Golaha Xaalinta Khilaafkada Ee Gobolka Gedo ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho ee Xurunta Somaliya, Gudoomiyaha Golahan Daa’uud Maxamed Xuseen ayaa waxa u isaga oo la hadlaya Warbaahinta waxa u sheegay inay aad uga xun yahiin Xasuuqa Iyo Duqeymaha Amisom ka wodo magaalada Muqdisho isaga oo ku baaqay in arrinka sii degdeg ah aay u joojiso
Daa’uud Maxamed ayaa sheegay inay ka xun yahiin dagaalada iyo xasuuqa Shacabka Muqdisho lagu wodo isaga oo sheegay in Ummada Somaliyeed maanta u jeedo dhibaatada halka aay ka socoto iyo dadka xasuuqa ku haya
Hadalka ka soo baxay Golaha Xaalinta khilaafka odayaasha Gedo ayaa ku soo beegmaya iyada oo maalintii Labaad u galay dagaalka ka socda magaalada Muqdisho ee dowladu ku dooneyso inay ku qabsato goobo cusub, halka Shabaabkuna ku jiro iska caabin xoog leh
War hoy beesha sade
Maanta waa baraarugay
Waanabirimadii
Bulsha waynta daarood
Birmad iyo haduu yahay
Bahdii uu usama falo
madaxdii dalka iyo dadkaba weyan ilaahay ka so kow beesha zade , buuga taariikhda somaliya ayay galeen , wax ma yaqaanow waligoodna waa baraarugsanayeen