara Ubad Khayrlena ka helan Amiin Amiin Amiin

Waxa Tahniyada diraaya dadka kala ah Sii Akhri

Anagoo oo ah ardayda Somaliyeed ee  Waxkabarata dalalka Hindiya,Malaysiya,Chine,Uganda,Kenya,Egypt Iyo Weliba IndonosiaWaxaan halkaan tacsi tiiraan yaleh uga diraynaa dhamaan shacabka  Somaliyeed geeridii ku timi Alle raxmadii jano hakawraabiyee Gudoomiyihi Ururka isku xirka ardayda Somaliyeed Sii Akhri

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Helsinki ee dalka Finland, waxayna u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed kadib markii uu soo dhex galay dhibaato aanan caadi aheyn, lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Khaalid iyo Nimco. Khaalid ayaa inala soo xiriiray isagoo inooga war-bixiyay sidi ay wax u dhacey

Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan Sii Akhri

Anagoo oo ah ardayda Soomaaliyeed ee Waxkabarata dalka Hindiya oo hoos ku qoran , Waxaan tahniyad dhalasho ah u diraynaa qosyka Rooble Maxamed Dhaqane & Faadumo Maxamed Abdiraxman. oo wiil ugu dhashay. 26/01/2010, Maagalada Bosaso Ee Xurunta Gobolka Bari, wiilkaas Oo loo bixiyey Maxamed Rooble Maxamed Dhaqaane Sii Akhri

Aniga oo ku hadlaya magacayga, ka waxgaradka iyo qurba joogta beesha Muuse Cabdalle, Habar Yonis, ee uu ka dhashay ninka wasiir ku xigeenka ah, ee ku hadlay hadallada laga naxo, ee foolxumadu ku jirto, waxa aanu xaal marinaynaa dhamaan shacabka reer Somaliland, Gaar ahaana Gudoomiyaha xisbiga kulmiye, Mujaahid Ahamed Mahamud Siilaayo Sii Akhri

Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan ugu direynaa Aabe Cumar Ciise Mohamed iyo Hooyo Ayaan Cabdulahi Hassan (Tukke) Geerida lama filaanka ah ee ku timid gabadhooda marxuumad Aniiso Cumar Ciise oo ku geeriyooday Maanta dalka Canada magaalada toronto, waxaana subxaana qaadir ugu baryeynaa inuu jano fardowza ka waraabiyo Sii Akhri

Ka dib markii uu ku habsday madfac hobiye ah oo aan si sax ah loo garaneyn cida soo riday iyo sababata loo soo riday kaas oo isha bidix kala baxay,  Xili maqrib ah oo ay ku sugned goob ay ku hesatay xoogaa alaabo ah oo u sarneyds miis dushii gudaha suuqa bakaaraha xili au duqeymo ku socdeen Dhegeyso +Sawiro Sii Akhri

Dagaaladi ka soconayay Magaaladda Beledweyne oo lagu kala adkaaday ayaa waxaa gacanta ku dhigay Magaaladda Beledweyne Ururka Xisbul Islaam oo horay Gacanta ugu hayay Magaaladda Beledweyne waxayna Cagta Mariyeen Kooxihi ku soo duulay Magaaladda Beledweyne waxaan Sii Akhri

Munaasabad si heer sare ah loo Agaasimay oo lagu xusayay Maalinta Saxaafadda Soomaaliyeed ee ku beegan 21ka-Janaayo-2010 ayaa Maanta lagu Qabtay Hoolka shirarka D/Hoose Degmadda Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar,Munaasabada ayaa waxaa soo Agaasimay Wariyayaasha Gobolka Karkaar +Sawiro Sii Akhri

Boqorka Iyo Boqoraada Cumar Xasan Cali Mire Iyo Miski Cabdi Cali Kusow ayaa Wiil ugu dhashay Magaalada Heeg ee Wadanka Holland, Wiilkaaso loo baxshay Shuceyb Cumar Xasan Cali Mire

Haddaba Anaga oo kala joogna Daafaha Dunida Waxanu Read the rest of this entry »

Nabadoonada Degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa Sheegay In Abaaraha ka jira degmada Aay dad ku dhinteen, Sidoo kalena dhaliilay Maamulka Degmada Read the rest of this entry »

Shir ka dhacey magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska Maalinimadii Sabtida oo aay tariikhdu ku beegneyd 9 Bisha January 2009, Ayna isagu yimadeen Odayaasha Iyo Aqoonyahanada Beesha Cali Ibraahim (Reer Biciid Yahan) Ayaa waxa ku falan qeeyeen Aayaha Puntland sidoo kale waxa ey Read the rest of this entry »

DFKMG ee Somaliya Iyo Maleeshiyada Taageerta Dowlada ee Ahlu Sunna ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hadal shalay ka soo baxay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Dheere Read the rest of this entry »

Agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Md. Axmed Daa’uud Geeddi, ayaa xilkii ka qaaday madaxii iyo khasnajigii xarrunta cashuuraha beriga ee wasaaradda maaliyadu ku leedahay magaaladda Burco ee Read the rest of this entry »

Waxad Mooda In Islaan Ciise islaan Maxamed aay dhibaato weyn ka heysato Dhanka Aqoonta Iyo Cilmiga, Waxana in badan Islaanku Gole-Yaasha Iyo Maxfalada la isku arko u kaga dhex dhawaaqa hadalo aan dadku jecleysan, Kuwas oo aay Read the rest of this entry »

Wiilka waxaa barbar fadhiya Aabihii oo ay ka muuqato sida uu ugu walaacsan yahay wiilkiisa yar xanuunka haya awgiis

+ Daawo Sawiro Read the rest of this entry »

Subax walba oo dilaaca adduun aanu ku nool nahay, wax yaabo kala duwan baa ka dhaca, qaar waala dilaa, qaar waala xiraa, qaar waala dhacaa, qaarna waala heyb soocaa. Hadaba tan ugu xanuunka badan ayaa waxay tahay Qof Muslim ah oo inala mid ah ayaa dhaawacyo kala Read the rest of this entry »

Beesha Cayr ee Habargidir uu wax kama jiraan ku tilmaantay qoraal ku soo baxay Websiteka Dayniile kuna tilmaamay qoraalkaasi mid ka mid ah fidnada iyo been abuurka uu ku hayo Ummada Somaliyeed Read the rest of this entry »

Dhacdadaan oo ah mid dhamaantiin idinka wada yaabin doonta ayaa waxay ka dhacday dalka Ingiriiska, hadaba sheekadaan waxaa inooga sheekeyey Wiilkii ay ku dhacday qisadaan, hadaba Sheekadu waxay ku bilaabaneysaa sidatan Read the rest of this entry »

Min-Guurshe: Architect Yusuf Botan, Isku Dubaridkii iyo Saxitaanka Eng. Muhidin Hussein Eid, Asluubayntii Eng. Mohamud Siwaqron, Qalinkii Prof. Farjac Read the rest of this entry »

DOORO BOGGA RABTO

Isku Dar LIiska Somalifans Online Si Aad Ulaa Socoto Waxyabahii Ugu Dambeeyey Ee Ka Dhaca Dalkaga Hooyo

Soo If-bixii & Dhicitaankii kacaankii 21-ka October

Audio

Prof Togane ''Sheekh Shariif Magaciisa Waxa La Dhaha Manlaawe Prof Togane

U Gargaar Gabdho Walaalaha Ah Oo Dhibaato Ku Dhacday Codka Caasha Cismaan Ugaas

Radio SomalifansWaraysi ''Ayaa lala yeeshay Oday 112 Jir ah Oo Guursaday Gabar 17 Jir ah'' Axmed Dhoore

Radio SomalifansNimco ''Guurka Askariga duruuf ayaa igu qasabtay' Nimco Cumar Sheekh

Radio SomalifansWasiirka Haweenka DPL Oo kulan la yeelatay Qurbajoogta Puntland ee Minnesota Khudbadii Marwo Casho Geelle

Radio SomalifansXassan Daahir ''Hala joojiyo dagaalka Jubada Hoose'' Hadalkii Sheekh Xasan Daahir

Somalifans Website

tweet!

Archives