Sheekh Shariif Oo gaaray Addis Ababa, Isaga Oo goob Joog ka Noqon Doona Heshiiska Dowlada Iyo Ahlu Sunna

Madaxweynaha Jamhuuriyada Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa kadib markii u ka soo kicitamay Dalka Ingiriiska oo u Kulamo kula laha Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Ingiriiska, Madaxweynaha ayaa sii weyn logu soo dhoweeyey garoonka Bole International Airport, Madaxweynaha ayaa Addis Ababa u yimid sii u goob joog uga noqdo Heshiis la filayo inay kala saxiixdan Dowlada Federaalka Iyo Maleeshiyada Ahlu Sunna Ee ka dagaalanta Konfuurta Somaliya

Magaalada Addis Ababa ayaa hore waxa u sii joogay Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Iyo weliba Xubno kale oo ka tirsan Ururka Ahlu Sunna, Waxana la filaya inay dhowaan halkaa lagu kala saxiixdo Heshiis rasmi ah oo Awood dowlada aay kaga qeyb geli doonto Ahlu Sunna

Midowga Africa oo isagu dhex dhexaadinta labada dhinac door weyn ku leh ayaa heshiiska dib ugu dhigay Maanta Maalinimada Isniinta ee 15 Bishan March, Waxana la filaya in Heshiiska Ahlu Sunna Iyo Dowlada u Awood badan ku daro cududa Mulatari ee Dowlada oo xiligan aad u liidato

One Response

  1. Addis Ababa has the status of both a city and a state. It is where the African Union and its predecessor the OAU are based. Addis Ababa is therefore often referred to as “the capital of Africa”, due to its historical, diplomatic and political significance for the continent.

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers