Faroole Oo U Muuqda Mid Aqbalay Dalabkii Atam Iyo Fikiradaha Shacabka


Xiisadaha ka taagan Magaaloyinka waaweyn ee Puntland ayaa cirka isku Shareeraya Labadii Habeen ee ugu danbeysay, Cabsi weyn ayaa laga dareemay Magalada Bosaso oo halbole dhaqale u ah Maamulka Puntland Kadib markii Madaxweyna Puntland uu Soo saaray degreeti xilkii u kaga qaday Agaasimihii PIS-ta Halka warar lagu kalsooyahay ay tibaxayaan in uu ku gacan seeray Xil kaqadistaas Fikirka dadweynaha Puntland iyo Kan Faroole ayaa kala gadisan

Dadweynaha badankood waxey qabaan in Amaanka Puntland ay Ciidamada PIS-tu lafdhabar u yihiin Halka Faroole qabo in iyagu lidi ku yihiin horay ayaa waxaa u jiray Nin lagu magacaato Atam oo Alshabaab gacan saar la leh kuna jira Buuraha u dhow Magaalada bosaso kaasi oo Madaxweyaha Puntland uu ka codsaday in uu la shaqeeyo oo uu Qaraxyada iyo Dagaalka uu dawlada kula jiro uu joojiyo hase ahaatee Faroole waxaa la hordhigay shanqodob oo Aad u adag waxaase muuqata in Faroole uu u muuqdo mid aqbalay arrimaha la hordhigay kuwaasi oo kala ahaa

  • In labadalo Gen Cabdullaahi Saciid Samater
  • In La baabiyo Cidamada PIS-ta
  • In loo siidayo dadka Alshabaab lagu lagu Eeyey iyo kuwa loo qabtay in ay Dilal iyo Qaraxyo ka gaysteen Puntland
  • Iin loo Magacabo Wasiir Taytal Sare Leh
  • In inta badan xilalka Gobolka Bari loo dhibo dad Culimo ah oo ay isfahmi karaan Shiikh Atam

Hadaba kala duwaanaanshaha Fikirka dadweynaha iyo kan faroole ayaa ah mid kala durugsan dadka siyaasada u dhuun daloola ayaa sheegaya in faroole uu doonayo in uu dalka gacanta u geliyo Kooxo diimeedka ku loolamaya Siyaasada Somaliya koox ka mid ah kooxdaas oo lagu Magacaabo Alislaax taasi oo iminka ku xoogan Puntland isla markaana Xiriir dhow la leh Alshabaab

Dhanka kale Agaasimaha ciidamada PIS-ta iyo rag kale oo taageersan ayaa la sheegayaa in hadii Faroole uu sidaasi hawsha ku sii wado ay goosanayaan Gobolada Bari Iyo Kaarkaar Gen. Cismaan Diyaano oo iminka ay ka amarqaataan in ka badan 5000 oo Askari haystana Tigniko Aad u faro badan Isla markaana ka awood badan Ciidamada Faroole ka amar qaata ee Daraawiisha loogu magac daray

Hadaba Akhristoow dadweynaha Puntland ayaa farta wadnaha ku haya maadaama ay labo quwadood oo xoogani ay isu Hub guranayaan, Waxase Isweydiin Leh Kuma Saxan Labadooda ???

3 Responses

  1. somalifans shiikh atom ma idinka alshabaab ka dhigay midakale madax wayne faroole wadanka isaga kataliya wiil yar o meel haysta hadii uu xilka diido in laga qaado khasab baa lagaga qaadayaa danta puntland na waxay ku jirtaa in wadanka dad culima ah loo dhiibo oo danka wax loo qabto loo ma baahna tuugadii waligood wadanka soo cunijirtay in loo dhiibo ….

  2. kkk waa wax lagu qoslo cismaan diano walaahi waxba ma qabsn karo reer kuu ka dhashayna waa cismaan maxamud ma dagalaman markay isku dhacdo bay dhahayaan ari ari ari boowe aabilabatay aabilabatay dhubuq dhubuq markaas baydaba jeedinayaan .
    cismaan maxmud ilaa mlintii la asaasay puntland saas bay ahayeen habeena puntland wax mayeelin inay habar jaclo magan u noqdaan mahane hadana habar jaclo baynoqonayaa ama sanjibaar ha aaadan awalba halkaas baa laga soo gamaye .
    marka qardho yaan laydinka qabsan cisman diano idinku u jeeda baa la dilayaa waliba sheekh atam baa loo dirayaa ciidan dowladeed is arkimayaan .
    markii shan xabo ku dhacdana xaarbuu siidayanayaa ilaa waa ciyaal butaano waa dhintay lama oran karo markuu bakhtina waa la gubayaa .
    cismaan maxamud hadii xil ilaalsan karaan madaxweynayashii xaqa u la hayeen ba abarqa cad laga qaaday .
    ayagana sidii cabdi bilihii bay malin cad puntland dhan orad ku dhafeen.
    mraka dhubuq dhbuqda iyo kibirku iyo dhaqan xumadu waa dhaqan cismaan maxamud .

  3. MUSCAB waxaad ka hadashey fikradaaada lakiin waxan kuu shegayaa cismaan maxamuud weligood iyagaa idin xukumi jirey hada waa idin xukamyaa hadana iyagaa dowlada meel kasta heysta waa idinka cabsi aa ka qabtaan faroole ku yiri hadaan lbadaas nin la bedelin naftena aman heli meyso maxaa la calaacashaan hadedaan baqeyn waa leydin adoonsanayaa faroolena haku noqdo meeshuu ka yimi iyo mataan jalafle
    reer barina karbaash baa yaqaana ileyn edeb kala maleh in qori afka laga geliyo mahee anagaa idn talineyna viva cismaan maxamuud weligiina waa idin maamulayaan
    faroole cida xukunka u dhiibtey haka qaad

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers