Barca Iyo Bordeaux Oo Wareega Sideed U Soo baxay

Kooxda Barcelona Ee Dalka Spain Ayaa Cashar u dhigtay Kulankii Caawa dhexmaray iyada iyo kooxda VFB Stuttgart, Xiddiga Messi ayaa Ciyaartan ka aha isagu Diiqa, Waxana u dhaliyey Labo ka mid ah goolasha kooxda Barca aay guushu ku raacday, Halka Labada kalena aay kala Saxiixeen Xiddigaha

Garaadka Guud ee Beelaha SSC oo loo diiday Shirkii Garowe

Wararka aanu ka helayno Madaxtooyadda Garowe ayaa wax ay sheegaan in maantay uusan gabi ahaanba goob joog ka aheyn shirkii maantay lagu saxiixday heshiiskii ka dhacay Xarunta Madaxtooyadda, taasina waxaa loo aaneyay ka dib markii uu irida hore ee Madaxtooyadda Garowe Garaad Jaamac Garaad Cali nin ay ehelo yihiin

Cadde Muuse iyo Faroole oo Xidhiidh Telephone dhexmaray

Faroole: Cadde Muuse, Boqor ii waran maxaa iga kaa dambeyay waa Maxay mucaaradka aad igu wadidi.? Cadde: Yaaqee, adiga beenee laguu sheegaaa mar la arko, aniga adiga heshiis lee nahay, Laakiin hadii aad ka baxdo Shidaalkii Dharoor dagaal ayaa xiga?

Faroole Waxa Uu dhiman wax ka yar Daqiiqad ( Wareysi Dheer)

Xoghayaha Madaxweynaha Ayaa la sheegay inu Khadka Telfoonka kula xiriiray Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiyeyaasha ka dagaalama Koonfuurta Somaliya waxana Dhexmaray Sheekadan oo ah mid Sir ah

Somali Iyo Carab Dagaal Ku dhexmaray Sweden

Habeenimadii Taariqdu ku beegneyd 15 March Ee Bishan waxa magaalada Umeå ee dalka Sweden lagu dilay Wiil Somali ah, kaasi oo la sheegay inu ku dhintay Isku dhac dhexmaray Dhalinyaro Somali ah Iyo Kuwa Carab ah, Wiilkan Somaliga ah ayaa la sheegay in lagu magacaabo Khaled Faysal, Waxana Meydkisi ilaa hada ku jira Gacanta Ciidanka [...]

Gabadho Ajaanib Loo Aroosay

Alshabaab ayaa u guurisay Gabadho qaarkood da’dooda ka yar tahay Sagaal Sano oo Somali ah, ragg Ajaanib ah oo la sheegay inay ka soo kala jeedan Wadamada Pakistan, Kazakhstan, Iyo Weliba Yemen, waxana la sheegay in Aan lagala tashan Waalidka dhalay Gabadhan in ragga loo guuriyo iyo in kale, Sidoo kale waxa jira warar sheegaya [...]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Ka Qeyb galay Aaskii Marxuum Caaqil Maxamed Daahir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka qayb galay Saaka , Aaskii Marxuum Chief Caaqil Maxamed Daahir Cabdi, oo shalay ku geeriyooday dalka Jabuuti. Madaxweynuhu, waxa uu

Xasan Abshir Oo Warsidaha Somalifans Online ku Sifeeyey Mooryaan Internet

Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa sii kulul u weeraray Warbaahinta Somalifans Online isaga oo ku tilaamay Mooryaan Internet oo aan waxba ka aqoon Xeerka Iyo Anshaxa Saxaafada, Xasan Abshir Faarax oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Hotel Guuleed ee magaalada Garoowe ayaa sheegay in Been Abuur aay Ka Faafisay Somalifans Online

Shirkii Beesha Cismaan Maxamud ee Magaalada Qardho Oo go’aamo laga soo saaray

Kadib wada tashi iyo Weliba gorfeyn dheer ee Xaalada Puntland Iyo wararka Beesha laga faafiyey waxa beeshu go’aamo maanta ka soo saartay Shirkii maanta lagu qabtay Xurunta Wasaarada Xanaanada Xoolahah ee magaalada Qardho, Waxana Go’aamada aay dhamaantood ahayeen kuwa

Guddiga doorashoyinka Oo Soo Dhameystiray Xurumahoodii Doorashada gobolada

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay inay soo dhammaystireen soo dhisitaanka Xafiisyadii doorashada ee gobolada iyo degmooyinka Somaliland oo dhan Guddigu waxay kaloo caddeeyeen in kaarar cusub ay bixin doonaan oo kuwii hore waxba kama jiraan noqondoonaan marka dhowaan ay soo saaraan liiska codbixiyaasha ee rasmiga ah, kaararkaasi oo ay sheegeen in qandaraas ay ku bixiyeen

Xasan Abshir Oo Iibsaday Gurigiisi

Xasan Abshir Faarax Oo ka mid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya in dhowaalana ku sugna Magaalada Garoowe ayaa la soo sheegaya inay soo food saartay Xaalad Dhaqaale Xumo oo sababtay inu Gurgii aad u weyn oo u ku laha Magaalada Garoowe ka iibsado Abshir Cabdullaahi Booyaax oo aay Ehelo Hoose yahiin kana mid ah Saraakiisha Madaxtooyada [...]

Ninkii Dunida Ugu gabna oo geeriyooday

Wararka ka imanaya magaalada Roma ee Xurunta Wadanka Talyaniga ayaa ku waramaya inu halkaasi ku geeriyooday Maalinimadii Sabtida Ninkii Dunida ugu gabna oo lagu magacaabi jiray Pingping, Waxana ninkan u dheerarkiisa u aha 74.6cm (2Ft Ama 5In), Waxana la sheegay inu Waqtiga Roma

Puntland Oo Baaq U Jeedisay Hay’adaha Calaamiga Ah

Isku duwaha Wasaarada Qorsheynta Iyo Xiriirka Calaamiga ah Cabdirashiid Axmed halac ayaa ugu baaqay Hay’adaha Calamiga ah ee ka hawlgala Puntland inay gargaar la iyo deeq la gaaran dadka Abaaraha daba dheeraday ee ka jiray Puntland Shantii Sano ee ugu dambeysay wax la gaaran

SNM Miyanay Xasuus Lahayn

Marka hore waxan Salaan iyo Mahadcelin misan leh iyo sharaf mudan u dirayaa Suxufiyiinta waxa maqalkan igu kalifay aniga oo Muwaadin ah oo xasuusan wixii ka dhacay wadanka xiliyadii ay jireen dagaaladii qadhaadha ee Siyaad barre lagaga soo horjeeday, iyo afooyinkii coladeed ee huwana darura colada ee wakhtigaa jiray ku waas oo xiligaa geeska africa [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers