Kadib wada tashi iyo Weliba gorfeyn dheer ee Xaalada Puntland Iyo wararka Beesha laga faafiyey waxa beeshu go’aamo maanta ka soo saartay Shirkii maanta lagu qabtay Xurunta Wasaarada Xanaanada Xoolahah ee magaalada Qardho, Waxana Go’aamada aay dhamaantood ahayeen kuwa lagu Taageerayo Xukuumadda Puntland ee u Hoggaamiyo Cabdiraxmaan Faroole
Go’aanada laga soo saaray shirka waxa ka mid aha in Beeshu sii toosa u Taageersan tahay Cabdiraxmaan Faroole, Isla markana uusan jirin Khilaaf u dhaxeeya Beesha Cismaan Maxamud Iyo weliba Dowlada Faroole, Waxana sii cad lagu sheegay Bayaan aay beeshu soo saartay inaan waxba ka gelin beesha Xil ka Qaadista Cismaan Diyaano, Waxayna sheegen in Gen. Cismaan yahay Mas’uul Dowladeed hadii xil laga qado Iyo Hadii loo dhaafona aay tahay wax dowlada u yaalo oo aysan aheyn arrin go’aan aay ka gaari karto Beesha Cismaan Maxamud (Majeerteen)
Sidoo kale Waxa Bayaanka lagu Muujiyey sidaa Beeshu u Taageersan tahay Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole, iyaga oo sheegay inay Madaxweynaha ku soo dhoweeyn Magaalada Qardho, Isla markana waxa Lagu baaqay Shacabka Magaalada Qardho Iyo Kuwa Gobolka Karkaar inay qabtan Banaanbaxyo lagu Taageerayo Madaxweynaha laguna soo dhoweeyo Gacmo furan
Bayaanka Beesha laguma sheegin Baaq loo jeediyey Cismaan Diyaano, oo lagu sheegayo inu Xilka iska wareejiyo, In kasta oo Bayaanka Beeshu u muuqday Mid sii weyn logu Taageersan yahay Cabdiraxmaan Faroole laguna diidan yahay Khilaaf iyo Coolad soo kala dhex gasha Dowlada Iyo Beesha Cismaan Maxamud
Waxa Xusid Mudan Shirkan inu ka dhacay Xurunta Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Iyada oo kii shalay oo aha mid la isku mari wayey u isagu ka dhacay Hotel lagu magacaabo Gufure oo ku yaala Magaalada Qardho, Waxa Sidoo kale Xusid mudan in Shirkan aay uu goob joog aha Gen Cadde Muuse Madaxweynahii hore ee Puntland, Iyo Weliba Afar Xildhibaan oo beesha ugu jira Baarlamaanka Puntland
Haddaba go’aanka Beesha ayaa dad badan ugu Muuqan kara Inu la mid yahay Hadalkii Allaah Ha u Naxariiste Cabdirashiid Cali Sharma’arke Lixdameeyadii jeediyey isaga oo dowladiisi Xiliga Dagaal kula jirtay Dowladii Ethiopia, Isaga oo marka yiri ”Gacana waan ku Codeyn, Gacana Qoriga ayaanu ku qadan, Taasi oo u muuqdo hadalka maanta ka soo baxay Beesha Cismaan Maxamud (Majeerteen) ee la dhahi karo Waxa u yahay Gacana Faroole ayaanu ku soo dhoweeyn Gacana Xabad ayaanu ugu rideyna, Madama Magaalada Qardho laga dareemayo Saxmad iyo weliba Hub Tijaabin dhanka kalena aay ka wodan Olole dhanka Afka la dhahi karo waa yahay
Xooryaalada reer qardho oo dantooda gartay hadii taasi aysan yeeli laheen daadkaa qaadi walaahi sidii kol hore u qaaday.cismaan maxamud ama xooryaalda sidaad u taqaaaan waa la ogyahay inaysan aheen dad dagaalama oo waa af ku nool una xoog badan tolkood marka waa alle mahadii mar hadii ay taageersan yihin faroole intaas unbaan ka dooneyney
asc
puntland waxay noqotey goob ay iska leeyihiin beesha maxamud salameewaa sadex xisbi oo isu bedelaya kursiga madaxweynaha
markaan waxaan oran lahaa war xishooda oo ilaah ka xishooda mamulka keligiin malidihine xilkasta idinkaa isku haystaa oo laydinku dhexjiraa umada reer puntland way idin laayban tahay dhaqan xumadiina iyo hugri xumadiina
qore siyaasi ka soojeeda qardhooo aan ahayn belaha maxamud salmeen
Haddiiba xulka u noqdo mid qabiil aana la tixgalineeyn aqoon , marka Dayaana waxaa matalaa qabiilka lagu soo xulay , marka hore Faroole waxaa u haboona intaa weli ku dhawaaqin xil ka qaadista Dayaana inuu la tashi la sameeyo qabiilka lagu soo xulay iyo Dayaana qudiis
gahagahgahagah waxaad moodaaa degaanka reer qardhood inay fahmeed reer dharoor . mana helin waxaa ay rabeen . markaaa dhurwaaayoooooooooooooooo lagu baray
reer qardhood dagaaall maraban waxay rabaaan in la raaaco dowlad Puntland ee uu madaxweynaha yahay mudane Dr. farooole
qardho shacabka ku nool dowladooda waa taageersan yahiiin
kooxda cadda madoonayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan
kkkkkkkkkkkkkkik kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk reer Qarrdho waaaaa diiideen
dagaal bowe dadkiii iyo dalkii mahaaaaaaaaaaaaaaa
reer dharooor dhurwaaayooooooo reer qardhood waa idin fahamey
cadde iyo kood tiradda yar ee qaxootigga ku ah qardho
waxaan taaageersan dowladda puntland uu madaxweyne ka yahay Mudan Dr. faroole VIVO FAROOLE
haaruun sxb waa xanunsantahay dhakhtar utag cismaan maxamuud uma baahna faroole dagaalkiisa balse hadii ay la diriran garowe baa hoy u noqonaysaa marka walaal adiga iyo waxa kula mida dhakhaatir uma baahnida cawal qardho ku koray baa taahay ama meelaha argagixisadu joogto
cisman maxamud dantiina aqooda dadka dhinac ka raaca ciise axmud waa dad tiro badan waxcaa iniku filn oo cisman maxamud o dhan ka badan REER SHIRWAC marka ku duceysta in anan iniku so jeensan oo shaqo inika qaban.maxaa qardho lagu koraa qofki ku korah waba dilaan ee
waaa meel lagaga noolyahay babuurta dadka wadada maraya o la furto ciyalkana sidaasi lagu korayo oo tuulo yar,dhinac kasta dadka waad ugu lidataa magalaao qardho ayaa ini ah oo ka hartey GAROWE ,GALKACYO IYO BOSASO DADNA FARA XABO BAAD TAHIIN DHAQALANA BABUURTA AAD DHAQDDAN IYO HABARAHA GOOGARADOODA AYAA INII AH.
raga mesha ka wada hadalayaa oodhan waa rag mucarad ku ah cisman maxamuud bqorada balse waxan dhihilahaa lana ogyahaya inaya putlnad kudhisantahaya cisman maxamuud hadaanana lala xaalin boqorada dawlad ma soconayso waan lala socdaaa wax walaba hada kahor say ugaleen cabdulaahi yuusuf marka faroole muxuu sheegayana anagaa wasnee hadaba ogsaanada shacabka reer putland cisman maxamuud boqorada darood yaa imaa lala hishiiyo hadii kale dawlad majidho mgrty
raga ka xun maxamuud saleebaan iyaga leh putland ogsoonaada khaasatan cismanaka
Cisman maxamud is the majority in puntland…they live 98% of kaarkaar and 60% of bari also they live nugaal and mudug…..with out cisman maxamud majerteen is nothing…..we put majerteen on the map…..what the fuck is ciise and cumar? We fight for the name of majerteen way before the them….we are the one who safe ciise maxamud when sayid abdullah hassaan aka madmullah and his foot soldier dhubhante was killin them..because their were our mohamud sulieman brother…..
Cisman maxamud are wadani….abdirashid ali sharmarke 2nd persident of somalia ,osman yusuf kanediid and his uncle ali kennidid the first ppl to bring guns in somalia…the first ppl to write somali language….cisman maxamud are 50 years head than the other somalis….cisman maxamud waa laandaar… claiming majerteen and not kind to cisman maxamud is like car with out gas….
Ciise maxamud + cisman maxamud +cumar maxamud+ nuux maxamud= mohamud suleiman……70% of majerteenia…we need to stop this little talk….majority rules….hate or love we still on the top…stop divinding mohamud sulemein….
Today every somali clan hate majerteen for no reason….just because we succeful ppl..haters will always hate….majerteen united we stand divide we fall….we got a lot of enee