Posted on March 17, 2010 by M. Joowe
Kadib wada tashi iyo Weliba gorfeyn dheer ee Xaalada Puntland Iyo wararka Beesha laga faafiyey waxa beeshu go’aamo maanta ka soo saartay Shirkii maanta lagu qabtay Xurunta Wasaarada Xanaanada Xoolahah ee magaalada Qardho, Waxana Go’aamada aay dhamaantood ahayeen kuwa
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 12 Comments »
Posted on March 16, 2010 by M. Joowe
Kulan balaaran oo maanta lagu qabtay Hotel Gufure ee magaalada Qardho ayaa soo gabagaboobay, iyada oo in badan la isla lafaguuray Xaalada ka tagan degaanada Puntland iyo weliba sidi beesha degaanku uga qeyb qadan laheyd Amniga iyo Xoojintisa, Waxana kulankan ka soo qeyb galay Odayaal Dhaqameed
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 5 Comments »
Posted on March 16, 2010 by M. Joowe
Wararka ka soo baxaya Magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar ayaa sheegaya inu Halkaasi ka socdo Xiligan Shir balaaran oo Albaabadu u xiran yahiin, Shirkan ayaa ka socda Hotel Gufure Waxana loga wada hadlaya Khilaafka soo kala dhexgalay Madaxweyne Faroole Iyo Weliba Gen Cadde Muuse
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 11 Comments »
Posted on March 15, 2010 by M. Joowe
Wararka Ka imanaya Magaalada Ceerigaabo Ee Xurunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya In Saddex Nin lagu dilay Labo kalena lagu dhaawacay meel wax yar u jirta degaanka Tuulada Tooraboora, Dadkan ayaa la sheegay inay Woteen gaari nooca iskarogo nooca Somalidu u taqano ah iyaga oo ka doontay Meel banaanka ka ah Tuulada
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by M. Joowe
Xiisadaha ka taagan Magaaloyinka waaweyn ee Puntland ayaa cirka isku Shareeraya Labadii Habeen ee ugu danbeysay, Cabsi weyn ayaa laga dareemay Magalada Bosaso oo halbole dhaqale u ah Maamulka Puntland Kadib markii Madaxweyna Puntland uu Soo saaray degreeti xilkii u kaga qaday Agaasimihii PIS-ta Halka warar lagu kalsooyahay ay tibaxayaan
Filed under: Uncategorized | Tagged: Puntland | 3 Comments »
Posted on March 14, 2010 by M. Joowe
Duqa Degmada Qardho Cismaan Buux Cali Oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa magaalada Qardho ayaa ka hadlay Arrimo badan oo aay ka mid yahiin, Mudaaharadkii Shalay kadhacay degmada Qardho, Hay’adaha calaamiga ah warar loo sheegay Iyo weliba Xaalada Guud ee degmada
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 13, 2010 by M. Joowe
Xog ahaan Tuulada Jeded waa goob qadiimi ah oo la asaasay wixii ka dambeeyay Sanadki 1940 kii,Jeded waxay ku taala goob biyo mareen ah,halkaasi oo ay had jeer ka dhacaan Daadad fatahaado wata kuwaasi oo iyagu dhibaato xoog leh u gaysta Dadka Degan Deegaanka Jeded Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 13, 2010 by M. Joowe
Waxa soo baxaya Abaabulo Iyo sansan dagaal oo mar kale ka dhacda degaanada Dowlad Goboleedka Puntland kadib markii u Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Xilka ka qaday Madaxii PIS-ta Ama Ashahado la dirirka Mr. Cismaan Diyaano, In ka badan 30 Gawaarida dagaalka ah oo gurmad ah ayaa la sheegay inay Habeenimadii
Filed under: Wararka | 5 Comments »
Posted on March 11, 2010 by M. Joowe
Marka aad maqasho Suldaan, Boqor Ama nabadoon, Waa kuwa intaa badan u tagan u Hagarbixida iyo Nooleynta Shacabkooda, Waana Daryeelayaal, balse marka aad Eegto kuwa maanta ka jira Puntland waa kuwa aynu weligeen arag oo maqal oo la inoga sheekeyn
Filed under: Uncategorized | Tagged: Puntland | 3 Comments »
Posted on March 10, 2010 by M. Joowe
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa woda Abaabulo xoog leh oo u ku doonayo inu weerar culus ugu qado Gobolada Karkaar Iyo Mudug, Isaga oo Cabsi weyn ka qaba Hubka degaanada yaala oo u Aaminsan
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 9, 2010 by M. Joowe
Maamul Goboleedka Puntland ayaa la filaya inu ku dhawaaqo joojinta Xukun Dil ah oo Bishii January 24-keedi aay ku Xukumeen Nin lagu Magacaabo Xuseen Maxamed Cali oo ka tirsana Sirdoonka Alshabaab, Ninkani ayaa la sheegay in Xukunkisa Dilka ah aay ka meer meeryso Madaxtooyadu inay Saxiixdo kadib
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 4, 2010 by M. Joowe
Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee ciidamadii xoogga dalka Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan gobolka Galgaduud waxa uu sheegay in Jen. Maxamed Cali Samatar Wasiirkii Gaashaandhigga dowladdii dhexe ee Soomaaliya uu qeyb ku lahaa sida uu yiri xadgudubyadii ay ciidamadii dowladdii Maxamed Siyaad Barre ka geysteen Gobollada Waqooyi galbeed ee [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Eedeyn | Comments Off
Posted on March 4, 2010 by M. Joowe
Duqa degmada Bander Bayla ayaa Eedeyn dusha uga tuuray Mas’uuliyiinta degmada Qaar ka tirsana oo u Sheegay inay lacagtii Cashuurta la soo baxsadeen isla markana aay Magaalada Bosaso u soo carareen, Duqa degmada Bayla Md. Faarax Axmed Xooshle oo la hadlayey Qaar ka mid ah Idaacadaha Maxaaliga ah Ayaa sheegay
Filed under: Wararka | Tagged: Lacag | Comments Off
Posted on March 3, 2010 by M. Joowe
Gudoomiyaha degmadda Qardho Cismaan Buux cali,oo maanta waraysi siinayay saxaafadda,ayaa sheegay in bisha soo socota ee April ay dhici doonto doorashadi golaha deegaanka ee degmadda Qardho. Mudane Buux ayaa hoosta ka xariiqay in hadda ay tahay wakhtigi loo baahna in
Filed under: Wararka | Tagged: Xil | Comments Off
Posted on March 3, 2010 by M. Joowe
Diyaarada African Airways ayaa ku soo dhacday garoonka Diyaaradaha Ee Bender Qasim International Airport, Iyada oo la sheegay inay halkaasi Khasaare ka soo gaartay Diyaarada iyo weliba Dadkii saarna oo Saddex ka mid ah aay dhaawac qaban
Filed under: Wararka | Tagged: Diyaaro | 7 Comments »
Posted on March 3, 2010 by M. Joowe
Cabdiraxmaan Faroole Oo Maalmahan dambeba Woday Qorsheyaal Xilalka loga qadayo Mas’uuliyiin ka tirsana Xukuumaddisa ayaa la filaya inu Maanta ku dhawaaqo xil ka qaadis u ku sameyn doono Taliyaha Booliska Puntland Iyo Weliba ku Xigeenkiisa, Sidoo kale waxa u xilka ka qaadi doona
Filed under: Wararka | Tagged: Xilka Qadis | Comments Off
Posted on March 2, 2010 by M. Joowe
Ilmo Yar oo Afar Iyo Toban bilood jira ayaa la ogaaday inaanu lahayn hogaga maqaarka ee dadku ka dhididaan taas oo keentay inuu u muuq eekaado Kaluunka Ilmahan yar oo lagu Magacaabo Song Sheng kuna
Filed under: Wararka | Tagged: Mucjiso | Comments Off
Posted on March 2, 2010 by M. Joowe
Marka Hore Waxan Salamaya Akhriste-yaasha Sharafta leh, marka Xiga waxan raba bal inaan Orahda ”Walle Isbdel kama Dhaco” Ulaa Jeedkeda Aan Halkaan Ka Iftiimiyo, Ruunti Ma Jeceli inaan Qoraal Dheer Halkaan ku qoro Aana Wax badan ka Faallodo Isbedelka Ka Dhacay Puntland Balse waxan raba inaan Akhriste-yaasha Tuso Wax yar oo Xaqiiq ah oo Uusan [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Xog | 2 Comments »
Posted on March 1, 2010 by M. Joowe
Cabdiraxmaan Faroole Ayaa caawa ku dhawaaqay Isku Shandheyntii Laa Wada Suugayey Ee Golaha Wasiirada, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole markii u arkay Dastuurka PL u garawsaday in u Isku Shandheyn ku sameeyo Golaha Wasiirada Puntland
Filed under: Wararka | Tagged: Bacbac | 5 Comments »
Posted on March 1, 2010 by M. Joowe
Ciidamo ka tirsan Kuwa Sirdoonka Iyo Booliska Ayaa Maanta Sii Bareer ah u dhacay Qalabkii Xafiiska Somalifans Online ee Bosaso Sidoo kalena Xabsiga u Taxaabay Taftirahii Somalifans Online Md. Yusuf Cali, Waxana u Tafatirahu markii dambe ka soo baxsaday gacanta Ciidanka Taasi oo sababtay in dhaawac u soo gaaro Kadib
Filed under: Wararka | Tagged: Degdeg | 24 Comments »
Posted on February 25, 2010 by M. Joowe
Gudoomiyaha Ururka Ahlu Sunna Waljameeca Ee Puntland Sheekh Buux Maxamud Faarax ayaa Shir jaraa’id oo u ku qabtay Magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar Ka sheegay inay Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ee Degaanada Dowlada Puntland aay ku jiran Diyaar garow xoog leh Xuska Dhalashada Nebiga NNKH
Filed under: Wararka | Tagged: Xus | Comments Off
Posted on February 23, 2010 by M. Joowe
Hoggaamiyahii Ururka Jundullah (Askaartii Alle), Abdul Malik Rigi Ayaa la sheegay in la qabtay Sidaa u Shaaciyey Tv-ga Press TV, Mr Rigi ayaa qabashadiisa waxa ka soo baxaya Warar is Khilaafsan, Dowlada Iran ayaa sheegtay Inay iyadu qabtay, Halka Pakistana aay sheegtay inay Iran iyadu ku wareejisay +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Qabasho | Comments Off
Posted on February 23, 2010 by M. Joowe
Ra’iisal Wasaaraha Wadanka Dowlada Turkey-ga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka badbaaday Kab lagu soo tuuray, taasi oo uga timid Nin la Sheegay inu Taageersan yahay Qadiyada Kooxda Goonis Isku Taga Kurdistan Dooni ee PKK +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Maxamed Joowe | Comments Off
Posted on February 23, 2010 by M. Joowe
Ciidanka la dagaalanka Burcad Badeeda ee Ku Sugan Xeebaha Wadanka Somaliya ayaa gacanta ku dhigay 8 ka mid ah kooxaha burcad badeeda, kuwasi oo weerar ku qaday Markab wotay Calanka Tanzania, Kaasi oo la sheegay inu marayey Gacanka Cadmeed
Filed under: Wararka | Tagged: Burcad badeed | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by M. Joowe
Wasaarada Arrimaha Gudaha ee dalka Yemen ayaa Amar ku siisay Ciidanka Ilaalada Xeebaha inay sii toosa u xiran Xaduuda badda, Sii loga ilaaliyo soo gelintaanka Muhaajirinta ka timada Wadamada Africa Bayaan ka soo baxay Wasaarada ayaa sii toosa logu faray Dhamaan Madaxda Iyo Ciidanka
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Maxamed Joowe | Comments Off
Posted on February 21, 2010 by M. Joowe
Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla Ayaa Waraysi Xasaasi Ah Oo Aay Siisay Warbaahinta kaga hadashay Arrimo badan oo aay ka mid yahiin, Socdaalada Sheekh Shariif ee Dibadaha, Wasiirada Dowlada Iyo hab dhaqankooda, Lacagaha dowladu sheegtay inay soo dabaaci doonto Iyo weliba Sidaa aay u aragto Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda iyo Ajaanibta aay dowladu sheegto inay dalka [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Maxamed Joowe | 1 Comment »
Posted on February 20, 2010 by M. Joowe
Wasiirka Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Ee Puntland Eng Maxamed Faarax Aaden Ayaa sheegay in kooxaha Burcad badeeda ah aay yahiin Caquubo ka dhalatay kadib markii Xeebahii Somalida la bililiqeystay wixii ku jiray sidaa u sheegay
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Puntland | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by M. Joowe
Xabsiga Magaalada Bosaso waa mid logu tala galay in markii lagu xiro 150 Boqol Iyo Konton qof, Waxana xiligan ku jira in ka badan 1,000 qof, taasi soo ka dhigi in qof kasta u Habeenkii Seexdo nin ka yar Labo Tako, madama Xabsigu yahay mid yar aana qaadi karin Xajmiga intaa leeg ee Maxabiis ah
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Maxamed Joowe | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by M. Joowe
Intaa badan dadku waxay maqlan Qof ayaa la dilay Iyo Meel ayaa la Qarxiyey balse intaa badan isma weydiin cida ka dambeysa Ama la dhihi karo waa kuwa ka dambeeyey dilalkan Qorsheysan Iyo Qaraxyada intaa badan dhacaya ee aan weli qof sii toosa logu qabtay aan la helin
Filed under: Uncategorized | Tagged: Waxa Qoray Maxamed Joowe | 2 Comments »
Posted on February 13, 2010 by M. Joowe
Marxuumka Ayaa lagu Magacaabi Jiray Macalin Nuur Buule, Waxana la sheegay inu Dukaan ku laha Aaga Xaanafiya Ee Degmada Qardho, Dilka Ninkan ayaa la sheegay inu geystay
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Qardho | Comments Off
Posted on February 13, 2010 by M. Joowe
Xarigii 8 Bishan Magaalada Qardho logu Geystay Wariye Muxuyadiin Hiiraad Kaatun, Agaasimahii Radio Daljir ee Qardho ayaa la sheegay Inay ka dambeeysay Hay’ada DRC oo ka mid ah Hay’adaha ka hawl gala degaanada PL
Filed under: Wararka | Tagged: Muxuyadiin Hiirad | Comments Off
Posted on February 11, 2010 by M. Joowe
Waxa maanta lagu qabtay Kulan balaaran Magaalada Qardho kaasi oo lagu Soo gaba gabeynayey dirir iyo weliba Coolado dhex oola beelo Walaalo ah oo halkaasi wada degan
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Qardho | Comments Off
Posted on February 8, 2010 by M. Joowe
Waxaa maanta lagu qabtay Tuuladda Buuro Wadal kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen Aqoonyahano, Waxgarad, Haween iyo Isimadda Beesha Dhulbahante oo in muddo ah Shir kulahaa Tuulada
Filed under: Wararka | Tagged: Beesha Dhulabahante | Comments Off
Posted on February 8, 2010 by M. Joowe
Dowlada Puntland ayaa sii rasmi ah maanta heshiis ula gashay Mas’uuliyiin ka tirsan Kooxaha Burcad badeeda Somalida, Waxana Heshiiska lagu kala Saxiixday Maanta Dekeda Weyn ee magaalada Bosaso
Filed under: Wararka | Tagged: Burcad badeeda Somalida | Comments Off
Posted on February 2, 2010 by M. Joowe
Golaha Nabadoonada Gobolka Bari Iyo weliba Dadweynaha magaalada Bosaso Qaar ka mid ah ayaa sii diiran u soo dhoweeyey Midowgii Xarakada Alshabaab Iyo Ururka Raskaambooni ee U Hoggaamiyo Xasan Cabdullaahi Turki Nabadoon Cabdirisaaq Afguduud
Filed under: Wararka | Tagged: Rayiga Dadweynaha | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by M. Joowe
Meel wax yar u jirta Tuulada Xidda ee gobolka bari ayaa habeenimadii xalay dil logu geystay Ragg safar aha oo Jidka laamiga ah ku safarayey, Raggan ayaa la sheegay inay dileen koox dablay ah oo ka Xun dil Maxkamada bosaso ku xakuntay nin ka mid ah Beeshooda
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland Iyo Dilalka Qorsheysan | Comments Off
Posted on January 30, 2010 by M. Joowe
Degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa la xaqiijiyey inay ku sugan yahiin dad Ajaanib ah oo halka tababaro ku siiya kooxo Islaamiyiin ah oo xurun ku leh halkaasi, Sidaa aay Xaqiijiyeen dad ku sugan Tuulada Galgala waxa halka lagu arkay in ka badan Sagaal nin oo la sheegay inay u dhasheen Dalka Pakistan
Filed under: Wararka | Tagged: Degaanka Galagala | 8 Comments »
Posted on January 24, 2010 by M. Joowe
In kasta Oo Boqortooyadu tahay koox iyagu Xukunka Sii xoog ah ku qabsaday, oo aysan marna boqor iyo Madaxweyne la doortay isku mid noqon karin, Hadana waxa la dhahi kara wax badan ayey iska Shabahan Boqorkii Cismaan Maxamud, Iyo Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynaha PL Marka fiiriso garasho darada Iyo Hanti Jacaylka Boqor Cismaan Boqor Maxamud, Waxad [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Boqor Cismaan, Cabdiraxmaan Faroole | 2 Comments »
Posted on January 24, 2010 by M. Joowe
Kadib markii Xukun dil ah lagu xakumay Askaari lagu Soo Eedeyey inu ka dambeeyey dilkii Xildhibaan Cabdullaahi Cali Cismaan, ayaa Waxa bilowday kulamo laga leyahay arrimaha, Kulan shalay gelinkii dambe ka dhaci laha Xurunta Gobolka Bari ayaa baaqday kadib markii Qaar ka mid ah Ergadii Kulanka lagu amray inay dharka jaakadaha ah iyo Weliba Koofiyadaha [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Odayaal Beeleed | Comments Off
Posted on January 17, 2010 by M. Joowe
Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha Ee DFKMG Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo in dhowaaleba ku sugna magaalada Gaalkacayo ayaa sheegay in Nabada magaalada aay diidan yahiin dad gaar ah sidaa u sheegay
Filed under: Wararka | Tagged: Galmudug, Puntland | Comments Off
Posted on January 14, 2010 by M. Joowe
Xaaji Cabdullaahi Siciid Samatar Wasiirkii Amniga Qaranka, ayaa Hanjabad culus u jeediyey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole, oo Isagu Wasiirka Ugu baaqay inu Xilka iska wareejiyo
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 7, 2010 by M. Joowe
Boqolaal ka tirsan Jaaliyadda Reer Puntland ee ku dhaqan Dalka Kenya ayaa soo buux dhaafiyay Hoolka weyn ee Eastleigh Mall halkaasoo ay ka dhacaysay Xaflad heer sara ah oo ay ku Caleema Saarayeen + Daawo Sawiro
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 7, 2010 by M. Joowe
Waxa Shalay xabsiga magaalada Bosaso laga fasaxay nin Wariye u aha Idaacada Codka Mareykanka kaasi oo lagu Eedeyey Falal amni daro oo ka jiray degaanada Puntland
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on November 17, 2009 by M. Joowe
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on November 4, 2009 by M. Joowe
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on November 3, 2009 by M. Joowe
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on November 3, 2009 by M. Joowe
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on November 2, 2009 by M. Joowe
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on November 2, 2009 by M. Joowe
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on November 1, 2009 by M. Joowe
Filed under: Wararka | Comments Off