Garaadka Guud ee Beelaha SSC oo loo diiday Shirkii Garowe

Wararka aanu ka helayno Madaxtooyadda Garowe ayaa wax ay sheegaan in maantay uusan gabi ahaanba goob joog ka aheyn shirkii maantay lagu saxiixday heshiiskii ka dhacay Xarunta Madaxtooyadda, taasina waxaa loo aaneyay ka dib markii uu irida hore ee Madaxtooyadda Garowe Garaad Jaamac Garaad Cali nin ay ehelo yihiin

Cadde Muuse iyo Faroole oo Xidhiidh Telephone dhexmaray

Faroole: Cadde Muuse, Boqor ii waran maxaa iga kaa dambeyay waa Maxay mucaaradka aad igu wadidi.? Cadde: Yaaqee, adiga beenee laguu sheegaaa mar la arko, aniga adiga heshiis lee nahay, Laakiin hadii aad ka baxdo Shidaalkii Dharoor dagaal ayaa xiga?

Faroole Waxa Uu dhiman wax ka yar Daqiiqad ( Wareysi Dheer)

Xoghayaha Madaxweynaha Ayaa la sheegay inu Khadka Telfoonka kula xiriiray Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiyeyaasha ka dagaalama Koonfuurta Somaliya waxana Dhexmaray Sheekadan oo ah mid Sir ah

Xasan Abshir Oo Warsidaha Somalifans Online ku Sifeeyey Mooryaan Internet

Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa sii kulul u weeraray Warbaahinta Somalifans Online isaga oo ku tilaamay Mooryaan Internet oo aan waxba ka aqoon Xeerka Iyo Anshaxa Saxaafada, Xasan Abshir Faarax oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Hotel Guuleed ee magaalada Garoowe ayaa sheegay in Been Abuur aay Ka Faafisay Somalifans Online

Xasan Abshir Oo Iibsaday Gurigiisi

Xasan Abshir Faarax Oo ka mid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya in dhowaalana ku sugna Magaalada Garoowe ayaa la soo sheegaya inay soo food saartay Xaalad Dhaqaale Xumo oo sababtay inu Gurgii aad u weyn oo u ku laha Magaalada Garoowe ka iibsado Abshir Cabdullaahi Booyaax oo aay Ehelo Hoose yahiin kana mid ah Saraakiisha Madaxtooyada [...]

Puntland Oo Baaq U Jeedisay Hay’adaha Calaamiga Ah

Isku duwaha Wasaarada Qorsheynta Iyo Xiriirka Calaamiga ah Cabdirashiid Axmed halac ayaa ugu baaqay Hay’adaha Calamiga ah ee ka hawlgala Puntland inay gargaar la iyo deeq la gaaran dadka Abaaraha daba dheeraday ee ka jiray Puntland Shantii Sano ee ugu dambeysay wax la gaaran

Mareegta Wiilka Madaxweyne Faroole Oo Guddiga Nabadgelyada Nugaal Ku Tilmaamay Dameero

Mareegta Garowe Online Oo U iska leyahay Wiilka Madaxweyne Cabdiraxmaan faroole ayaa ku muujiyey Mareegtiisa Sawir la yaab leh, Isaga oo ka dhigay Guddigii Nabadgelyada Dameero, Lama oga Sababta u Talabada Ugu Dhaqaaqay Wiilka Madaxweynahu Haddaba Halkaan ka Daawo Hab dhaqanka Wiilka Madaxweynaha

Ganacsade Masri Ah Oo Racfaan Ka Qatay Dil Lagu Xakumay

Hisham Talaat Moustafa oo Ah Ganacsade caan ah oo u dhashay dalka Masar ayaa Racfaan ka qatay Xukun Maxkamadeed oo ku dhacay Sanadkii Hore 21 Bishii May Mr Hisham Talaat ayaa lagu Eedeyey

Mas Sigaaryo Cab Noqday

Mas Saddex Sano Jira Oo nooca Reptile-ka ah kuna nool Magaalada Taipei ee Xarunta dalka Taiwan ayaa noqday Sigaaryo cab kadib markii uu lasoo wareegay Mulkiilaha cusub ee soo iibsaday Sho Lau ayaa sheegay in Maskiisu

