General Shariif shiikhaaloow ayaa maanta koofiyadii bluega aheed iska tuuray kadib markii fadeexadii ugu weyneed soo martay.
Filed under: Wararka | Comments Off
General Shariif shiikhaaloow ayaa maanta koofiyadii bluega aheed iska tuuray kadib markii fadeexadii ugu weyneed soo martay.
Filed under: Wararka | Comments Off
The voice of 86 year old Mohamed macow from reer xamar tribe who sitting far back in the Somali transitional parliament in Mogadishu and is immediately followed booms, as many Somali xildhibaan pounds very hard on the ground in support of that statement from that old man.
Filed under: Wararka | Comments Off
Allaah ha u Naxariiste Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji CabdullaahiAyaa Maalinimada Beri ah lagu Aasi doona Hadii Eebe Idmo MagaaladdaBosaso ee Xurunta Gobolka Bari, Sidaa uu Saxaafadda u xaqiijiyeyXoghayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka ENG Axmed XaajiIbraahim Cartan BeeldaajeDiyaar garow xoog leh ayaa ka socda magaalada Bosaso, oo logu diyaargaroobi Aaska Beeldaajaha, Waxana la filaaya inay [...]
Filed under: Wararka | Comments Off
Assalaamu caleykum, Dastuur waa shay ku cusub caalamka oo dhan. Dastuurka ugu da’da weyn waa dastuurka mareykanka. Waxaan ka soo wareegtay 223 sano xiligii dastuurkaas la hirgaliyay. Waa maxay Dastuur?
Filed under: Wararka | Comments Off
Tayo Party iyo Hiil Qaran waa labo xisbi oo Hada rajo ka qabo inee kusoo biiraan Siyaasada dacas la’aanta ah ee Soomaaliya maanta kajirto. labadan xisbi wey ka duwanyihiin xisbiyadii hore Soomaaliyo. Kow, labadaan xisbi waxaa lagu soo dhisay wadamada galbeedka. Raga hogaaminaayo xisbiyadaan waxey kunoolyihiin wadamada galbeedka. 2o sano in kabadan ayuu wadankeena dowlad [...]
Filed under: Wararka | Comments Off
Parliament-ku waxay masuul ka yihiin in ay sharci u sameeyaan hantida wadanka, dawladdu waxay masuul ka tahay in ay ilaaliso hantida ka dhaxaysa dadka meel kasta oo ay wadanka ku yaaliin. Maadaama aanu jirin nidaam cashuurta loogaga ururiyo sharkadaha iyo dadka baayacmushtarka ah laguna ogaado faa’iidada ay helaan sanadkiiba iyo xaddiga lacagta ah ee ay [...]
Filed under: Wararka | Comments Off
Wargeyska ayaa wuxuu ka hadlay arrimaha geeska Africa qasatan soomaaliya , Asagoo shegay Hogaamiyaha Al-Qacida Osaama Binu Latin inuu Tageero Hiil iyo Huba siiyo Al-Qacidada Labaad ee ka Dagalanta Somaaliya ee Al-Shabaab. Osma binu ladiin Cajalado iyo Video uu usoo diray
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
General William Ward waxa uu u xogwarramayey guddi ka tirsan golaha Senate-ka Waxanu warbixintiisa ku sheegay inuu jiro qorshe haatan socda oo ah in gacanta lagu qabto magaalada Muqdishu
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 1 Comment »
Xiisado Cooladeed ayaa ka tagan degaanka Ceeldheer ee Gobolka Sanaag, Xiisadana ayaa ah mid u dhaxeysa Labo Beelood oo halkaasi wada degan, Waxana Xiisadan la soo sheegaya inay tahay mid ka dhalatay Dhul Xoola Daqeen ah, Waxana laga soo sheegaya halkaasi Xiisad iyo Abaabulo dagaal oo labada Beelood isku diyaarin
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | 1 Comment »
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somalia | Comments Off
Ismaaciil Maxamud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda, ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Xuubsireed ayaa Ganafka ku dhuftay in uu la kulmo Madaxwayne Sheekh Shariif iyo Wafdigiisa uguna baaqay in uu iska casilo xilka Madaxwaynanimo Madaxwayne Sheekh shariif iyo Wafdigiisa oo mudo laba maalmood ah ku sugnaa Magaalada London ayaan mar aan la xiriirnay
Tahniyad Aroos oo ku socota Mudane Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) Iyo Aamino Zahro Maxamed Axmed oo ka dhacay Dalka Holland, 01/March/2010 Ilahay Waxaanu uga baryeeynaa inuu Qoyska Cusub ka yeelo kuwii isku raaga, ubad khayr qabana kala Hela Aamin Aamin, Tahniyadan Aroos Waxa Diraya
Waxa bar yahan danbe ama muddo dheer socotay Maxakamad iyo dacwad ku socota gacan ku dhiigle Cali Samatar hadaba Ayada oo wadanka uu ka dhacay afo colaadeed oo la xuso hadana waxa Somaliland oo la soo labatay xoriyadeedii luntay 1960 dhamaadkii dhib aad ubadana loo soo maray hadaba waxaas oo dhan waxan uga socdaa
Filed under: Uncategorized | Tagged: Abaaraha Somaliland, Somaliland | 2 Comments »
Beeldaaje Maxamud Beeldaaje Faarax Iyo ku Xigeenkiisa Cabdilqaadir Yusuf Daahir ayaa maanta sii rasmi ah ula wareegay Xilkooda, kadib Magacabidii Madaxweyne Faroole ee 25 Bishan, Labada Mas’uul ee Xilka la wareegay Ayaa kala wareegay Xilka Duqii Degmada Cabdirisaaq Xaareed Oo Xiligan noqday Wasiir Iyo Cabdiqaadir Maxamud Jicif oo
Dawlada Sucuudiga iyo Qaar ka mid ah ururada Yuhuuda ee dalka Mareykanka ku nool ayaa la sheegay inay iska kaashanayaan qorshe ku saabsan siddii ay maxkamada sare ee Maraykanku ay waxba kama jiraan uga dhigi lahayd kiiska dambiyada dagaal ee lagu soo eedeeyay Cali Samatar inuu ka galay dadka reer Somaliland xiligii
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Tababarkan oo soconayey Mudo dhan 5cisho ah oo lugu baranayey Habka xifad ganacsiga loogu faaidaysankaro (Busess TART UP TRAINING )ayaa Maalinimadii Shalay oo taariikhdu ahayd 8/3/2010 waxaa uu ku soo gebageboobay Xarunta Hay,adda Wadaniga ah ee TADAMUN SOCIAL SCAITY(TASS)
Madaxweynaha Somalia Sh Shariif Sheekh Ahmed waxa uu xalay ka hadlay xarunta Chatham House ee magaalada London. Ka horna waxa uu la kulmay ra’iisal-wasaaraha Gordon Brown
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Iyo Shabaab, Somalia | 3 Comments »
Endurance Idahor ayaa waxa uu ku geeriyooday dalka sodan tariikhdu markii ay ahayd todobadii bishan ,waxaa uu ka mid ahaa ciyaaryahaniinta ugu caansan dowriga dalka sodan, waxaan jeclahay in aan tariikhdiisii si kooban uga hadlo
Filed under: Uncategorized | Tagged: Kubad | 2 Comments »
Xafiiska Warfaafinta Maamulka Ahlu Suna Waljameeca ee ka Arrimiya Gobolada dhexe ayaa maanta ugu Baaqay Suxuufiyiinta ka hawlgasha Degaanada aay ka taliyaan, Inay iska diiwan geliyaan Xafiiska Warfaafinta Ee Ururka Alhu Sunna Muddo Saddex Cisho Gudahood Ah
Shaley oo Taariikhdu aheyd 25.02.2010 Wasaarada Shaqada, Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Dowlada Puntland waxa ay soo saartey bayaan caalami ah oo ay kalsoonida kala noqotay Ururka Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed, kaasoo ay ku eedeysay in aysan matalin dhamaan bulshada Soomaaliyeed Dhegeyso
Bismillaah Wassalaatu Wassalaam Callaa Rassuu-llaah Scw -Assalaamu Caleykum Waraxmtullaah Wabarakaatuh – Dad badan ayaa aaminsan in dhalinyarada kunool qurbaha ay ka dhibaato yar yihiin kuwa kunool guddaha dhulkii hooyo , iyagoo u aaneeya ammaanka iyo imkaaniyaadka nololeed ee ay ku haystaan dalalka ay magan galyada ku joogaan
Filed under: Uncategorized | Tagged: Waxa Qoray Naasir Faarax | 2 Comments »
Qoraal si rasmi ah maantay ay Saxaafadda u soo gaarsiiyeen Odaaysha, Nabadoonadda, Waxgaradka, Culu’odiinka iyo Aqoonyahanadda Beesha Cali Saleebaan ayaa waxa ay sheegeen in ay Kalsoonidii kala laabteen Maamulka Madaxweyne Dr.Cabdulraxmaan Sheikh Maxamed Farole
Filed under: Wararka | Tagged: Beesha Cali Saleebaan | 12 Comments »
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed, lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaa C/laahi iyo Hoodo. Hadaba C/laahi ayaa lasoo xiriiray wariyayaasha barnaamijka Isha Dhacdooyinka Caalamka, isagoo uga waramay sidii wax ay u dhaeyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan
Filed under: Uncategorized | Tagged: Arrimaha Jacaylka | Comments Off
Tacsi Qarameed ayaa maanta Madaxtooyada Soomaaliya loogu sameeyey, Alle ha u naxariistee, marxuum Saleebaan Colaad Rooble, Wasiirkii hore ee Dhallinyarada iyo Sportiska, oo 12-kii bishaan ugu dhintay dalka Sucuudiga, dhaawac culus uu ka soo gaaray, falkii argagixiska ahaa ee December 3, 2009 ka dhacay Hotel Shamo +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Muqdisho | 1 Comment »
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya, taasoo salka ku heysa kadib markii gabar dhigata dugsiga dhexe loo-guuriyay nin aysan dooneyn
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Ayaan Cali | Comments Off
Dhamaan dadkan hoose ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday marxuum Eng/mohomed suleman farah oo asbuucii hore ay ku dileen ciidamada shahaada la dirika ee loo yaqaan (PIS) Magaladda qardho meel u dhow
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Mustafe mohomed salaad | 1 Comment »
A/Calaykm WWB, Ilaahay baa mahad leh, nabad iyo naxarisna nabigiisa allaha yeelo. Maadaama dalkaygii la duminayo, dadkeygiina la gumaadayo ayuu ii muuqday Wareysi dhex maray Dadkaygii iyo wixii dhibayey intii aan ka gaaray 14-02-2010, waana tan
Filed under: Uncategorized | Tagged: Waxa Qoray Cali Jeyte | Comments Off
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dhagax-dhig u sameeyay masjid laga dhisayo gudaha Madaxtooyada Villa Somaliya. Masjidka oo halkii marbna ay salaadda ku oogi karaan in ka badan 400 oo ruux +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Somalia | Comments Off
Huiz Leong waa gabar u dhalatay dalka China kana soo jeeda magaaladda Shanghai ayaa waxaa lagu soo waramaayaa in’ay iska soo tuurtay guri ka kooban 17 biyaano kadib markii ay ka maseertay gacaliyadeeda oo la-socday gabar kale Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan Miss Huiz in ay meel cidlo ah ka maseertay kadib
Filed under: Wararka | Tagged: Xasan Cadde | Comments Off
Soomaalida Britain oo qaban-qaabo xoog leh ugu jira sidii loo siideyn lahaa oo ay dib u xoriyadooda ugu heli lahaayeen lamaane ingiriis ah
Filed under: Wararka | Tagged: Ogaysiis Muhiim Ah | Comments Off
Waxaa Todobaadkan ka socda magaalada Neyrobi, dhaq-dhaqaaq iyo xusul duub loogu jiro qabsoomida kulan balaaran oo la doonayo in lagu muujiyo dareenka shacabka Somaliyeed +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Cigaal Dheere | 1 Comment »
A/C, Ilaah baa mahad leh, nabadgelyo iyo naxariisna rasuulkiisa allaha yeelo, intaa kaddib Qallinkaygu waa ooyaa keliya 11 Feb, 2010, wuxuu la murugaysanyahay kuwa la kala baxay magacyada dawlad iyo mucaarad, ee ma naxaanka ah, dareenkii dadnimo ka tegey
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Cali Jeyte | 1 Comment »
Dhacdadaan ayaa waxay u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed oo aad isku jeclaa, kuwaasoo qaraabo ahaa. Labadaan lamaane ayaa waxaa lagu magacaagaa Hanad iyo Raaxo
Filed under: Wararka | Tagged: Xasan Cadde | Comments Off
Bahda Somalifans waa idiin Salaamayaa, Dawladda kumeelgaarka ahna waad salaamantihiin, Punltand waad salaamantihiin Somali oo idil waad salaamantihiin, Al Shabaab Al-Mujaahideen waa idiin salaamay, Somaliland waad salaamantihiin, Xisbul islaam halkaada ku Salaamantihiin, Xarakatul Suufiya
Filed under: Uncategorized | Tagged: Waxa Qoray Axmed Kisima | Comments Off
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta jaamacadda Barigaa afrika xarunteeda Garoowe ayaa waxa uu maamulka Jaamacadda Qeybteeda Garoowe waxa uu ku soo bandhigay 130 arday oo maanta u fariisanaya imtixaanka semmisterka 1aad
Filed under: Wararka | Tagged: Jaamacada Puntland | Comments Off
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay wiil iyo gabar uu jaceyl ka dhaxeeyey kuwaasoo isla gaaray ilaa heer guur balse ku kala tagay si’aanan wanaagsaneyn. Lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaa Mustaf iyo Nasra. Mustaf ayaa xiriir lasoo sameeyey wariyayaasha Barnaamijka Isha Dhacdooyinka Caalamka, isagoo inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn. Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan.
Filed under: Uncategorized | Tagged: Waxa Qoray Xasan Cadde | Comments Off
Shir i jaraaid oo ay maanta sida wadajirka ah ugu wada qabteen Xarunta Madaxtooyadda ee Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiirudowlaha Dastuurka Iyo Arimaha Federaalka Iyo Wasiirudowlaha Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa waxa ay ku soo bandhigeen Tartanka Heesta calanka iyo tafaasiil dheeraad ah oo la xiriirta isla heesta calanka ee Dawladda Puntland waana +Warsaxaafadeed
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Puntland | 1 Comment »
Kooxda Masar ayaa ku guuleysatay Koobka Qarada Africa ee ka socda Wadanka Angola, Kooxda Masar ayaa ka guuleysatay Kooxda Ghana Hal gool iyo waxba, Goolka Kaliya ee Masar waxa u dhaliyey Xiddiga Mohamed Naji Gedo Daqiiqadii 85 Ee Qeybti Dambe Daawo Goolkii Ciyaarta
Filed under: Uncategorized | Tagged: Egypt 1 - 0 Ghana | Comments Off
Anagoo oo ah ardayda Somaliyeed ee Waxkabarata dalalka Hindiya,Malaysiya,Chine,Uganda,Kenya,Egypt Iyo Weliba IndonosiaWaxaan halkaan tacsi tiiraan yaleh uga diraynaa dhamaan shacabka Somaliyeed geeridii ku timi Alle raxmadii jano hakawraabiyee Gudoomiyihi Ururka isku xirka ardayda Somaliyeed
Filed under: Wararka | Tagged: Ina Lilaahu Waa Ina Ilaayhu Rajacuun | 3 Comments »
Allaah ha u naxariiste Waxa fiidnimadii caawa lagu toogtay Bartamaha magaalada Bosaso gaar ahan Agagaarka Xalwo Kismaayo Two Gudoomiyahii Ururka Isku Xirka Ardayda Somaliyeed (SSCO) Cabdullaahi Mahadi oo loo Aqoonjiray Sayidka Faahfaahin
Filed under: Wararka | Tagged: Ina lilaah Waa Ina Ilayhu rajacuun | 8 Comments »
Kooxda Ghana ayaa u soo baxday Ciyaarta Finaalaha ee Horyaalka Africa, Kadib markii aay Ciyaartii Caawa aay la ciyaartay Xulka Nigeria kaga guuleystay Hal Gool Iyo waxba +Video
Filed under: Uncategorized | Tagged: Koobka Africa | Comments Off
Magaalada Baladweyne ee xurunta Gobolka Hiiraan ayaa wax yar ka hor waxa dib uga bilowday dagaaladii u dhaxeeyey Ururka Xizbul Islaam Iyo Maleeshiyada Ahlu Sunna waljameeca, dagaalka ayaa la soo sheegaya inu sii toosa uga bilowday Xaafadaha bariga Iyo Waqooyiga magaalada Baladweyne, Waxana la soo sheegaya in la isku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan
Filed under: Wararka | Tagged: Dagaalada Baladweyne | Comments Off
Raiisalwasaaraha Ethiopia, Meles Zennawi, waxa uu sheegay inuu aad uga xun yahay shilkii diyaaraddii Ethiopia Airlines ee ku burburtay badda Meditrannean. Waxanu tacsi u diray dhammaan qoysaskii dadkii ku geeriyoodey shilkaasi Dalka Ethiopiana waxa laga dhawaaqay maalin qaran oo baroordiiq ah. Waxana caalamka uga kala imanaya dhambaallo badan oo tacsi ah
Filed under: Wararka | Tagged: Meles Zennawi | Comments Off
Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan ugu direynaa Aabe Cumar Ciise Mohamed iyo Hooyo Ayaan Cabdulahi Hassan (Tukke) Geerida lama filaanka ah ee ku timid gabadhooda marxuumad Aniiso Cumar Ciise oo ku geeriyooday Maanta dalka Canada magaalada toronto, waxaana subxaana qaadir ugu baryeynaa inuu jano fardowza ka waraabiyo
Filed under: Uncategorized | Tagged: Tacsi Tiiranyo Leh | Comments Off
Dagaal culus oo u dhaxeeya Xizbul Islaam Iyo Ahlu Sunna ayaa ka socda Agagaarka degaanka Ceelgaal ee Duleedka magaalada Baladweyne, Dagaalka ayaa la soo sheegaya inu yahay mid aad u kharaar oo la isagu adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan
Filed under: Wararka | Tagged: Xizbul Islaam Vs Ahlu Sunna | Comments Off
Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Siilanyo wuxuu maanta oo taarikhdu tahay Jan 21, 2010 kula kulmay aqalaka Kongreska ee Mareykanka xildhibaan Keith Ellison oo ah xildhibaanka ka soo jeeda ah gobolka Minnesota, gobolkaas oo ah meel Soomaalidu aad ay u deggen yihiin +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Axmed Siilaanyo | Comments Off
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaalo Xeebeedka ee Mombasa, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo uu ka dhaxeeyey Jaceyl aanan caadi aheyn. Hadaba wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa xiriir lasoo sameysay wariyayaasha barmaamijka Isha Dhacdooyinka Caalamka
Filed under: Wararka | Tagged: Xasan Cadde | 1 Comment »
DFKMG ah ee Somaliya ayaa ka jawaabtay warbixintii ay shalay soo saartay hey’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International Warbixinta ayaa ku baaqaysay in hubka la siinayo laga joojiyo DFKMG ah Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Dr Cumar Cabdirashiid | Comments Off
Akhritayaashada qiimaha lahow maanta Barnaamijkaan xiisaha badan ee Kororso Aqoontaada waxaanu ku soo qaadan doonaa 15 Su’aaladood, Jawaabahana waxaa dhankiina. Su’aalaha waxay noqon doonaan dhamaan Su’aalaha bilow ilaa iyo meeshii uu inoo maraayey. Hadaba akhritayaal ku soo dhawaada 15-ka Su’aaladood Jimcaha maanta ah
Filed under: Wararka | Tagged: Kororso Aqoontada, Xasan Cadde | Comments Off