Kulan balaaran oo maanta lagu qabtay Hotel Gufure ee magaalada Qardho ayaa soo gabagaboobay, iyada oo in badan la isla lafaguuray Xaalada ka tagan degaanada Puntland iyo weliba sidi beesha degaanku uga qeyb qadan laheyd Amniga iyo Xoojintisa, Waxana kulankan ka soo qeyb galay Odayaal Dhaqameed iyo weliba Afartii Xildhibaan ee Beesha Cismaan Maxamud ku laheyd Baarlamaanka DGPL
Kulankan oo aha mid sidaa la sheegay dood culus ka dhacday ayaa wax natiijo ah laga gaarin sidaa aan ku helnay Ilo lagu kalsoonan karo, Waxana kulanka dib logu balamay Maalinimada Beri ah
Intii u Kulanka socday Ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka tirsan u soo jeediyeen Odayaasha beesha iyo Siyaasinta in Xaalada lagu dhameeyo isfaham, isla markana U Cismaan Diyaano sii nadiif ah u xilka ugu wareejiyo Taliyaha cusub ee PIA & PSF Md. Cali Biinge, Balse soo jeedinta Xildhibaanada ayaa sababtay Buuq in kulanka Beri dib logu dhigo, iyada oo la sheegay in ragg ka qeyb galay kulanka maanta aysan beri ka soo xaadiri doonin iyaga oo lagu Eedeyey Foodo iyo Jaahwareerin Kulanka
Lama oga ilaa hada Waxa Xaaladu ku dhamaan doonto iyo weliba Sidaa Midnimada Puntland lagu badbaadin karo Madama Xiligan aay u muuqato Inu nin Walba Xeeradiisa Adkeysi ugu jiro, Kulanka Waxa la sheegay in uu yimid Madaxweynahii hore in kasta oo markii dambe u ku jiray sidaa la sheegay dadkii Kulanka ka baxay Kadib markii aay Hadalo kulul Isweydarsadeen Mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo magaciisa lagu sheegay Xildhibaan Duuje
Xooryaalada reer qardho ee asal ahaan ka soo jeeda ZANJIBAAR kulankooda reer puntland waxba kuma soo kordhin doonaan waa in ay ku quus qaataan dhibaatadii kor hore ku dhacday ee ceel afweyn lagu geeyey taas oo sidan ogsoonay ku dhimatay dagaalki qayaadsame iyo dhuudo inka badan 300 xooryalo hadey doonayaan 300 kale hade cashar ayaan siineynaa waxaan sugeynaa keliya mudane faroole amarkiisa.waxna iskama celin karaan waana dhib badan yihiin
harun doqan sidaadoo kale habarikeentay uunbaa saa uhadlee nin raga waa kii dhintee geesi ah oo ka dhiidhiya wixii doqoni lugta ku walaaqdoee eebow kala qabooji waxa maanta taagan nacasta wax walaqaysan naga qbo
somalifans iyo yusuf jareer waad xanuunsan tahin ee is daaweya cismaan maxamud akhro jano idin geyn mayo ee iska dhaafa qabyalada meesha xun idinka joogta waxad ilaa eeg tahay nin qabiil madaxa ka galay ee isbital waa in lagu jiifiyo walahay waayo shaqo kale malmahan waa weysay cismaan maxamud ayaa shiray diyano ayaa sida yiri iyo wax la mid ah war qabiilka iska dhaf nin weyn ba tahay web inta oo milyan so boqana waxa ha la so farisan waa iga talo
haarruun dude chill out waa xanaaqsantahay balse waxba naguma samaynka dhid today waxaan nahay super power
Asalaamu Calaykum Salaan kadib .
Webkaan hal ayaan leeyahay waxaan leeyahay nimanka qorow ogaada hadaad colaad ka shaqeysaan kuraasta iyo qololka quruxda badan oo computeradu idiin yaalaan saas ahaah manaayne ogaada nabadu dadkoo dhanbay dan u tahee.
Raga Qayaalad hadalaya waxaan leeyahay war xishooda oo qabyaalad iyo qabiil meel idin gaynmaayo kuwo ka helaya xumaantana wax xun ayey idinku darsanayaan wiilasha Cusmaan maxamuudow waxaan aaminsanahay nin meel laga qaaday Cusmaan maxamuud niman dareema ka badan ee u arka nin ina adeerkiina oo madaxwaynaa iskuna badalay labo nin oo ilam aadeera ama labo muwaadin marka iska daaya ficilida aan meel fog gaarsiisnayn Ciise Maxamuud faroole markuu damcay in uu xilka isku dhajiyo waatay cayrsheen marka dadku waa ehel oo waa isku dane ka daaya cuqdad abuurka
waad mahadasntihiin