Boqolaal dadweyne ah oo careysan ayaa isagu soo baxay Bartamaha Xurunta Gobolka Karkaar Ee Qardho, Kuwas oo ku dhawaaqayo Ereyo lidi ku ah Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, Iyaga oo ka cabanaya Sidaa aay sheegen Xil ka qaadistii Faroole ku Sameeyey Cismaan Diyaano Mudaaharadkan ayaa waxa ka qeyb galay Boqolaal Haweenka Qaadka ku iibsha magaalada Qardho
Mid Ka Mid Ah Dhalinyarada Dacwada ku Soo Oogtay Cali Samatar Oo Ka Warbixiyey Waxyabaha aay ku Eedeyn
Cabdicasiis Maxamed Ciid Oo ka mid ah Dhalinyarada Dacwada ku soo Oogtay Gen Cali Samatar oo mar Somaliya ka ahan Jiray Ra’iisal Wasaare Iyo Wasiirkii Difaaca Xiligii Jaalle Siyaad Ayaa ka waramay Waxyabaha aay ku Eedeyn Cali Samatar Dhegeyso
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somaliland | Comments Off
Imaam Maxamud Imaam Cumar Oo Nabad Ku Baaqay
Imaam Maxamud Imaam Cumar oo ka mid ah duubabka ugu caansan dalka Somaliya ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho inay xabada joojiyan, Isaga oo Sheegay inu uu fidinayo googol Nabadeed, Waxana u sheegay inu Dhex dhexaadin doono labada dhinac ee dagaalami
Sheekh Shariif Oo gaaray Addis Ababa, Isaga Oo goob Joog ka Noqon Doona Heshiiska Dowlada Iyo Ahlu Sunna
Madaxweynaha Jamhuuriyada Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa kadib markii u ka soo kicitamay Dalka Ingiriiska oo u Kulamo kula laha Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Ingiriiska, Madaxweynaha ayaa sii weyn logu soo dhoweeyey garoonka Bole International Airport
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 1 Comment »
SNM Waxay Samaxday Dulmi 1991 Ilaa Hada
Marka hore waxan Salamayaa Saxafada bilaa ee xashada ah ee Codka Muwadiniinta gudbisa waxa murugo iyo tacab qasaaro iyo dulmi ah in samaxadii 1991 markii ururkii SNM la wareegay gobalada Somaliland taas oo dhashay la soo noqoshada goni isutaaga Somaliland, hada ba miyay samaxeen? Sarakiishii SNM
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somaliland | 4 Comments »
Dhibaato Qalafsan Oo Soo wajahday Shacabka Tuulada Jeded
Xog ahaan Tuulada Jeded waa goob qadiimi ah oo la asaasay wixii ka dambeeyay Sanadki 1940 kii,Jeded waxay ku taala goob biyo mareen ah,halkaasi oo ay had jeer ka dhacaan Daadad fatahaado wata kuwaasi oo iyagu dhibaato xoog leh u gaysta Dadka Degan Deegaanka Jeded Sawiro
James Swan ”Faroole Waa Ku Degdegay Xil Ka Qaadista Diyaano”
Safiirka U Fadhiya Mareykanka Dalka Jabuuti James Swan ayaa sii caro leh uga jawaabay Xil ka Qaadistii Faroole ku sameeyey Taliyahii Ciidanka PIS-ta Puntland Iyo Weliba Magac bedelkii Hay’ada. Safiirka ayaa sheegay in warkaasi u yahay mid soo gaaray balse Dowlada Mareykanka aysan wax talo ah ku laheyn Ficilka Faroole ku dhaqaaqay Safiirku waxa u [...]
Abu Ruqiya ”Gibilcad Jihaadka Ka Qeyb Qaata Haddii kale Magaalada Marka ka taga”
Saraakiil ka tirsan Alshabaab oo shalay meel fagaraha kula hadlay shacabka ku nool magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa u sheegay Dadka Degaanka in ay qeyb qaataan Jihaad ay sheegeen in uu ka socda magaalada Muqdisho Hadii kale Aay Magaalada Isaga guuran
Madaxweyne Iyo Wasiir Xaalkoodii ku Sigtay Gacan ka Hadal
Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Iyo Wasiirkiisa Duur joogta Iyo Dalxiiska Cabdiqani Yusuf Cadde ayaa dagaal dhanka Afka ah isku weydarsaday Xurunta Madaxtooyada Magaalada Garoowe Saaka, Madaxweynaha iyo Wasiirka Khilaafkooda ayaa la sheegay inu ka dhashay kadib markii u Wasiirku kala hadlay Madaxweynaha
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland | 1 Comment »
Dadkii Muqdisho Ka Barakacay Oo Ka Cabanaya Caafimaad Darro
Kumayaalka qof ee ka barakacay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ee u Qaxay Duleedka magaalada ayaa sii weyn uga cabanaya Xaalad Caafimaad darro iyo Cuduro aan la aqoon oo soo wajahay, Dadkaasi oo la hadlay Idaacadaha Maxaaliga ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay
Madaxweyne Faroole Oo Kormeer Sameeyey
Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee PL ayaa maanta Kormeero ku kala bixiyey Xurunta Dowlada Hoose ee magalada Garoowe Iyo Weliba Madaarka Konoko ee Magaalada Caasimada ah, Xurunta Dowlada hoose ayaa waxa ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Shaqaalaha Xurunta
Su’aalaha shacabka ee shariif iyo shabaab?
SU’AASHA 1aad: Sh. Shariif, maalim dhaweyd shir jaraa’id oo aad qabatay waxa aad mucaaradkaaga uga codsaatay in ay nabadda qaataan oo ay dowladdaada la heshiiyaan si dadka loo badaadiyo, isla kelmaddii kuugu xigtayna waxa aad ku soo dhaweysey cunaqabateyntii mucaaradka la saaray, markaa 2 middee la dhihi karaa
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somalia | Comments Off
Naagtii Adduunka Ugu guurka Badneyd Oo guursatay 23 Nin Ayaa hada dooneysa Ninkii 24-aad
Linda Lou Taylor waa haweyney 68 sano jir ah, una dhalatay dalka Maraykanka sidoo kale-na waxa loo-yaqaanaa Linda Wolf ayaa dooneysa guurkii 24-aad, iyadoo horey u soo guursatay 23 nin oo kala duwan Mrs Linda raggii ay horey
Filed under: Wararka | Tagged: La Yaabka Dunida | 1 Comment »
Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Xiisada Ka Dhalatay Bedelkii Cismaan Diyaano
Waxa soo baxaya Abaabulo Iyo sansan dagaal oo mar kale ka dhacda degaanada Dowlad Goboleedka Puntland kadib markii u Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Xilka ka qaday Madaxii PIS-ta Ama Ashahado la dirirka Mr. Cismaan Diyaano, In ka badan 30 Gawaarida dagaalka ah oo gurmad ah ayaa la sheegay inay Habeenimadii
Filed under: Wararka | 5 Comments »
Waali Iyo Walbahaar Jaceyl (Qeybtii Saddexaad)
Intaa Markii Lays dhaafsaday ayaa lagu balamay laba Saac Ee Habeenimo goobtana laysi sheegay xoogaa saabuun ahna gacanta loo geliyay oo Jaaw Iyo Jaaw lays weydaarsaday ayaa gaarigiina dhaqaaqay, Samiiro Markaa waxay isku sheegtay Caawuu i bartaye hadii uu ii guursanlaha sow lacag kama dhergi laheyn? Alaw anayii dhacatay ma waxa uu ogaa in balwadeydu [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | 2 Comments »