Posted on January 21, 2010 by Admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu saaka Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti ka socda Safaaradda Dawlada Britten ay ku leedahay Dalka Ethopia. Waftigaas oo booqasho gaaban ku yimi Somaliland waxa hogaaminayay Safiir ku Xigeenka Safaarada Britten ee Dalka Ethopia Mr John Marshal +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Daahir Rayaale, Somaliland, Warsaxaafadeed | Comments Off
Posted on January 21, 2010 by Admin
Mudanayaasha Golaha Baarlamanka Dalka Taiwan ayaa gacanta iskula tagay kadib markii Xildhibaanada Muxaafidka ahi soo bandhigayn qorsho ay si weyn uga soo horjeedaan Mucaaradka oo inta badan diida xiriirka lala yeelanayo Dhul Weynaha Shiinaha +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Baarlamaan, Taiwan | Comments Off
Posted on January 20, 2010 by Admin
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta u duulisay waddannka Turkiga askar dhaawac ah, kuwaas oo Soomaaliya aan lagu daaweyn karin, si arrintooda wax looga qabto dalka Turkiga ee aan saaxiibka iyo walaalaha nahay Warsaxaafadeed+Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Somalia, Muqdisho | Comments Off
Posted on January 19, 2010 by Admin
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo in mudo ah wada-socday, welibana isguursaday Wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa qadka teleefanka inagula soo
Filed under: Wararka | Tagged: Arrimaha Jacaylka, Malaysia, Xasan Cadde | Comments Off
Posted on January 18, 2010 by Admin
Weerar yahanka Xulka Masar Amr Zaki ayaa qaab deyn ah ugu wareegay kooxda Ingiriiska ah ee Hull City, Kooxda Zamalek ee dalka Masar ayaa Ciyaar yahankeeda Amr Zaki ku siisay kooxda Hulla Heshiis deyn ah, kaasi oo u ugu ciyaarayo kooxda Hull City Muddo Afar Bilood ah
Filed under: Uncategorized | Tagged: Amr Zaki, Ciyaaraha Yurub | Comments Off
Posted on January 18, 2010 by Admin
Munaasabad balaaran oo lagu soo dhowenayo Amiir Maxamud Yusuf Ciise, oo ay kasoo qayb galeen Isimo, Masuuliyiin, Kasocday Dowlada Puntland, waxgarad, Siyaasiyiin, bulshada kala duwan ee Jaaliydaha reer Puntland iyo Marti Martisharaf kale ayaa lagu qabtay Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland, Somalia, Sweden | Comments Off
Posted on January 18, 2010 by Admin
Nin Hubeysan Ayaa Habeenimadii xalay ku dilay Saddex Nin magaalada Bosaso, Ragga la dhintay ayaa waxa ku jiray Nin Ka Ganacsan jiray Khamriga Ragga la filay ayaa ku sugna Goob Meherad ah oo lagu Iibsho Khamriga, waxana dadka dhintay ka mid ah Mulkilahii Meherada oo lagu magacaabi jiray
Filed under: Wararka | Tagged: Bosaso, Puntland | Comments Off
Posted on January 17, 2010 by Admin
Boqorka Iyo Boqoraada Cumar Xasan Cali Mire Iyo Miski Cabdi Cali Kusow ayaa Wiil ugu dhashay Magaalada Heeg ee Wadanka Holland, Wiilkaaso loo baxshay Shuceyb Cumar Xasan Cali Mire Haddaba Anaga oo kala joogna Daafaha Dunida Waxanu
Filed under: Wararka | Tagged: Hambalyo, Somaliland | Comments Off
Posted on January 16, 2010 by Admin
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay safarka uu ku joogo dalka Maraykanka iyo kulamo uu la yeeshay masuuliyiin Maraykan ah
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 15, 2010 by Admin
Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimca ah, Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 15, 2010 by Admin
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridk ahee UCID Enjineer Faysal Cali Waraabe ayaa Habeenimadii Xalay soo caga dhigtay garoonka Diyaaradaha ee Brussels isagoo ka soo kicitimay caasimada Finland ee Helsink + Sawiro
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 14, 2010 by Admin
Dhacdadaan ayaa waxay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo ay dhex martay isbarasho yaab leh, waxaa hubaal akhristaha sharafta lahow, inaad yaabi doontit Dhacdadaan lamaanaha ee dhax martay ayaa waxaa lagu kala magacaa Mubaarak iyo Ruun. Mudane Mubaarak oo inala soo xiriiray ayaa inooga waramay sidii
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 10, 2010 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 10, 2010 by Admin
Somaliland waxa ka jira saddex golle qaran, oo mid kastaaba leeyahay awoodihiisa u gaarka ah marka loo eego dastuurka dalka, golaha guurtida oo ka mid ah saddexda hay’adood ee wadanka ugu sareeya, isla markaana lagu tilmaamo ka ugu awooda badan madama uu yahay barta keliya ee loo noqodo marka wadanka ay soo
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Admin
Waxa jira Laan loogu Magac daray CID – taasi oo dhanka Maamulka Pl u qaabilsan dabagalka iyo inay wararka dawladda liddiga ku ah soo dhega dhegeeyaan. CID – malaha shaqaale nidaamsan oo laga dhex garto
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 8, 2010 by Admin
Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimca ah, Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso. Akhristayaasha Qiimaha iyo Qaayaha lahow maanta
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 7, 2010 by Admin
Waxaa maanta si wadajir ah deeq isugu jirta bustayaal iyo joodariyaal u soo gaarsiiyey Xarunta dadka Waalwaalan ay ku jiraan Ururka Wadaniga ah ee Kaalo iyo Ururka Haweenka ee Sweden + Daawo Sawiro
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 6, 2010 by Admin
Subax walba oo dilaaca adduun aanu ku nool nahay, wax yaabo kala duwan baa ka dhaca, qaar waala dilaa, qaar waala xiraa, qaar waala dhacaa, qaarna waala heyb soocaa. Hadaba tan ugu xanuunka badan ayaa waxay tahay Qof Muslim ah oo inala mid ah ayaa dhaawacyo kala
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 5, 2010 by Admin
Dhacdadaan oo ah mid dhamaantiin idinka wada yaabin doonta ayaa waxay ka dhacday dalka Ingiriiska, hadaba sheekadaan waxaa inooga sheekeyey Wiilkii ay ku dhacday qisadaan, hadaba Sheekadu waxay ku bilaabaneysaa sidatan
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 5, 2010 by Admin
Hay,adda VSF Germany oo maanta deeq xoolo ah gaarsiisay ku dhawaad 100 Qoys oo isugu jira dadka Barakacayaasha iyo kuwa danyarta ah + Daawo Sawiro
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 3, 2010 by Admin
Tan markii ay Meesha ka Baxday Dawladii dhexe ee Somaliya waxa soo badanayay Dilka iyo Afduubka Wariyaasha Xerda Fiican ee Somaliya ka shaqeeya kuwaasi oo wiilal iyo Gabdho, leh Tira wariyaal ah ayaa lagu Khaarijiyay Somaliya xili ay shaqadooda Gudanayeen, Halka Tira intaasi leg ay ka Haajireen dalka iyaga oo Miciin Biday dalal kale oo [...]
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 3, 2010 by Admin
Jamacadda KLIUC, waxay ahayd xarunta tababarka howlaha guud ee dalka Malaysia, taasoo ay maamuli jirtay wakaalada howlaha guud ee dalkaasi ilaa 1997. Sanadkii 1997 ayaa waxaa laga dhigay (College) Koleej khaas ah oo ka madax bannaan
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 2, 2010 by Admin
Ereygan Midgaan ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel walba oo
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 2, 2010 by Admin
Min-Guurshe: Architect Yusuf Botan, Isku Dubaridkii iyo Saxitaanka Eng. Muhidin Hussein Eid, Asluubayntii Eng. Mohamud Siwaqron, Qalinkii Prof. Farjac
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 2, 2010 by Admin
Waxaa Jaamacadda weyn ee UIA-da ee dalka Malaysia iskugu yimid boqolaal Arday oo Soomaali ah iyadoo lagu dooranaayey gudoomiye cusub halka uu goob-joog ka ahaa gudoomiyihii hore ee Ardayda Soomaaliyadeed isagoo jeekada gudoomiyenimo ku wareejiyey gudigii tirinaayey codeynta Ardayda dhiibatay
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 1, 2010 by Admin
Abaara 11:30- Maalinimo ayaa Kulan Balaadhan ay isugu Yimaadeen Wariyaasha Reer PL ee ku Sugan Caasimada Kenya ee Nairobi, Kulankaasi ayaa ka dhacay Hotel barakaat ee ku Yaala Streat 12-ka, waxana lagu Casumay marka laga Reebo
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 1, 2010 by Admin
Akhristayaal Maanta Barnaamijkaynii Kororso Aqoontaada waxaa ku soo qaadan doonaa Jawaabihii 15-kii Su’aaladood ee aan idin dirnay Jimcihii lasoo dhaafay, Hadaba akhristayaal ka faa’iideysi wanaagsan, Naftaada U Faa’iidey Si Beri Lagaaga Faa’iideysto
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 31, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 31, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 30, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 30, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 29, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 28, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 28, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 28, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 28, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 27, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 27, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 26, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 26, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 25, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 25, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 22, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 22, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 21, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 21, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 21, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 20, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on December 20, 2009 by Admin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on December 9, 2009 by Admin
Filed under: Uncategorized | Comments Off