Wararka ka imanaya magaalada Roma ee Xurunta Wadanka Talyaniga ayaa ku waramaya inu halkaasi ku geeriyooday Maalinimadii Sabtida Ninkii Dunida ugu gabna oo lagu magacaabi jiray Pingping, Waxana ninkan u dheerarkiisa u aha 74.6cm (2Ft Ama 5In), Waxana la sheegay inu Waqtiga Roma, marku aha Duhurka Kadib Maalinimadi Sabtida halka ku geeriyooday
Ninkan ayaa la sheegay inu u geeriyooday Xanuun dhanka wadnaha ah

Pingping waxa u ku dhashay Magaalada Wulanchabu ee Dalka China Sanadkii 1988, Waxana u aha 21 Sano jir
Ninkan ayaa loo Aqoonsaday Sanadkii 2008 inu yahay ninka Dunida ugu gaban
Qoyska Ninkaasi geeriyoday oo ku sugan dalka China ayaa codsaday in Meydka Pingping dib logu soo celiyo wadankiisa China sii logu Aaso Halkaasi


Wakaaladaha Wararka
Filed under: Uncategorized Tagged: | La Yaabka Dunida