Faroole Oo ku Soo Socda Qardho

Cabdiraxmaan Faroole oo wota 90 tikniko ah ayaa ku soo jeeda magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar, Waxana halka iyana ka socota Abaabulo lagu doonayo in lagu soo dhoweeyo, Maamulka Gobolka, Siyaasiyiin hore, Iyo Odayaal ayaa la sheegay inay ku jiran Abaabulkan lagu soo dhoweeynayo Faroole

Madaxweynaha Iyo Wafdiga Balaaran ee u Hoggaaminayo ayaa la filaya inay Magaalada soo galaan Galabnimada maanta ah in kasta oo Warar kale sheegayan in Madaxweynahu weli cabsi ka qabo Magaalada waxana la sheegay in isaga iyo Tiknikadiisu xiligan ku sugan yahiin degaanka Dangoorayo oo qado sharaf logu sameeyey

Madaxweynaha ayaa Safarkiisa waxa ku weheliya Caruurtiisa Iyo Weliba Wasiirka Arrimaha Gudaha, Waxana la filaya inay magaalada Qardho Shirar kala duwan ku yeeshan Iyada Oo kadibna u Madaxweynahu u Ambabaxi doono Magalada Bosaso halkaasi oo loga wacay Madaxweynaha

Warar wixii ku soo kordha Safarka Faroole Iyo Weliba Sawiro kala Soco Somalifans Online

2 Responses

  1. kkkkkkkkkkkkkkkk
    Asalaamu calaykum

    Waryaaya nimankina meeshaan qoraa dhibaato jeclidinaa 90 taknikaa faroole haduu haysto ma soomaaluoo dhan qabsado beentiinu qaab daranaa mideeda kale 90 taknikaa waardiyeynaysa qabanqaabo soo dhawaynbaana socota ma war la isku xijinkaraa war iyo dhamaantiin ilaahay caafimaad ha idinsiiyo kolay GOB ma ahidine sababtoo ah waxaas ma qorteene oo xishoodkii gobtaa la idinku arki lahaa waxaan la yaabanahay waxa idin dhalay..

    Somalifans Cideebay ahay laguma ciil beelo.

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk intaasooo dhan yaanay cadaawadu idinka gaarin lama sheegin 90 tignikaa oo istaaf ka noqotay g\puntland hadaad tihiin gunta waxaa laydinka baahnaa inaad intuu idin dhaafayo adkaysataan waa waxayar ookaliya somalifans waa iga waano

Comments are closed.