War Degdeg Ah – Shir Balaaran oo Ka Socda Degmada Qardho

Wararka ka soo baxaya Magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar ayaa sheegaya inu Halkaasi ka socdo Xiligan Shir balaaran oo Albaabadu u xiran yahiin, Shirkan ayaa ka socda Hotel Gufure Waxana loga wada hadlaya Khilaafka soo kala dhexgalay Madaxweyne Faroole Iyo Weliba Gen Cadde Muuse, Iyada oo Sidoo kale Shirkan la filayo inay ka soo baxan go’aano ku sabsan Xil ka qaadista Gen Cismaan Diyaano

”Shirka Xiligan waa socda weli wax war ah idiinma sheegi karo, balse Gen Cadde Muuse waxa us oo bandhigay in loo hanjabay laguna Amray in labo Maalin gudahood u isaga baxo Puntland, hadalkaasi cid kale kama Iman ee waxa u ka yimid Odayga Wadanka xiligan Xakuma, waxana Hadalkaasi laga mideysan yahay inu aha gaf weyn oo loo geystay Madaxweynahii Hore, Balse Faroole waa Ankiray taasi oo waa beeniyey” Ayuu yiri Mid ka mid ah Odayaasha Shirka ka qeyb galaya oo la hadlay Somalifans Online in kasta oo u Magaciisa ka gabsaday in Saxaafada laga sheego, Sidoo kale Waxa u sheegay in Shirkan go’aan mid ah loga qadan doono Arrinta Xil ka qaadista Cismaan Diyaano waxana aay u dhow dahay In Cismaan loo soo jeediyo inu Xilka ku wareejiyo Cali Biinge oo isagu xiligan ku sugan Madaxtooyada Magaalada Bosaso halkaasi oo u xalay soo gaaray

In kasta oo Shirkan aan faahfaahin Rasmi ah aysan weli ka soo bixin hadana Waxan idiin balan qaadi inaan Wixii ka soo baxa Idiin soo gudbin doono Daqiiqadaha Soo Socda Insha Allaah

11 Responses

  1. asc, dhamaan, madaxweyne faroole xaq ayuu uleeyahay inuu dabaqo dastuurka puntland, cidii dastuurka ka hortimaada roobka deyrta daadkiisa ayaa qaadi doona, qabiil meel ku shiray dowlad waxba kama qaadayo, horey wey dhacday in qabaail isku dayeen in ey dowlada ka hor imaadaan waa la wada ogyahay taas waxay ka dhaxleen, marka waxaan oran lahaa , ma ilowdeen waxii idinka soo gaaray madax adeygii hore, dantiina ka shaqeeya , farkaliya fool ma dhaqdo, ummad dhan waxay ka mideysan tahay ha ka hor imaanina ,

    mahadsanidiin.

  2. As ww dhamaantiin Madaxweyne Faroole Dabikhi maayo Dastuur Puntland , ee isaga ayaa Dumiyey Dastuurkii Puntland, waayo Faroole isaga Laftiisa ayaa Mudan in Maxkamad lasoo taago waayo waxa uu ka mid yahay Burcadda Badde ee Somalia,kaas oo aad dhaamtin aad markhanti ka tihiin in dadka ku wareegsan Madaxtooyada ay yihiin ama u badan yihiin Burcad badeed ,lagana yaabo in dhowaan la soo tagi doono Maxkamadda Burcad Badeeda wadanka ugu horeeya ee Dibbada uu ugu Baxo, waxaana shacabka soomliyeed kula talinayaa in ay Xukuumadda Faroole ka hor yimaadaan, waxaan kale oo Isimadda Puntlan kula talinayaa in ay wadanka Ninkaas ka qabtaan maadaama ay yihiin hayadaa ugu sareesa ee Wadanka. Qodobadda ugu weyn oo uu jebiyey Tastuurka Puntland waxaa ka mid ah in uu isimada ka dhigan dad aan wadanka waxba ka ahayn halka ay tastuurka kaga qoran yihiin waa Hayada ugu sareesa

  3. ascw.

    Madaxweynu xaq ayuu u leeyahay in uu sida sharcigu qabo laga qaado diyana, taas hadal lagama keeni karo!!!!!

  4. somalifans waa dhamatay kalsoonidii la idiin qabay waxad noqoteen afka cismaan maxamud taasna waxay dhumin kalsoonida la idiin qabo waayo waxad tahiin warbaahin intaa badan aan kala socon jirnay wararka jira ee xaqiiqda ah aad ayaana idiin taageersana balse hada waxad ilaa muuqatan qabiil duulan ah marka hada kadib isha ayaan idiinka socon warkiinuna mid reer puntland wax u dhimaya noqon mayo mida kale waxan aad ulaa yaban ahay ninka warsidahan qora ee yusuf jareer horta isagu waa aayo? ma somalilanderba mise waa puntlander bal aan ogano qofku waxa u yahay kole waa nin dhanka puntland aan anigu is leyahay waa ka soo jeeda lakiin dhinca somaliland maxa u galay waa yaabe !

    • ubaxeey labada nin dayaan oo meesha laga qaaday iyo kan loo dhiibay cali biingo waa ilmo adeer sadexaad ama afraad

  5. Xooryaalada shirkooda waxba badan ma soo kordhinaya ee waa in la geeyaa CEEL AFWEYN geeya jareerta reer qardho geeya dhuudo

  6. dayaano oo meesha laga qaaday iyo ninka loo dhiibay cali biingo waa ilma adeer saas moow og yihiin dadka caytamaayo oo mooda in reer kale wax loo dhiibay waliba waa ilmo adeer sadexaad ama afraad labada nin ee faroole isku badalay

  7. WAXAN KA CODSAN MAAMULKA BOGAN IN DADKA COMMENTSKA BIXIYA LAGA SARO KUWA CAYTAMA FADLAAN WAA NAGA CODSI

  8. haaruun ubah maxamud dad aaydan waxba ka qaadi karin baa caydaan laangaab halkaan naga caaya anaga waxba dhihi mayno diyaano hadu tago bingo baa imaan meeshi baan idinka wadaynaa la socdaa

  9. as/c dhamaantin waa salaamntihin
    dr c/raxmaan sheekh mahaamed faroole
    qax ayuu u leyahay inuu xiilka ka warxii aamanka iyo tastuurka horuumarka puntland ku xadgudba ama meel ka dhac ku keeni kara jiiritaanka iyo nanaan socodka
    puntland waana uga mahad ceelin madaxwayne faroole
    iyo madaxwayne ku xigeenka iyo
    madaxda sare oo dhan
    xaq ayaay u leyiihin wixii ku xadgudub ku keeni kara xukumada iyo shacbiga iyo hanaan socodka puntland inaay meel naa u fiirin ee dambiilahas wajibkisa mariyan oo weliba shacbiga rer puntland m dambiiii weeyn ayuu ka galay waana in dambigisa lagu so saro shacbiga hortodada wana in laga hortaga dambiilha ka so dhex baxayo b bulshadada wana in aay meel ka wada noqdan bulshadaa rer puntlnd
    Wixii maja xabiinku keeni miidnimada jiritanka dawla dadk dalkeena walaalayal
    as/c.

  10. as/c
    waa salaamntihin musm
    Fikirkayga waan ku faraxsannahay in xiilka laga qaado qof kasta
    oo xiilki uu umada reer puntland uu haye iyo wajiibadki gudan waaya oo ku hoor fashiilma xukumada iyo shacabka ok kaas xaq ayaa loo leyahay in xiilka laga warreejiiyo wana ku tageersanahay

    oki walal haruun iyo ubax iyo suleyman & mahamud
    marka hore waa mahadsan tihin
    waxa ka hadasheen fakradiina
    oki sida la ogyahay
    cismaan diyaano
    & bingo waa ilmmo adeer 3 ila 4
    Waxa uu yiri suleman bingo aya meshii
    ka sii wadin
    morka hore ogow oo ogada
    cisman diyano inuu xiilki iyo wajibki uu shacabka uu haye inuu gudan waaye
    Oo uu ku fashimay xukumada iyo bulshada reer puntland
    oo uu dambiile ceeb anka dayo odaga
    oki hada waxa tiri suleyman bingo ayaa
    meshii ka sii wadaya
    Ayaa tiri ?

    Anaga hadan nahay shacabka rer puntland iyo xukumadena waxan Rajaynayna inuu noqdo miid wajiibkisa iyo masuliyada uu qaday inuu sii wanaagsan uu guto oo
    uu san noqon miid ku fashiilma kuna fadeexoba
    oo waxan uu rajan dhaamantod
    guul

    laakin waxaa is waay diin mudan
    wilka slm
    Bingo maxaa ku ogtahay ma inuu yahay nin aan wajib kiisa guudan karin waayo waxa kaa soo yeray bingo ayaa meshiii kasii misiin
    waxan ku oran hadaa hadlaysid wax wanagsan ku hadal hadii kale
    iska amus dhaaaamad dhaaaamad

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers