Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Guddoomiyaha golaha fulinta ee Ururka Ahlu Sunn isku magacowday Maxamed Yusuf Xeefoow ayaa sheegay in uusan waxba ka ogeyn Saxiixina wax Heshiis ah oo dhexmaray Dowladda iyo kooxda Ahlu Sunna Kadib markii maalintii maanta ay dalka Itoobiya Heshiis awood qaybsi ah ku gaareen Dowlada Awooda daran iyo Kooxda Ahlu Sunna ee lagu xanto inay u [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 1 Comment »
Posted on March 15, 2010 by M. Joowe
Wararka Ka imanaya Magaalada Ceerigaabo Ee Xurunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya In Saddex Nin lagu dilay Labo kalena lagu dhaawacay meel wax yar u jirta degaanka Tuulada Tooraboora, Dadkan ayaa la sheegay inay Woteen gaari nooca iskarogo nooca Somalidu u taqano ah iyaga oo ka doontay Meel banaanka ka ah Tuulada
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Kadib Muddo yar oo u ku xayirna magaalada Qardho ayuu Col Cali Maxamed Yusuf Biinge Taliyaha Cusub ee PIA & PSF waxa uu u soo dhaqaaqay dhanka magaalada Bosaso ee Xurunta Gobolka Bari, Intaa uusan ka soo dhaqaaqin magaalada Qardho ayaa waxa muran iyo Is jiid jiid in muddo
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Dawlada Federaalka KMG ah ee Somaliy iyo Kooxda Ahlu Sunnah Wal Jameeca oo iyadu ka Talisa degaano ka mid ah Gobolada Dhexe ee Dalka Somaliya ayaa qalinka ku duugay Heshiis, Waxana Heshiiskan lagu kala saxiixay Xurunta EU-da Ee magaalada Addis Ababa Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka Caddaalada Somaliland Axmed Xasan Cali (Casoowe), ayaa jawaab ka bixiyay warbixin guddiga Caddaalada ee golaha Wakiilladu soosaareen oo ka dayrisay xaalada nololeed ee maxaabiista iyo xabsiyada dalka
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Siyaasiga Bille Maxamud Qaboowsade ayaa la sheegay inu dhumalaysi ku jiro Caawa kadib markii Amar ka soo baxay Guddiga Nabadgelyada Gobolka Bari lagu Amray in laa soo xiro Bille, Warkan ayaa waxa Somalifans Online u Xaqiijiyey mid ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska Magaalada Bosaso oo ka gaabsaday in magaciisa la xuso
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 6 Comments »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Halkaan Hoose ka dhegeyso Khudbad Xasaasi ah oo u Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab U Jeediyey Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu Subeyr, Khudbada ayaa aheyd mid u intaa badan kula hadlayo Ciidanka Waxana Intaaa Uusan Khudbada Bilaabin Amiirku Aay Ciidanku Ku Soo Dhoweeyn Heeso Iyo weliba Sacab aad u fara badan oo u la dhoola cadeeyey Abu Subeyr, Waxana [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta ku dhawaaqay inu ka duceysan dagaal iyo fitno ka dhex dhacda Shacabka Walaalaha ah ee Puntland ku wada nool, Isaga oo sheegay inu sidoo kale ka duceysan inu dagaal ka rido Degaanada Puntland uuna horseedo Burbur ku dhaca Dowlada Puntland oo iyadu xiligan aad u Awood yar
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 2 Comments »
Posted on March 15, 2010 by Abdi Nuur
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Md. Siciid Xasan Shire oo ka tirsana Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ee Somaliya ayaa shir jaraa’id oo u maanta ku qabtay magaalada Bosaso waxa u shaaca kaga qaday inu iska casilay Xilka Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Waxa Maanta Barqanimadii ka soo degtay garoonka Aaden Cadde International Aiport Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi balaaran oo u Hoggaaminayo, Madaxweynaha ayaa waxa halkaasi waxa ku soo dhoweeyey Dadweyne aad u fara badan iyo weliba Mas’uuliyiin
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Intaas kadib waxay u tageen Saacid oo Xir Xiran Aadna u Il-daran, dadka lama hadleynin, Marku Indhaha ku dhuftay Samiiro ayuu u Ekaaday nin Bogsooday, dadkii ayaa yaabay sida uu fiirinayo Qofkaana wuxuuna tiriyay Tixdaan
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by Yusuf Cali
Wasaarada Dhaqanka Iyo Dalxiiska Ee Dowlada Ethiopia oo kashaneysa Xafiiskeeda dhinaca Maamulka Somalida Ee Ethiopia ayaa sii weyn u baadi dooneysa lafaha Meydkii Seyid Maxamed Cabdulle Xasan, Waxana baaritaanada la woda Dowlada Degaanka Somalida oo Wakiil iyadu ka ah Dowlada Federaaliga Iyo Weliba khubuuro Ajaanib Ah Oo ku takhakhustay Arrimahan, Buurta Sarmaan ee Duleedka Iimeey [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Ethiopia | Comments Off
Posted on March 15, 2010 by M. Joowe
Xiisadaha ka taagan Magaaloyinka waaweyn ee Puntland ayaa cirka isku Shareeraya Labadii Habeen ee ugu danbeysay, Cabsi weyn ayaa laga dareemay Magalada Bosaso oo halbole dhaqale u ah Maamulka Puntland Kadib markii Madaxweyna Puntland uu Soo saaray degreeti xilkii u kaga qaday Agaasimihii PIS-ta Halka warar lagu kalsooyahay ay tibaxayaan
Filed under: Uncategorized | Tagged: Puntland | 3 Comments »