Posted on March 21, 2010 by Yusuf Cali
Magaalada Laascanood Ee Xurunta Gobolka Sool Ayaa waxa shalay laga qaday 9 Sagaal Maxbuus oo ka mid aha 11 Maxbuus oo lagu Eedeyey Dilkii Taliyahii Ciidanka Qaranka Qeybta 12 Allaah ha u Naxariiste Cismaan Yusuf Nuur oo isaga Sanadkii hore lagu khaarjiyey Bom nooca dhulka lagu Aaso Ah, Waxana Dilka Taliyahan ragga lagu Eedeyn ee [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 21, 2010 by Yusuf Cali
Markii Labaad Muddo Toban Maalin ah ayaa lagu soo daadiyey Xeebaha Degmada Laasqoray ee Jamhuuriyada Somaliland, dhalinyaro la sheegay inay yahiin qaarkooda Burcad Badeed, Kuwii ugu dambeeyey ayaa shalay lagu soo daadiyey degmada Laasqoray Meel u dhow
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 20, 2010 by Yusuf Cali
Weftigii ballaadhnaa ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee baryahan-ba safarka ku marayey gobollada bari ee Somaliland, ayaa maanta si la yaab leh magaalo madaxda gobolka Daad-madheedh ee Oodweyne. Weftigan oo ay horkacayaan Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | 1 Comment »
Posted on March 20, 2010 by Yusuf Cali
General Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo ahaan jiray taliyihii qaybtii 26-Aad ee ciidamadii Gen. Siyaad Barre, isla markaana ahaa Janankii hoggaaminayey ciidamadii weeraray Beelaha Waqooyiga Somaliya sannadihii 1986 – 1988kii ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu soo oogo dacwad ka dhan ah Wax lagu tilmaamay Xasuuq uu geystay Maxamed Aamiin oo ka mid ah dadka [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | 6 Comments »
Posted on March 20, 2010 by Yusuf Cali
Mudaaharado aad u waweyn oo loga soo horjeedo Ra’iisal Wasaare Vladimir Putin Ayaa ka dhacay Magaaloyiin badan oo ku yaala dalka Ruush-ka, Mudaaharadada ayaa waxa soo qaban qabiyey Asxaabta Mucaaradka Iyo weliba Ururada Xaquuqda Aadanaha, Kuwas oo muujiyey Cabasho ku wajahan
Filed under: Wararka | Tagged: Russia | Comments Off
Posted on March 20, 2010 by Yusuf Cali
Siyaasiga Caanka Ah Ee Reer Somaliland Xaaji Axmed Cabdi Maxamud (Xaabsade) ayaa sheegay in heshiiskii Dhowaan ay wada galeen Maamulka Garoowe iyo qaar ka mid ah Garaadada beesha Dhulbahante uu ahaa mid garaadada ay iskaga soo dhaqaajinayeen oo aanu ahayn mid raad ku yeelan kara Somaliland, isagoo intaa ku daray hadii ay Puntland weerar soo [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 20, 2010 by Yusuf Cali
Degmada Ufeyn ee Maamul Goboleedka Puntland 15 Bishan waxa ka dhacay Xaflad lagu gudoonsinayo Ardayda Dugsiga Sare ee Sheekh Cabdalla Ibraahim Abaalmarino Qaali ah kuwas oo aay ku Muteysteen Dadaalkooda iyo weliba Heerkooda Aqooneed Daawo Sawiro
Filed under: Uncategorized | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 20, 2010 by Yusuf Cali
Ato Meles Zenawi Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Ayaa ku Eedeyey Idaacada VOA qeybteeda Afka Amxaariga inay wodo daacayad aay kaag Abuureyso Ethiopia sidaa u hadalka u dhigay Xasilooni darro, waxana u Sheegay in Dowlada Ethiopia aysan u dul qadan doonin arrinta isla markana waxa u hoosta ka xariiqay inay dowladiisu qadeyso taalaboyin ka dhan ah Idaacada, [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Ethiopia | Comments Off
Posted on March 19, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka Warfaafinta JSL Md. Axmed Xaji Daahir Cilmi Iyo Weliba Suldaan Yusuf Maxamed Xiiray oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland ayaa jawaabo culus ka bixiyey Heshiiskii Maamul Goboleedka Puntland Iyo Qaar ka mid ah Garaadada Dhulbahante dhexmaray magaalada Garoowe Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed X. Daahir Cilmi ayaa arrinka isaga oo la hadlaya
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 18, 2010 by Yusuf Cali