Madaxweynaha Sudan Oo Kab Ka Badbaday

Madaxweynaha Dalka Sudan Omar Hassan al-Beshir ayaa ka badbaaday kab lagu soo tuuray, Madaxweynaha Oo ku jira hool weyn oo u ku qabilo Martidiisa, ayaa la sheegay in u nin lagu qiyaasay Afartan sano jir u ku soo tuuray Kabtiisa, In kasta oo Sii degdeg ah aay Ciidanku arrinka uga hortageen aysana kabtu ku dhicin [...]

Nin Isku Dayey Inu Dilo Pope John Paul II Oo La Fasaxay 30 Sano Kadib

Ninkan Oo Turki Ah ayaa lagu magacaaba Mohamed Ali Agca, waxana u Sanadkii 1981 Isku dayey inu dilo Badaariga ugu weyna Kaniisada Vatican-ka Ee Hore Pope John Paul-kii Labaad, Waxana Ninkan tan iyo xiliga u ku xirna Xabsi ku yaala Dalka Turkiga

Maxkamada Emaratka Carabta Oo Dembi La’aan Ka Dhigtay Sheikh Issa

Maxkamad ku taala Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Emaratka Carabta ee AlCeyn ayaa dambi la’aan ka dhigtay Sheikh Issa Bin Zayed Al-Nahayan oo aay Walaalo yahiin + Video

Malaysia Oo Kaniisado La Weeraray

Saddex Kaniisadood oo ku yaala Magaalada Kuala Lumpur ayaa weerar lagu qaday Habeenimadii Xalay Mid ka mid ah Kaniisadaha Ayaa khasaaro soo gaaray Dabaqeeda

Bom Ka Qarxay Guri Ku Yaala Karachi

Guri ku yaala Bartamaha magaalada Caasimada u aha Dalka Pakistan ee Karachi ayaa bom ka qarxay Maanta Gurigan ayaa la sheegay in u aha goob aay ku dhumaleysanayeen

Somali pirates hijack ship, 28 North Korean crew

Spanish judge indicts 2 suspected Somali pirates

Somali insurgents say Puntland region “unIslamic, oppressive”

Yemen captures eight Somali pirates

French navy captures 12 pirates off Somalia

EU plans training missions for Somali forces

Spain calls for blockade of Somali pirate ports

Hooyadda Ugu Yar Aduunka Oo Ilmihii Saddexaad Uurka Ku Sida

Greek cargo ship hijacked by Somali pirates

Somali pirates demand $3M for ship with 18 crew

Somali pirates hit oil tanker in long-range attack

Captured Spanish fisherman believes freedom nearer

Somali president travels to Nairobi

Spain refuses demand to free Somali pirates

Somali pirates threaten to kill Spanish hostages

Askaari Mareykan ah oo Dilay 13 Askaari Oo Kale (Sawiro)

Turkey navy commandos seize 5 pirates in Aden Gulf

Somali pirates transfer Spanish ship hostages to land

Yemen says Somali pirates hijacked one of its fishing boat

Suspected Somali pirates clash with Norwegian navy

Somali pirates hijack Yemeni fishing boat

Somali protesters hold anti-Israeli rallies

Diiwan Gelinta Somalida Uganda (Warbixin Kooban)

Uganda: 25540 Somalis register in Kampala

Burcad badeed Somalida Heshiis, Afduub Iyo Digniin (Warbixin Kooban)

Somali pirates say ransom agreed for Greek ship

Somali Pirates Strike Again By Seizing Thai Fishing Boat

Family of missing Brits meet Somali PM

Man who says he’s over 100 marries teen

Somalis get first-ever debit card

Insurgent mortars again target Somali president

Gabadh Masiixi Ah oo lagu dilay Gaalkacayo

French fishing vessel exchanges fire with pirates

Three killed in Mogadishu clashes

UN: More money needed to push Somalia forward

Burcad badeeda Somalida oo Afduubtay lamaane u dhashay Ingiriiska

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers