Sababta Keentay wey iska cadahay, Allah ayaa keeno nabada asagaana amuuraha oo dhan maamulo. Dowlada Puntland wax dhib ah kama baqi jirin ilaa safaarad Ethiopia ka furtay Magaalada Garoowe. Safaarada La keenay garoowe xataa siyaasad xiriir ah kuma fiicno maadaama dowlada ethiopia ee shacabka somaliyeed meelkasto kunool ee cadow u heeystaan.
Madexweynaha puntland DR. Cabdirahman Faroole wuxuu dhahay wax kasto nabeed aan ku heleeno ayaan suubineeyna. Hadaba Safaarad ethiopia xirtid waa arimaha aad kusoo jiidan kartid shacabkaaga. Faroole uma baahno inuu kibir muujiyo illeen kibir wax ma keeno, historigana waa kusoo aqrisan waxii ka dhacay magaalada mogadishu xiligii 1991kii.
Xalka waa Sidaan: Waa in la tixgaliyaa odayaashii wax xalin jiray.
Waa in dowlada Faroole ku dagdagin awoodooda ee ku dhaawacayaan Shacabka somaliyeed ee dhulka soo joogo meelkasto haka imaadaanee.
Dr. Faroole waa inuu ogaadaa inuu caalamka inuu xalin karin waxaa adiga naftigaaga xalin weysay.
Faroole ha ogaado Puntland nabad ayee aheed intuusan madexweyne noqon, dhibkaana waa jiri jiray intuusan madexweyna noqon, marka waa inuu dib u fiiriya habkii ee ku xalin jireen ragii ka horeeyay.
Hadii dowlada puntland “negotiation” lasameeynin shacabka ama shacabka wax ka dhageeysaneeynin ama dadka laga xiray shacabka loo soo deyneeynin, waxaa ku dhaceeysaan wadadii caydiid ee aheed wax dila oo xasuuqa idinkaa leh dhulka. arintaas wey shaqeeyni weysay.
Ninka laleeyahay Atam waa inuu ka fiirsada xaqiiqda dhabta ah ee wataan. Dadka qaar qabiil ayee u taageereen, qaarna diin ayee u taageereen, dagaalka waa inuu mowqif leeyahay. Dagaalka hadee rabaan inee ku ridaan “Dowlada Faroole”, Waa inee soo bandhigaan wax la dhaho “Manifesto” oo ku sheegayaan sababta ee u ridaayaan.
Pakistan Airblue, waxey aheyd diyaarad airbus ah, waxaan lahaa kambaniga airblue oo waxeyna bilaabeen in ka shaqeeyna pakistan sanadkii 2004, waxeyna diyaaradahaas u dhuusha middle east iyo pakistan kudaheeda.
Diyaarada Airbus oo leeyihiin airblue oo saarnaayeen 152 ruux ayaa ku dhacdey keymaha u dhow magaalada islamabad. Hal qofna kama badbaadin qaraxaas. Qaraxaas waxaa kujiray dhowr somali ah.
Qaraxaas ayaa dhacay maanta oo ah 7/28/10, xilli uu hawada ciryaamo badan ka jirtay iyo roob aan kala joogsi laheen.
Sababta keentay inee diyaaradaas dhacdo lama ogo ilaa iyo hada, waxaa magaalada islamabad kasoo baxaaye warar kala duwan, laakiin dowlada pakistan waxey dhaheen war dhab ah ayaa kasoo saareenaa markaan helno “korneylka” diyaarada. ama qalabka joogtada wax u duubo oo ku xiran dhinaca captain diyaarada fadhiisto.
Kampaniga Airblue markii ugu horeeysay ma aha diyaarad ee leeyihiin shil gasho, xiligii 2008, labo diyaarad ee leeyihin ayaa isku dhacdey laakiin wax qasaaro dhimasho ah kama soo gaarin xiligaas.
Sheikh Shariif oo jihaad iclaaminaaye oo markaas kasoo horjeeday dagaalka ethiopia. Sawirkaas waxaa kula jiray rag badan . Sheikh shariif mid waxaa ka hor fadhiya ninka ku xigo ee labaad ee garka u daasanyahay waa wasiirka warfaafinta dowlad ku sheega maanta. Garkii wuu iska yareey, cimaamadii waa iska dhigay waa kanaa sawirkiisa.
Kan bidix ka fadhiyo waxaa la dhahaa “Caddow” wuxuu ku jiray dowlad ku sheega wuxuuna ahaa wasiirka tacliinta 2009 ayaa la qaarajiyay oo lagu magaalada Mogadishu.
Ethiopia has “a person who lobby in the US”, for african prject. Ethiopian government pays that single lobby $50,000 dollar a month to lobby for african project toward them. Last year alone Ethiopia $480 million dollar, that come with of lobbying for them. I am sure this year they will receive more money from United States through lobbying inside the U.S.
They are looking over 2.7 billion dollar this years aid, because they will claim they are going to eradicate islamist in Somalia. This is Business for them.For the Somalis is a disaster and on going weak leadership who by the way is the whistleblowers for this project to happen.
So Ethiopian will be getting more money than any african states will receive because Ethiopia is the only nation that has a lobby in the white house.
Sheikh shariifkii hore ee 2007, wuxuu ahaa nin qadiyad leh ee dadka somaliyeed oo dhan jeclaayeen. Waa ninkii kacanta kuseeray heshiiskii ee U.N la galilahaayeen asagoo ku andaconaaye markaas in laga saaro shisheeyaha wadanka kusoo duulay.
Waxaa layaabanahay meeshii ee geeyeen sheikh shariifkaas. Waxaan ka codsaneena aduunka iyo qofkii meel ku og Sheikh Shariifkaas meeshuu ku dambeeyay somalida halala soo socodsiiyo.
Cabdi Qaasim Waa diidanahay Ciidamada shisheeye iyo kuwa ka difaacaayo shisheeyaha dhulka inuu soo galo. C/qaasim wuxuu ku hadlay laba hadal aan islaheen. C/qaasim kaliyo ma aha raga aan mowqifka laheen oo wadankeena meel u wadi waaye oo maanta waxey ku hadlaan barito isburinaayo.
C/qaasim waa ku saxsanyahay inuu diido inee wadankeena xoog lagu soo galo ama siyaasad laakiin qofka kasoo horjeesanaayo arintaa waa inuu taageera waxkasto fikirkiisa caawinaayo. Laakiin hadaa dhahdid Raali kama ahi arin aad kasoo horjeesato qof arintaas kula aaminsani oo waliba suubinaayo waxkasto uu ku difaacayo arintaas.
C/qaasim hadaladiisa ma aha mid dha dhan leh, lagamana filaayo inuu sanadaha soo socdo uu ninkaan hal meel mowqifkiisa noqonaayo.
Somali hadaa nahnay anaga ma aheen kuwii soo galiyay Amisom, Waana kasoo horjeednaa, waa taagersanahay qofkasto kasaaro amisom dhulkeena ama awood ha ahaato ama hab caqli ah ha ahaato, hadalkaas ayaa mowqif leh oo la rabo qofka somaliga inuu wadajir hal meel u liico.
Saado Cali is heading to Hargeysa before election for a a party. That party was sponsored by Silaanyo Camp to get even more voters in this election. Silaanyo did not want to reveal Saado Cali Suprise Arrival but our team in Hargeysa Revealed to us….. -CONTINUE READING>
Ahmed Walad Abdalla was not only a broker but he was successful broker. Many people praised him because they want to be opposite of other people views. It does not matter what side of the coin you are seeing, Ahmedou facts can not be ignored to the somali public. Continue to read
Magaalada Beledweyne waxey soo martay marxalado kala duwan oo la dhihi karo midba mida kale waa kasii qaraar tahay. Mudadii ugu dambeeysay ee hada waxa u talinaayay islaamiyiinta. Walina dagaalo joogta ah ayaa lagu soo qaada shacabka masaakiinta ah ee kunool magaalada Beledweyne. Sii akhri
We are updating information and deleting old reports…. If you think there is still news that was reported to this site and you think was out of context or misleading information. Please report immediately to this email ganacso@hotmail.com
You must report by june 25, 2010. We will delete immediately as we get reports.
Cabdiraxmaan Faroole oo wota 90 tikniko ah ayaa ku soo jeeda magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar, Waxana halka iyana ka socota Abaabulo lagu doonayo in lagu soo dhoweeyo, Maamulka Gobolka, Siyaasiyiin hore, Iyo Odayaal ayaa la sheegay inay ku jiran Abaabulkan lagu soo dhoweeynayo Faroole Sii Akhri
Magaalada Laascanood Ee Xurunta Gobolka Sool Ayaa waxa shalay laga qaday 9 Sagaal Maxbuus oo ka mid aha 11 Maxbuus oo lagu Eedeyey Dilkii Taliyahii Ciidanka Qaranka Qeybta 12 Allaah ha u Naxariiste Cismaan Yusuf Nuur oo isaga Sanadkii hore lagu khaarjiyey Bom nooca dhulka lagu Aaso Ah, Waxana Dilka Taliyahan ragga lagu Eedeyn ee loo qaday dhanka magaalada Berbera ka mid ah Taliyahii Laanta Sirdoonka ee Gobolka Sool Iyo Weliba ragg kale oo badan, Waxana la filaya in raggaasi Maxkamad Sii Akhri
Weftigii ballaadhnaa ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee baryahan-ba safarka ku marayey gobollada bari ee Somaliland, ayaa maanta si la yaab leh magaalo madaxda gobolka Daad-madheedh ee Oodweyne.
Weftigan oo ay horkacayaan Gudoomiyaha Xisbiga UCID Sii Akhri
Degmadda Carmo ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa si xoog leh dadka degan ula yaabeen, ka dib markii ay arkeen Lacago falso ah oo Magaaladda Tijaabo ahaan loo soo geliyey, kuwaas oo Sarkiil ka tirsan Ciidamada ay bilaabeen in biibitooyinka ay Shaaha laga cabaan Daawo Sawiro Sii Akhri
Warar Xog ogaal ah oo aanu ka helnay Madaxtooyadda Garowe ayaa waxa ay sheegaan in lagu wado in dhawaan si rasmi ah loogu dhawaaqo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sii Akhri
Sidaa laga soo xigtay dad goob joogayaal ah oo ku sugan magaalada Kismaayo waxa Xalay halkaasi lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsan Shabaab, Sarkaalkan ayaa la sheegay inay Toogteen ragg Hubeysan isaga oo ka soo baxay Masaajid ku yaala Gudaha magaalada Kismaayo, Waxana lagu magacaba Ninka Sii Akhri
Siyaasiga Caanka Ah Ee Reer Somaliland Xaaji Axmed Cabdi Maxamud (Xaabsade) ayaa sheegay in heshiiskii Dhowaan ay wada galeen Maamulka Garoowe iyo qaar ka mid ah Garaadada beesha Dhulbahante uu ahaa mid garaadada ay iskaga soo dhaqaajinayeen oo aanu ahayn mid raad ku yeelan kara Somaliland, isagoo intaa ku daray hadii ay Puntland weerar soo qaadayso in marka horeba la isku joogay oo uu ku tilmaamay inaan cidna dagaal waxba lagaga qaadi karin Sii Akhri
Koox Hubeysan ayaa ku dilay degamada Buurhakaba ee Gobolka Baay, Sarkaal hore uga tirsana Ciidankii Dowlada Federaalka KMG ee Gobolkaasi laga saaray, Sarkaalkan ayaa la sheegay inay dileen Labo Nin oo ku hubeysan Bastoolado, Dilka Sarkaalka kadib ayaa Ciidanka Xizbul Islaam Sii Akhri
Ato Meles Zenawi Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Ayaa ku Eedeyey Idaacada VOA qeybteeda Afka Amxaariga inay wodo daacayad aay kaag Abuureyso Ethiopia sidaa u hadalka u dhigay Xasilooni darro, waxana u Sheegay in Dowlada Ethiopia aysan u dul qadan doonin arrinta isla markana waxa u hoosta ka xariiqay inay dowladiisu qadeyso taalaboyin ka dhan ah Idaacada, Sidaa in Hawada Waqtiyada aay ku jirto lagu furo Tashwiish taasi oo sababi in Idaacada aan Sii Nadiif ah loga maqli doonin dalka Ethiopia Daawo Muqaal Sii Akhri
In ka badan 1,200 oo Askaari Ayuu Madaxweyne Faroole ka qoranaya Gobolka Bari oo keliya, waxana Ciidamada la filaya in loo Qaado dhinaca magaalada Garoowe halkaasi oo Tababar loga furi doono Bisha soo socota Saddexdeeda, Waxana Ciidamada la qorayo la sheegay in laga qorayo Dhamaan Beelaha Gobolka Bari waxayna noqon doona kuwa la sheegay in lagu weeraro Ciidankani Gobolka Sool Sidaa aay ino Sheegen Saraakiil ka tirsan Laamaha Ammaanka Puntland Sii Akhri
Dadka ku dhaqan Xaafado ku yaala degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenlay ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay xiligan walaac ka muujiyeen dad la sheegay in ay qabaan Cudurka Juudaanka oo ku soo badanaya degmooyinkaas, kuwas oo Caruurta degaanka faro kulul ku haya iyaga oo doonaya inay Cunaan Sii Akhri
Waxa maanta la soo saaray sidaa kooxaha Horyaalka Yurub ee Uefa Champions League la Iskugu Aadinayo, Waxana la isku beegay kooxo aad u culus kuwas oo aay ka mid yahiin, Arsenal oo la Ciyaari doonta Barcelona Iyo weliba Beyran Munich oo la ciyaari doonta Sii Akhri
Filed under: Uncategorized | Tagged: Kubada Yurub | Comments Off
Waxa Maqal kan igu kalifay hadalada Casamida dhexdeeda lagaga hadlayo Maalinkasta, ee ay ka mid ka yihiin waxa ka soo baxaya raga Masuuliyiiyinta ah ee walib dagan maagalada Haryagsa oo ah meeshii diyaarada dagaalku ka kacayeen 1988 hadana ma waxaynu yeelaa oo aqbalaa in mas’uuliyiin Sar sare lagu caayo Maalinkasta Madaxda SNM Sii Akhri
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somaliland | Comments Off
TORONTO — Mohamed Abdullahi Mohamed works as a security guard at an apartment complex in Toronto’s Little Mogadishu neighborhood. It can be a slow job, sitting at the gatehouse, but nobody could call him inexperienced Sii Akhri
Filed under: Uncategorized | Tagged: Canada | Comments Off
Ururka isku xirka dhalinyarada degaanka ufayn ayaa waxaa dhidibada loo aasay bilihii la soo dhaafay , waxa ayna ka dhacay xafladii lagu asaasay dugsiga sare ee degmad ufayn , mudo bil ah aya waxa laga sugaayay madaxa ururka in uu soo magacaabo golayaasha ururka Sii Akhri