Chelsea Oo lagu dubtay Stamford Bridge

Kooxda Chelsea ayaa iyada oo garoonkeeda joogta waxa loga guuleystay hal iyo waxba, goolka kaliya ee Kulanka waxa u Saxiixay Kooxda Inter Milan daqiiqadii 78-Aad ee qeybta hore Xiddiga Reer Cameroon Ee Samuel Eto’o, Tababare Jose Mourinho ayaa kala tegey Kooxdiisi hore Guul Tababare Jose Mourinho oo kadib Ciyaarta la hadlay Saxaafada Ingiriiska ayaa sheegay [...]

Mareegta Wiilka Madaxweyne Faroole Oo Guddiga Nabadgelyada Nugaal Ku Tilmaamay Dameero

Mareegta Garowe Online Oo U iska leyahay Wiilka Madaxweyne Cabdiraxmaan faroole ayaa ku muujiyey Mareegtiisa Sawir la yaab leh, Isaga oo ka dhigay Guddigii Nabadgelyada Dameero, Lama oga Sababta u Talabada Ugu Dhaqaaqay Wiilka Madaxweynahu Haddaba Halkaan ka Daawo Hab dhaqanka Wiilka Madaxweynaha

Faahfaahin Kulankii Qardho Ee Maanta

Kulan balaaran oo maanta lagu qabtay Hotel Gufure ee magaalada Qardho ayaa soo gabagaboobay, iyada oo in badan la isla lafaguuray Xaalada ka tagan degaanada Puntland iyo weliba sidi beesha degaanku uga qeyb qadan laheyd Amniga iyo Xoojintisa, Waxana kulankan ka soo qeyb galay Odayaal Dhaqameed

Allaah Ha u Naxariiste Fanaandii Saafi Ducaale Oo Maanta Hargeysa ku geeriyotay

Fanaanadii Codka Hallaasiga ah laheyd ee Somaliyeed Saafi Ducaale ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, halkaasi oo galabta lagu Aasay, Fanaanada ayaa ka mid aheyd Fanaanintii Hobolada Waberi in kasta oo markii hore aay ka tirsana Fanaanintii Xooga Dalka, Saafi Ducaale ayaa la sheegay

Madaxweyne Oo Gabadh Loo Diiday

Sidaa aan ka soo xiganay mid ka mid ah Ehelada Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo ka gabsaday in Magaciisa Saxaafada laga xuso Waxa u inoo Sheegay in Daahir Riyaale Kaahin maalinimadii Shalay loga dhaartay Gabar u doonayey inu guursado, Gabadhan oo aysan noo suurta gelin inaan helno Magaceeda ayaa la sheegay inu Madaxweynahu u [...]

Wasiir Puntland Ah Oo Caruur Bil La’aan ku riday

Qaar ka mid ah Ardayda Reer Puntland ee dalka Malaysia ayaa waxa soo food saartay Bil la’aan kadib markii lacag aad u fara badan loga qaday baadhi to baadhi loo sameeyey Wasiir dhowaan ku soo biiray Golaha xukuumadda PL Mid ka mid ah Ardayda Reer Puntlaand oo lagu magacaabo Maxamed Axmed ayaa sheegay in lacagta [...]

Sheekh Shariif ”Waa Been Warbixinta Qaramada Midoobay”’

Madaxweynaha Jamhuuriyada Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Xurunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ku jiran Warbixin uu soo saaray Guddiga daba galka Hubka Somaliya, Iyo weliba Heshiiskii Dowlada iyo Ahlu Sunna ku dhexmaray Maalinimadii Shalay Magaalada Addis Ababa

Idaacadaha Ugu Dhegeysi Puntland Waa kuwee ???

Daraasada Cusub Oo Ururka Puntland Media Group ka sameeyey Dhamaan Gobolada Puntland aheydna mid lagu oganayo Idaacadaha ugu Dhegeysi badan Degaanada ayaa la soo bandhigay maanta, Waxana loo kala qeybiyey Labo, kuwas oo kala ah Idaacadaha Gudaha iyo kuwa Dibada Idaacada Laanta Afka Somaliga Ee VOA ayaa noqotay mida ugu dhegeysi badan gudaha Puntland,  marka aay [...]

War Degdeg Ah – Shir Balaaran oo Ka Socda Degmada Qardho

Wararka ka soo baxaya Magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar ayaa sheegaya inu Halkaasi ka socdo Xiligan Shir balaaran oo Albaabadu u xiran yahiin, Shirkan ayaa ka socda Hotel Gufure Waxana loga wada hadlaya Khilaafka soo kala dhexgalay Madaxweyne Faroole Iyo Weliba Gen Cadde Muuse

Warbixin Eedeymo Xambaarsan oo QM Loo Gudbiyey

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa loo gudbiyey warbixin uu soo saaray Guddiga Daba-galka Xayiraadda Hubka ee Somalia, waxayna sheegeysaa in musuqmaasuq baahsan oo aafeeyey DKMG ah, iyo in masuuliyiinta Puntland ay xiriir soke la leeyihiin kooxaha burcad-badeedda Dhegeyso

Bosaso Iyo Garoowe Oo Kulamo lagu qabtay

Magaalada Garoowe ee Caasimada u ah Maamulka Puntland Iyo Weliba Magaalada Bosaso ayaa maanta waxa ka dhacay Kulamo Xasaasi ah oo loga hadlayo Ammaanka Iyo Wada Shaqeynta Ciidanka Dowlada Iyo Odayaasha

Ey 7 Qof Dhaawacyo Ugu Gaystay Caasimada Somaliland Ee Hargeysa

Dadwaynaha ku dhaqan xaafada Sheekh Madar ee dagmada Gacan libaax ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay khaatiyaan ka joogaan Ey farabadan oo xiliyada habeenkii weerar ku soo qaada dadka iyo duunyada Sida uu sheegay Mooge Maxamed Liibaan oo ka mid ah odayaasha xaafada Sheekh Madar oo shalay xarunta Wargeyska Haatuf nagu soo booqday

Madaxweyne Riyaale Oo Ka Dalbaday Fiise Dalka Ingiriiska, Maxase logu Jawaabay??

Xukumada Somaliland ayaa la sheegayaa in codsi u gudbisay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Ethiopia, codsigan ayaa la filayaa in ay xidhiidho safar uu Madaxweyne Riyaale rabo in uu ku tago dalka Ingiriiska mudo ka hor inta aad doorashada lagu dhawaaqin. Waxaana la sheegayaa in Madaxweynahu ka codsaday safiirka in balamo looga qabto qaar ka mid [...]

Faroole Iyo Diyaano Oo Addis Ababa loga Wacay

Khilaafka ka dhashay Xil ka qaadistii Cabdiraxmaan Faroole ku Sameeyey Taliyahii Ciidanka Sirdoonka Ee PIS-ta ayaa noqotay mid Sameyn weyn ku yeelata Dowlada Puntland, iyada oo Khilaafka u Xiligan gaaray Heer Madaxweynaha Iyo Weliba Taliyahii hore ee Xilka laga qaday Gen Cismaan Diyaano loga waco magaalada Addis Ababa ee Xurunta Dalka Ethiopia

Baaq Ku Socda Dadka Taariikhda Somaliland Qora

Marka hore waxan Salamaya Saxaafada an ka Eexan Codka Muwadiniinta, una taagan bulshada Somaliland waxa maqal kan an cod dheer ugu jeedinayaa aniga iyo Ummada ila fakarka ahba anu leenahay dadka Taariikhda qorayaa ee Somaliland in ay ka feejignadan ka baran dag la’aanta iyo kala dhantaalka Taariikhda Umadan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers