Comments on: Issimada Puntland ”Hunguuri Mise Hagarbaxayaal”

By: salaad
nimaanka cismaan maxamud ee websitesomalifans qorowaxan leenhahay sawirka ka saara meesha beesha cali xijiijle suldaankeeda in loo gafo waa laga fiican yahay ee fadlaan ka saara hadii aad beel yaran ku aragteen la idiinka yeeli mayo

By: Alle ku Mahdiye
Aniga marka hore ma ihi qof ka soo jeeda Puntland, balse aad ayaan u kala aqaanaa.

Waxaan Dhihi lahaa qofka qoraalkan ku aflagaadeynaya Issimada Alle ka baq. Haddii ay kaa tahay xukuumad taageerid soo qor qoraal aad ku muujineyso taageeradaada.

Issimada waa kuwa dhidibaa u aasay maamulka Puntland. Haddii aad la yaaban tahay xafiis furasho, aan kuu sharraxo. Maalinba maalinta ka dambeysa adduunka waxa uu ka tegayaa wixii hore wax casri ah ayaa imanaya. Haddii Joornaal wax laga aqrisan jiray maanta waxaa bedelay Internet. Haddii boosto waraaqo la dhigi jiray, maanta waxaa bedelay Email. Haddii geed hoostiisa lagu xaajoon jiray maanta xafiisyo ayaa bedelay. marka Issimada ha ka horjoogsan inay horumarka la jaanqaadaan.

Ugu dambeyn qoraha maqaalkan aflagaadada waxaan u arkaa inuu yahay barbarad, marka hore Iskuul tag oo sida qoraalka loo qoro soo baro iyo xarfaha sida ay u kala leeyihiin shaqal gaabka iyo shaqal dheerka. sidoo kale hakadka, joogsiga iyo ereyada labo Laabma. Nabadey.

By: nabad doob cali
asc mansha alaah ala ilaahay iyo aadamahiisuba way jecelyihiin qofka runta sheega markaa wiilka walaalkaya ahow run badan baad sheegtay ilaahayna ha ku siiyo abaalkeeda dad badan oo kaa waa wayn baad aragti dhaantaa tusaalo ahaan isimada saas samaynayaaba iyo kuwa wax ka sugayaaba way kaa waa wayn yihiin markaa ilaahayga awooda leh ee isimada nooga dhigay kuwo waxa xuna naga reeba waxa wanaagsana na raaciya baan u mahad celinaynaa markaa isimada ilaahay ha inoo toosiyo kuwan leexana ilaahy ha soo hadeeyo dadkii iyo dalkiiba iibsadee