Cadde Muuse iyo Faroole oo Xidhiidh Telephone dhexmaray

Faroole: Cadde Muuse, Boqor ii waran maxaa iga kaa dambeyay waa Maxay mucaaradka aad igu wadidi.?

Cadde: Yaaqee, adiga beenee laguu sheegaaa mar la arko, aniga adiga heshiis lee nahay, Laakiin hadii aad ka baxdo Shidaalkii Dharoor dagaal ayaa xiga?

 Faroole: Maya, Taasi qof walba Aqoon ayuu ku tagayaa, Maxaa kaa kale oo jira, Shirarka aad ka wado Qardho waa maxay, Somalifans ayaan ka aqristay.?

Cadde: oohoohoohohooh, Faroole dhageyso, sidaas aa la yiri aniga ma aqaano, runta ii sheeg waxaan kaa rabaa waxaa waaye, aniga Qoyskeena wax ay rabaan keliya Cunno, hadda Cismaan Diyaano waad ka qaaday, beri kuwa kale ayaad rabtaa, aniga Habartaa was, taas ma kaa yeelaayo? Oooohooooohoooohoooh.

Faroole: kkkkkkkk Boqor adiga maxaa kugu dhacay anig adiga waan ku taageersanahay mar walba, hadda waxaad tiri Taliyaha Qeybta Karkaar igu dhiib Nin aad adeer u tahay, waan kaa yeelay, Gobolka mid xun oo isaga dhib badan ayaa igu dhiib tiri waa kaa yeelay, maxaa kaleeto oo rabtaa adiga.

Cadde: ooohooooohoooh, intaas oo dhan Bahdir ma aha, aniga maxaa iga galay, xilka hadda ka qaad, Aniga qoyska Boqortooyadda lee kala hadlaa, arinta shidaalka hadii aad diyaarin weyso, Dagaal diyaar u ahoow oooohoooohooooh.?

Faroole: Taasi dhib ma leh, Lacagta xoogag ah oo aan ka helay Qolyihii Eyl joogay, beri ayaan kuu soo dhiibaa adiga 200,000$ Us Dollar, dalka isaga bax , Cismaan Maxamuud waxaad ku tiraahdaa Xanuuna I hayo.?

Cadde: Aniga maxaa iga galay Cismaan Maxamuud, Lacagta lee rabaa, wagii aan Madaxweynaha ahaa walaahi waan necbaa, hadda kistoo dan ayaan ku wataa, hadii aan ka waayo meeshii Lacag leh ayaan rabaa.

Faroole: Ok, beri iga war sug aniga dhibka iga daa, ninyahoow walaahi waxaan ku dhawahay in aan waasho, Please Please Please waxaan kaa codsanaa keliya, Dalka isaga baxa lacagtaasna qaado beri, markii ay kaa dhamaato idiga oo aan waxba Olole gelin ii soo sheeg, aniga kuu soo dirayo, Sababtoo ah Maalin walba Markab hor leh ayaa wiilasha noo qabtaan.

Cadde: Haye, Midkoo la dhoho Faarax aa kuu soo diraa, igu soo dhiib Lacagta si deg deg ah yaah adiga hadda 4 saac ka dib Garowe waa kugu imaahaa.

Faroole: Haye,

Faarax: Hello, Ma Madaxweyne Farolaa.

Faroole: Haa, Faarax Wiilkii Cadde soo diray miyaa , I sug ninkii Booyaax ahaa ayaa weli iman, waxa uu jiraa Magaaladda.

Faarax: Warniyahow aniga waan tagayaa, Lacagtaana ma rabo.

Cadde: Hellow, Faroole maxaa dhacay wiilkii waa rafaaday sidii uu u fadhiyey Hotel Waamo, adiga ciyaarta jooji ninyahow

Faroole: Hello, Abshir u taga Booyax wax uu joogaa, Madaxtooyadda ka qaado Lacagta.

Cadde: Haa, Wilkii Lacagta waa ii keenay, aniga yaaqee beri wixii loo gaaro waan ka tagaa Qardho illaa Canada aa aadaa.

Faroole: Gurigaagii Canada iga soo wac Illa 7 beri ka dib.

Cadde: Haye, Nabadgelyo, mar la arko odayaasha aniga la hadlaayo

 

Liibaan X. Madoobe

Garoowe, Puntland

Madoobe11@live.com

Advertisement

14 Responses

  1. kkkkkkkkkkkkkk Somalifans war yaa warka idin soo sheega, waanba la yaabay, ma waxaa idinla shaqeeya Madaxtooyadda kkkkkkkkk.

    NOOLAADA WELIGIIN

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan suuxay sidaan u qoslayey mudane

  3. Balaa ka dhacday maxamud saleebaan waa ceeboobeen

  4. somalifans waa loo baahan yahay waa qosol socda boowe sheekooyinka noocaasa lacag baa lagu raadiyaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Cade dhib ma wado hadi u wadana miciyaha ayaa faroole ka saarin.
    CAADE MUUSE ISKA DHAAF EE AAWEY C,LLAHI YUSUF MALIN BAA FAROOLE GAROWE KA CEYRSADEY ADIGANA WAXAAD KA HADLIN CADE MUUSE O AMARKA KA QAADAN JIREY C,LLAHI YUSUF.XATAA MA IMAAN KARO PUNTLAND BAQDIN DARTEED

  6. salamacalaykum akhyaarta ha la iska xishoodo waxani waa dacayad iyo aflagado mana haboona waxad ilaa eeg tahiin dad cusub waxani mar hore ayaa laga gudbay ee ha daalina

  7. galgalo farole iyo cade waa ilmo ader ma kaftanka aya aragtay war dadka waa iska ka jecel yahin ee ha ku dabo lumin miskiin yahow galgalo orad aad oo aabaha atam halka quwaxa kula cun quwax gurata yahay

  8. Cade Muuse waa Boqor kii Daarood, kan xun ee faroole ee dabatada ah aan aabihiis talin ayaa dalka waalaya, Faroole sow ma aheyn ninkii Barlamaanka soo weerarey hadaan nahay shacka xalaasha ah ee Puntland Faroole waa dambiile waa in maxkamad la soo taaga waxaa iyana hubaal ah Faroole yahay murim lacagta ummada xadey hadana xatooyo wada dadka reer Puntland say to Faroole No waxaan u mahad naqayaa Somalila fans

  9. To Hani

    Naa ilmadeer wax la yiraahdo ma jiraa meesha xabad baa taal, nin raba inaadan noolaan tol kuuma aha hadaan nahey Cismaan Maxamud Faroole nolol noooma ogala ee naga daa mashxarada hadii kale waxaan kaa saareynaa reerka. Beesha Cismaan Maxamud marna u dulqaadan meyso Tyrant Faroole ee kaligii taliyaha ah waa nin raba isaga iyo wiilkiisa Maxamed Faroon iney noolaadan waxaan idin lee yahay shacabka Puntland heeryada iska qaada Faroole waa tuug aan waxba dhaafin hadaan nahay Boqortooyada Daarood Faroole waan fashilin doonaa waxaan hada ku guda jirnaa casharka labaad ee aan faroole awoodisa ku wiiqi doono

  10. to cilmi xasan

    sxb waa xanuunsantahay cida aad sheeganaysidna ma tihid faroolana weerer kuma aha marka isa sax hani walaal waad saxantahay waa dad ila adeera anaga cismaan maxamuda tageersan faroole wixii xumaana waa lala garama dadka ee tolnimadu waa wax meesha yaal walaal cilmi farolle waa ciise maxamud maaha hawiye

  11. waraa nimankaan waa madaxdayada magaratay faroolena waalabaadayaa sidii cade loobaadijiray barigii isbartiimada bosaso layi cade waraa kalbaan madaxa kaagadhacaya hadaadan alitixaad gacanta kuqana uu yiri mudane yey haye hana cunin leee marka waa koorso uu ina yey kaqaatay ama xirfad lolz fan thanks

  12. cismaan aad baad umahadsansatahay dadkan maangaabka ah ee aan waxba fahansaneyn haduu faroole ilma adeertii weeraro yuu deynaa cisman maxmuud waa walaalahayo waa ilma adeertayo waa dad aan is jecelnahay dadka sheegatada ah baa aaminsan waxa uqoray ninka cilma xasan sheeganaya marka dadku isku mid ma aha wa kaa cismaan sida wanaagsan uhadlaya puntland hormarkeeda aynu kawada shaqeyno maxamuud saleebaana yaa lafurfurin …waa ilma adeere
    MADAXWEYNAHANA BEEN YAA LAGA WAXAYSAN QOLYAHAY TUUGADA EE SOMALI FANS WAA LAGU YAQAAN TUUGNIMADA

    VIVA FAROOLE VIVA FAROOLE HANOOLAADO

  13. لعنة الله علئ الكاذبين

  14. Beelaha taageersan M/Faroole waa:

    Aadan Cali, Cawliyahan Cali, Biciidyahan Cali, Ismaaciil Cali, Cumar Cali, Siciid Cali, Ugaar Saleebaan, C/raxiim Saleebaan, Ismaaciil Saleebaan, Maxamuud Saleebaan, Cali Jabraail, suwaakhroon, Reer Biciidyahan, Maxamuud Garaad, Reer hagar, Garaad cabdale Nuux Cumar, Dubays, Qayaad, Liibaan Gashi, Jambeel, Leel kase, Yusuf Darood iyo waliba xulka tolka Wabeeneeye.

    marka intaas taageeradooda waa majority.

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers