Xoghayaha Madaxweynaha Ayaa la sheegay inu Khadka Telfoonka kula xiriiray Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiyeyaasha ka dagaalama Koonfuurta Somaliya waxana Dhexmaray Sheekadan oo ah mid Sir ah
Aadan Dollar: Asallamu Caleykum, Mujaahid Shiikh Aweys.
Shiikh Aweys: Wacaleykum Musalaam, Masuul Aadan aniga Dollar kuma oranayo Aadan Mujaahid.
Aadan Dollar: kkkkkkkk ii waran, Arimihii ka waran, adiga goorma laga yaaba in aad soo baxdo.
Shiikh Aweys: Ninyahow kuwii Al-Shabaab ahaa, wax ay igu dhigeen, lama arag lama maqlin, waan soo Socdaa aniga, Ninkii Faroole ahaa iga waran Maalin dhaweyd QM ayaa eedeysay ayaan maqlay?
Aadan Dollar: kkkkkkkk, Ninkii tan ku dhacday, Habeen hore oo dhan ma seexan, Ninyahow wax yar ayaa u haray, oo ah in uu Hadda isku diray Ciidamo Qabiil, kan waa socdaa, adiga soo dheeree kkkkkkkkkk
Shiikh Aweys:kkkkkkkkk, Atam ma la hadshay, isaga cid nooga dhow ma jirto si aan halkaas Buuraha Galgala aanu u degno.
Aadan Dollar: Haa, Maalin dhaweyd aniga iyo rag kale oo Shiikh ku jiro ayaa la hadalnay, wax uu sheegay in uu ku soo dhaweynayo.
Shiikh Aweys: Hadda, Goorma soo baxaa, Farole Bosaso 8 Bilood ma tagin, suurto gal ma tahay in aanu la wareegno.
Aadan Dollar: Haa, Atam hadda waxaanu ku Balanay in uu Dilalka iyo falalka Amni xumo joojiyo si dadka aysan nooga horiman, Hadda Bosaso waanu galeynaa dhawaan kkkkkkk.
Shiikh Aweys: Ka waran Maantay Odayga waxaa u yimi, rag ka socda Mareykanka maxay u sheegeen Faroole.
Aadan Dollar: War ma haysid, Dhowr Wasiir ayaa I wareeriyey, aniga Markaasaan ku iri , Farole digreeto soo saar, wasiiradda aysan ku iman Karin Madaxtooyadda wuuna iga yeela, shirkii maantay ee Marykanka odayga waa looga digay in uu arimaha Gallada faro gashto.
Shiikh Aweys: kkkkkkkk War ninyahow, Adiga oo kale oo 7 ah hadii aan ka heli lahaa, Puntland guul ayeey ii ahaan laheyd, Faroole soo afjar, dadka markii ay Madaxtooyadda yimaadaan irida ka celi, Shacabka ka horkeen, isaga oo keligii ah aanu hadhow ku dirno Qabiiladda, sidaas ayaanu ula wareegi karnaa Boosaaso.
Aadan Dollar: kkkkkkkk Hadda warqadaha uu ii dhiibo, waxaan ku ridaa meelaha Qashinka lagu rido, dhowr Oday irida ayaan ka celiyey, waxaaba ugu dambeyay Garaadkii Dhulbaante Garaad Jaamac Garaad Cali nin la socday oo aan iri Somaliland ayuu la shaqeeyaa, kkkkkkkkkk Ii dhaaf adiga 4 Bilood oo dhambe ma jirayo.
Shiikh Aweys: Arintaasi waa sir, Laakiin Islaan Ciise u sheeg in Faroole Burcad Badeed noqday, oo Aduunku raadinayo, kana horkeen kkkkkkkkkkkk.
Aadan Dollar: Arimhaasi waa kuwii aad ii xil saartay, Taasi aniga igu hale, Shacabka in aan ka horkeeno, Laakiin dadka ha noo sheegin, waxaaba ka baqayaa in xataa hadda Telephonka nagala dhageysano.
Liibaan Madoobe
Garowe, Puntland Somaliya
La Soco Qeybta Dambe oo intaan ka xiiso Badan
Warninkani run ayuu sheegay, ninka Aadan doolar ah waa nin xun oo Madaxtooyadda dadka ku celiyo.
kkkkkkkkkkk Somalifans ha noolaato
Stupid, ninka sidaan wax u qoray oo madaxda afka wasakhda leh ku taagaya , ilaahay umada hakaa qabto , gacmahan aad dadka ku aflagaadeyneyso rabi hakaa qabto, laangaab fowqal laangaab, liibaan wey noo tahay , dadka xuquuqdooda dhiman tahay ayaad kasoo jeeda , go to the hell nigger, cut sucer, shit.
asc walaal somalifans waxan ku aqoon jiray mise waxa aan ku arko, waxan ku oga web somaliyeed oo dhexdhexaad ah balse hada waxan u arka meel dhex dhexaadnimo iska dhaafe xiita aan lagu tilmaami karin warbaahin. liana meshiba waxan ka dhigaten meel lagu caytamo qof walbana waxa u dono ku qoro gar ahan waxan aad u dhalilaya ninka waxan ku soo qoray web ka ee liiban madobe la dhaho oo ruunti ah nin cadownimo fog u hayo puntland iyo dadkeda waxana u so jedin laha maamulka website ka in wax laga qabto arinta oo la tixgeliyo codsiyada dadka idinla socda wararkina
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva somalifnans