Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Gen Cadde Muuse ayaa galabta sii diiran logu soo dhoweeyey magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar, Waxana la filaya inu kulamo maalinimada beri ah la qato Odayaasha iyo wax garadka Beesha Cismaan Maxamud, Madaxweynaha hore ayaa maanta Barqanimadi ka soo Kicitamay magaalada Bosaso
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 7 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Mudooyinkan dambe waxaa soo baxay mas`uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo Xisbiga Udub oo adeegsada hadallo dadka iyo dalka Somaliland loogu kala qaybinayo Bari iyo Galbeed si la iskaga horkeeno Beelaha Dhexe ee Somaliland. Hadalladan oo ay ka dambeeyaan cadowga sokeeye iyo cadowga shisheeye ee Jamhuuriyadda Somaliland waxaa dabada ka riixaya madaxweyne Daahir Riyaale oo u [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somaliland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku Eedeyey Culus Uu soo jeediyey Gen Cadde Muuse Madaxweynahii Hore ee DGPL waxana u sheegay Faroole isaga oo ka hadlaya magaalada Garoowe in Cadde Muuse u yahay ninka hoos ka woda Dabka iyo Xiisadaha ka socda Degaanada Gobolada Bari Iyo Karkaar kuwas oo loga [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 17 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Madaxda Shaqaalaha Idaacada Codka Nabada ee magaalada Muqdisho oo shir jaraa’id u qabtay maanta Bahda Saxaafada ayaa sheegay in la dhacay Frequency-ga Idaacada ka soo geli jirtay kaasi oo u sheegay inay dhacday Idaacad u sheegay inay leeyahiin Dad Somaliya aan u dhalan oo Ajaanib ah taasi oo ah Idaacada Bar-kulan lagu magacabo ee dhowaan [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | 4 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka Kaluumeysiga Iyo Khayraadka badda Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan (Ibbi) ayaa sii adag u Difaacay Madaxda Maamul goboleedka Puntland Iyo weliba Safiirada Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya kuwas oo lagu Eedeyey inay iibsadan Dal ku gaalo Ama Fiisayaal
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Waxa maanta lagu arki karay Wadooyina Iyo Weliba Xurmo badan Oo Dowladeed Ciidamo aad u fara badan oo la soo dhoobay goobaha sidaa gaarka ah Ciidankaasi dadweynahu ugu arki kareen waxa ka mid ah Xurunta Gobolka Bari, Banaanka Xurunta Dowlada Hoose Ee Bosaso, Dekeda Magaalada, Bangiga Dhexe Ee Magaalada
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka Madaxtooyada Dawladda Koonfurta Afrika Collins Chabane, ayaa ka hadlay qadiyadda Madax-Banaanida Somaliland iyo Aragtidooda la xiriirta. Waxaanu sheegay in Somaliland ay Mudan tahay in lagaga daydo habka loo maro dhismaha Qaran jira
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 3 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
In kasta oo aan weli sii rasmi ah loo aqoon wadanka laga leyahay Markabkan ayaa hadana Boqolaal dadweynaha magaaalada Bosaso ah waxay Xeebta u taagan yahiin sii aay bal u daawadan Markabkan dagaal ee aay ka duul kacayan diyaaradaha qumatiga u kaca, waxana dadweyna arrintani ku Abuurtay
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by M. Joowe
Duqa Degmada Qardho Cismaan Buux Cali Oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa magaalada Qardho ayaa ka hadlay Arrimo badan oo aay ka mid yahiin, Mudaaharadkii Shalay kadhacay degmada Qardho, Hay’adaha calaamiga ah warar loo sheegay Iyo weliba Xaalada Guud ee degmada
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Macalinka Kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ka dalbaday Ciyaar yahanka Paul Paul scholes inu baaqi ku sii ahado garoonka Old Trafford, Isaga oo sheegay inu ku rajo weyn yahay inu Ciyaar yahanku Heshiis Csuub u saxiixo kooxda Manchester United, Ciyaar yahan Scholes Ayaa Heshiiska Manchester United kaga Eegyahay Xagaga Soo Socda, Waxna u [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Kubada Yurub | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Inaas markuu ku hadaaqay ayaa reerkiisi isla garteen in ay Qur’aan saaraan, Arrintaas Samiiro waxba kama ogeyn, In kastoo markii dambe Ikraan u sheegtay in Xaaladiisu xun tahay oo u dhimir la’aan qarka u saaran yahay, Samiiro uma diir nixin Akhbaarta Ikraan, Waxayna ugu jawaabtay ”NASIIBKIIS” Saacid Xaaladiisu aad ayay u sii Xumaatay waxaana loogu [...]
Filed under: Wararka | Tagged: SHEEKO | 3 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa la filaya inu Cafis u fidin doono tiro Maxabiis ah oo ku jirta Xabsiga magaalada Bosaso, Kuwas oo Dhamaantood ku Eedeysan Hawlo Burcad badeednimo, Taliye Ku Xigeenka Booliska Pl Maxamed Siciid Jaqanaf
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Kulan Balaaran oo Aay Albaabadu u Xiran yahiin oo aay yeeshen Madaxweyne Faroole Iyo Weliba Xildhibaan ka soo jeeda Beesha Cismaan Maxamud oo ku jira Golaha Baarlamaanka kuwas oo aay weheliyaan Odayaal iyo Wax garad ayaa lagu kala kacay Saqdii Dhexe ee Caawa, Iyada oo aan wax naatijo ah aysan ka soo bixin
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 3 Comments »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Lee Jin-Gyu oo ah 28 jir u dhashay K/Kuuriya ayaa guursaday barkin. Lee oo haatan ku nool dalka Japan ayaa sheegay inuu aad u jecel yahay barkintan sidaa darteedna uu goostay inuu guursado. Inkastoo ay arintan aad uga yaabisi dadka dagan dalkaasi, hadana Lee ayaa qudhiisu aaminsan inuu saxan yahay uuna helay jaceylkiisii
Filed under: Uncategorized | Tagged: La Yaabka Dunida | Comments Off
Posted on March 14, 2010 by Admin
Wargeyska ayaa wuxuu ka hadlay arrimaha geeska Africa qasatan soomaaliya , Asagoo shegay Hogaamiyaha Al-Qacida Osaama Binu Latin inuu Tageero Hiil iyo Huba siiyo Al-Qacidada Labaad ee ka Dagalanta Somaaliya ee Al-Shabaab. Osma binu ladiin Cajalado iyo Video uu usoo diray
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Posted on March 14, 2010 by Yusuf Cali
Duqa degmada Gaalkacayo Ee Maamulka Galmudug Md. Xuseen Cabdulle Aw Cali Iyo Madaxweynaha Maamulkaasi Col. Maxamed Axmed Caalin ayaa khilaaf ba’an u soo kala dhexgalay kaasi oo sababay inu Duqa Degmadu ku dhawaaqo inuusanba Aqoonsaneyn Madaxweyne Caalin, Duqa degmada oo la hadlayey Warbaahinta Habeenimadii Xalay Qaar ka mid ah Idaacadaha Ka hawl gala gudaha, ayaa [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Galmudug | Comments Off