TORONTO — Mohamed Abdullahi Mohamed works as a security guard at an apartment complex in Toronto’s Little Mogadishu neighborhood. It can be a slow job, sitting at the gatehouse, but nobody could call him inexperienced
Filed under: Uncategorized | Tagged: Canada | Comments Off
Posted on March 18, 2010 by Yusuf Cali
Dadweeynaha Puntland intiisa badan ayaa tan iyo markii ay soo baxday warbixintaani si aad ah wax isaga weydiinayay ujeedada laga lahaa arimahii ku yiilay warbixintaan iyo suurta galnimada in la sameeyay baaritaan ku saleysan cadaalad
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 18, 2010 by Yusuf Cali
Gudoomiyaha Ololaha Doorashada Xisbiga Udub Oo Sheegay In Axmed Siilaanyo Gorgortan Ku Galinayo Somaliland Sidii Uu Somalia Raysal Wasaare Uga Noqon Lahaa Guddoomiyaha ololaha doorashada Xisbiga Udub Cismaan C/llaahi Cigaal (Cismaan Hindi) ayaa sheegay in gudoomiyaha xisbiga Kulmiye
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 18, 2010 by Yusuf Cali
Dunidan aan ku nool nahay waxa ugu lacag badan Toban Nin oo ka soo kala jeeda Wadamada Mexico, Mareykanka, Hindiya, Faransiiska, Brazil, Spain Iyo weliba Jarmaalka, Waxana aay raggaasi kala lacag badan yahiin Sidaan .. Warbixin Iyo Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Dunida | 1 Comment »
Posted on March 17, 2010 by Yusuf Cali
Habeenimadii Taariqdu ku beegneyd 15 March Ee Bishan waxa magaalada Umeå ee dalka Sweden lagu dilay Wiil Somali ah, kaasi oo la sheegay inu ku dhintay Isku dhac dhexmaray Dhalinyaro Somali ah Iyo Kuwa Carab ah, Wiilkan Somaliga ah ayaa la sheegay in lagu magacaabo Khaled Faysal, Waxana Meydkisi ilaa hada ku jira Gacanta Ciidanka [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Sweden | Comments Off
Posted on March 17, 2010 by Yusuf Cali
Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay inay soo dhammaystireen soo dhisitaanka Xafiisyadii doorashada ee gobolada iyo degmooyinka Somaliland oo dhan Guddigu waxay kaloo caddeeyeen in kaarar cusub ay bixin doonaan oo kuwii hore waxba kama jiraan noqondoonaan marka dhowaan ay soo saaraan liiska codbixiyaasha ee rasmiga ah, kaararkaasi oo ay sheegeen in qandaraas ay ku bixiyeen
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Fanaanadii Codka Hallaasiga ah laheyd ee Somaliyeed Saafi Ducaale ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, halkaasi oo galabta lagu Aasay, Fanaanada ayaa ka mid aheyd Fanaanintii Hobolada Waberi in kasta oo markii hore aay ka tirsana Fanaanintii Xooga Dalka, Saafi Ducaale ayaa la sheegay
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | 6 Comments »
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Sidaa aan ka soo xiganay mid ka mid ah Ehelada Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo ka gabsaday in Magaciisa Saxaafada laga xuso Waxa u inoo Sheegay in Daahir Riyaale Kaahin maalinimadii Shalay loga dhaartay Gabar u doonayey inu guursado, Gabadhan oo aysan noo suurta gelin inaan helno Magaceeda ayaa la sheegay inu Madaxweynahu u [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | 7 Comments »
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Qaar ka mid ah Ardayda Reer Puntland ee dalka Malaysia ayaa waxa soo food saartay Bil la’aan kadib markii lacag aad u fara badan loga qaday baadhi to baadhi loo sameeyey Wasiir dhowaan ku soo biiray Golaha xukuumadda PL Mid ka mid ah Ardayda Reer Puntlaand oo lagu magacaabo Maxamed Axmed ayaa sheegay in lacagta [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Jamhuuriyada Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Xurunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ku jiran Warbixin uu soo saaray Guddiga daba galka Hubka Somaliya, Iyo weliba Heshiiskii Dowlada iyo Ahlu Sunna ku dhexmaray Maalinimadii Shalay Magaalada Addis Ababa
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Daraasada Cusub Oo Ururka Puntland Media Group ka sameeyey Dhamaan Gobolada Puntland aheydna mid lagu oganayo Idaacadaha ugu Dhegeysi badan Degaanada ayaa la soo bandhigay maanta, Waxana loo kala qeybiyey Labo, kuwas oo kala ah Idaacadaha Gudaha iyo kuwa Dibada Idaacada Laanta Afka Somaliga Ee VOA ayaa noqotay mida ugu dhegeysi badan gudaha Puntland, marka aay [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa loo gudbiyey warbixin uu soo saaray Guddiga Daba-galka Xayiraadda Hubka ee Somalia, waxayna sheegeysaa in musuqmaasuq baahsan oo aafeeyey DKMG ah, iyo in masuuliyiinta Puntland ay xiriir soke la leeyihiin kooxaha burcad-badeedda Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Magaalada Garoowe ee Caasimada u ah Maamulka Puntland Iyo Weliba Magaalada Bosaso ayaa maanta waxa ka dhacay Kulamo Xasaasi ah oo loga hadlayo Ammaanka Iyo Wada Shaqeynta Ciidanka Dowlada Iyo Odayaasha
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Dadwaynaha ku dhaqan xaafada Sheekh Madar ee dagmada Gacan libaax ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay khaatiyaan ka joogaan Ey farabadan oo xiliyada habeenkii weerar ku soo qaada dadka iyo duunyada Sida uu sheegay Mooge Maxamed Liibaan oo ka mid ah odayaasha xaafada Sheekh Madar oo shalay xarunta Wargeyska Haatuf nagu soo booqday
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Xukumada Somaliland ayaa la sheegayaa in codsi u gudbisay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Ethiopia, codsigan ayaa la filayaa in ay xidhiidho safar uu Madaxweyne Riyaale rabo in uu ku tago dalka Ingiriiska mudo ka hor inta aad doorashada lagu dhawaaqin. Waxaana la sheegayaa in Madaxweynahu ka codsaday safiirka in balamo looga qabto qaar ka mid [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Khilaafka ka dhashay Xil ka qaadistii Cabdiraxmaan Faroole ku Sameeyey Taliyahii Ciidanka Sirdoonka Ee PIS-ta ayaa noqotay mid Sameyn weyn ku yeelata Dowlada Puntland, iyada oo Khilaafka u Xiligan gaaray Heer Madaxweynaha Iyo Weliba Taliyahii hore ee Xilka laga qaday Gen Cismaan Diyaano loga waco magaalada Addis Ababa ee Xurunta Dalka Ethiopia
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 8 Comments »
Posted on March 16, 2010 by Yusuf Cali
Marka hore waxan Salamaya Saxaafada an ka Eexan Codka Muwadiniinta, una taagan bulshada Somaliland waxa maqal kan an cod dheer ugu jeedinayaa aniga iyo Ummada ila fakarka ahba anu leenahay dadka Taariikhda qorayaa ee Somaliland in ay ka feejignadan ka baran dag la’aanta iyo kala dhantaalka Taariikhda Umadan
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Guddoomiyaha golaha fulinta ee Ururka Ahlu Sunn isku magacowday Maxamed Yusuf Xeefoow ayaa sheegay in uusan waxba ka ogeyn Saxiixina wax Heshiis ah oo dhexmaray Dowladda iyo kooxda Ahlu Sunna Kadib markii maalintii maanta ay dalka Itoobiya Heshiis awood qaybsi ah ku gaareen Dowlada Awooda daran iyo Kooxda Ahlu Sunna ee lagu xanto inay u [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 1 Comment »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Kadib Muddo yar oo u ku xayirna magaalada Qardho ayuu Col Cali Maxamed Yusuf Biinge Taliyaha Cusub ee PIA & PSF waxa uu u soo dhaqaaqay dhanka magaalada Bosaso ee Xurunta Gobolka Bari, Intaa uusan ka soo dhaqaaqin magaalada Qardho ayaa waxa muran iyo Is jiid jiid in muddo
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Dawlada Federaalka KMG ah ee Somaliy iyo Kooxda Ahlu Sunnah Wal Jameeca oo iyadu ka Talisa degaano ka mid ah Gobolada Dhexe ee Dalka Somaliya ayaa qalinka ku duugay Heshiis, Waxana Heshiiskan lagu kala saxiixay Xurunta EU-da Ee magaalada Addis Ababa Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka Caddaalada Somaliland Axmed Xasan Cali (Casoowe), ayaa jawaab ka bixiyay warbixin guddiga Caddaalada ee golaha Wakiilladu soosaareen oo ka dayrisay xaalada nololeed ee maxaabiista iyo xabsiyada dalka
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Siyaasiga Bille Maxamud Qaboowsade ayaa la sheegay inu dhumalaysi ku jiro Caawa kadib markii Amar ka soo baxay Guddiga Nabadgelyada Gobolka Bari lagu Amray in laa soo xiro Bille, Warkan ayaa waxa Somalifans Online u Xaqiijiyey mid ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska Magaalada Bosaso oo ka gaabsaday in magaciisa la xuso
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 6 Comments »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Halkaan Hoose ka dhegeyso Khudbad Xasaasi ah oo u Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab U Jeediyey Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu Subeyr, Khudbada ayaa aheyd mid u intaa badan kula hadlayo Ciidanka Waxana Intaaa Uusan Khudbada Bilaabin Amiirku Aay Ciidanku Ku Soo Dhoweeyn Heeso Iyo weliba Sacab aad u fara badan oo u la dhoola cadeeyey Abu Subeyr, Waxana [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta ku dhawaaqay inu ka duceysan dagaal iyo fitno ka dhex dhacda Shacabka Walaalaha ah ee Puntland ku wada nool, Isaga oo sheegay inu sidoo kale ka duceysan inu dagaal ka rido Degaanada Puntland uuna horseedo Burbur ku dhaca Dowlada Puntland oo iyadu xiligan aad u Awood yar
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 2 Comments »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Md. Siciid Xasan Shire oo ka tirsana Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ee Somaliya ayaa shir jaraa’id oo u maanta ku qabtay magaalada Bosaso waxa u shaaca kaga qaday inu iska casilay Xilka Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Waxa Maanta Barqanimadii ka soo degtay garoonka Aaden Cadde International Aiport Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi balaaran oo u Hoggaaminayo, Madaxweynaha ayaa waxa halkaasi waxa ku soo dhoweeyey Dadweyne aad u fara badan iyo weliba Mas’uuliyiin
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Intaas kadib waxay u tageen Saacid oo Xir Xiran Aadna u Il-daran, dadka lama hadleynin, Marku Indhaha ku dhuftay Samiiro ayuu u Ekaaday nin Bogsooday, dadkii ayaa yaabay sida uu fiirinayo Qofkaana wuxuuna tiriyay Tixdaan
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Wasaarada Dhaqanka Iyo Dalxiiska Ee Dowlada Ethiopia oo kashaneysa Xafiiskeeda dhinaca Maamulka Somalida Ee Ethiopia ayaa sii weyn u baadi dooneysa lafaha Meydkii Seyid Maxamed Cabdulle Xasan, Waxana baaritaanada la woda Dowlada Degaanka Somalida oo Wakiil iyadu ka ah Dowlada Federaaliga Iyo Weliba khubuuro Ajaanib Ah Oo ku takhakhustay Arrimahan, Buurta Sarmaan ee Duleedka Iimeey [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Ethiopia | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Gen Cadde Muuse ayaa galabta sii diiran logu soo dhoweeyey magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar, Waxana la filaya inu kulamo maalinimada beri ah la qato Odayaasha iyo wax garadka Beesha Cismaan Maxamud, Madaxweynaha hore ayaa maanta Barqanimadi ka soo Kicitamay magaalada Bosaso
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 7 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Mudooyinkan dambe waxaa soo baxay mas`uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo Xisbiga Udub oo adeegsada hadallo dadka iyo dalka Somaliland loogu kala qaybinayo Bari iyo Galbeed si la iskaga horkeeno Beelaha Dhexe ee Somaliland. Hadalladan oo ay ka dambeeyaan cadowga sokeeye iyo cadowga shisheeye ee Jamhuuriyadda Somaliland waxaa dabada ka riixaya madaxweyne Daahir Riyaale oo u [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku Eedeyey Culus Uu soo jeediyey Gen Cadde Muuse Madaxweynahii Hore ee DGPL waxana u sheegay Faroole isaga oo ka hadlaya magaalada Garoowe in Cadde Muuse u yahay ninka hoos ka woda Dabka iyo Xiisadaha ka socda Degaanada Gobolada Bari Iyo Karkaar kuwas oo loga [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 17 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Madaxda Shaqaalaha Idaacada Codka Nabada ee magaalada Muqdisho oo shir jaraa’id u qabtay maanta Bahda Saxaafada ayaa sheegay in la dhacay Frequency-ga Idaacada ka soo geli jirtay kaasi oo u sheegay inay dhacday Idaacad u sheegay inay leeyahiin Dad Somaliya aan u dhalan oo Ajaanib ah taasi oo ah Idaacada Bar-kulan lagu magacabo ee dhowaan [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | 4 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka Kaluumeysiga Iyo Khayraadka badda Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan (Ibbi) ayaa sii adag u Difaacay Madaxda Maamul goboleedka Puntland Iyo weliba Safiirada Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya kuwas oo lagu Eedeyey inay iibsadan Dal ku gaalo Ama Fiisayaal
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Waxa maanta lagu arki karay Wadooyina Iyo Weliba Xurmo badan Oo Dowladeed Ciidamo aad u fara badan oo la soo dhoobay goobaha sidaa gaarka ah Ciidankaasi dadweynahu ugu arki kareen waxa ka mid ah Xurunta Gobolka Bari, Banaanka Xurunta Dowlada Hoose Ee Bosaso, Dekeda Magaalada, Bangiga Dhexe Ee Magaalada
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka Madaxtooyada Dawladda Koonfurta Afrika Collins Chabane, ayaa ka hadlay qadiyadda Madax-Banaanida Somaliland iyo Aragtidooda la xiriirta. Waxaanu sheegay in Somaliland ay Mudan tahay in lagaga daydo habka loo maro dhismaha Qaran jira
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 3 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
In kasta oo aan weli sii rasmi ah loo aqoon wadanka laga leyahay Markabkan ayaa hadana Boqolaal dadweynaha magaaalada Bosaso ah waxay Xeebta u taagan yahiin sii aay bal u daawadan Markabkan dagaal ee aay ka duul kacayan diyaaradaha qumatiga u kaca, waxana dadweyna arrintani ku Abuurtay
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Macalinka Kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ka dalbaday Ciyaar yahanka Paul Paul scholes inu baaqi ku sii ahado garoonka Old Trafford, Isaga oo sheegay inu ku rajo weyn yahay inu Ciyaar yahanku Heshiis Csuub u saxiixo kooxda Manchester United, Ciyaar yahan Scholes Ayaa Heshiiska Manchester United kaga Eegyahay Xagaga Soo Socda, Waxna u [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Kubada Yurub | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Inaas markuu ku hadaaqay ayaa reerkiisi isla garteen in ay Qur’aan saaraan, Arrintaas Samiiro waxba kama ogeyn, In kastoo markii dambe Ikraan u sheegtay in Xaaladiisu xun tahay oo u dhimir la’aan qarka u saaran yahay, Samiiro uma diir nixin Akhbaarta Ikraan, Waxayna ugu jawaabtay ”NASIIBKIIS” Saacid Xaaladiisu aad ayay u sii Xumaatay waxaana loogu [...]
Filed under: Wararka | Tagged: SHEEKO | 3 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa la filaya inu Cafis u fidin doono tiro Maxabiis ah oo ku jirta Xabsiga magaalada Bosaso, Kuwas oo Dhamaantood ku Eedeysan Hawlo Burcad badeednimo, Taliye Ku Xigeenka Booliska Pl Maxamed Siciid Jaqanaf
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Kulan Balaaran oo Aay Albaabadu u Xiran yahiin oo aay yeeshen Madaxweyne Faroole Iyo Weliba Xildhibaan ka soo jeeda Beesha Cismaan Maxamud oo ku jira Golaha Baarlamaanka kuwas oo aay weheliyaan Odayaal iyo Wax garad ayaa lagu kala kacay Saqdii Dhexe ee Caawa, Iyada oo aan wax naatijo ah aysan ka soo bixin
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 3 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Lee Jin-Gyu oo ah 28 jir u dhashay K/Kuuriya ayaa guursaday barkin. Lee oo haatan ku nool dalka Japan ayaa sheegay inuu aad u jecel yahay barkintan sidaa darteedna uu goostay inuu guursado. Inkastoo ay arintan aad uga yaabisi dadka dagan dalkaasi, hadana Lee ayaa qudhiisu aaminsan inuu saxan yahay uuna helay jaceylkiisii
Filed under: Uncategorized | Tagged: La Yaabka Dunida | Comments Off