Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bari Sheekh CabdiXaafid Cali Yusuf ayaa maanta kulan balaaran la qatay Mas’uuliyin ka socota Hay’adaha Gobolka ku Sugan, Isaga oo kala hadlay Mashaaricda Horumarineed Ee aay u diyaariyen Gobolka Bari, iyo weliba Sidii aay u horumarin lahayeen Gobolka Bari Sanadkan
Ha La Ilaasho Habsamida Iyo Asluubta Taariikhda Somaliland
Waxan Salamyaa dhamaan Bahda Saxaafada, Waxan la hadlayaa dadka wax Qora iyo Shaqsiyaad ka jeclaystay in ay Taariikhda wax ka qoraan Ama Maxad-yada sameeya Tariikhda Somaliland waxana qoraal kan igu kalifay Markan arkay Inadha ka ridka Taariikhda Somaliland oo dad badani Siyaabo kala duwan wax uga qoraan hadii an si qoto dheer looga Taxadirin Xasuus [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Somaliland | Comments Off
Sheekh Shariif ”Ciidanka Qaranku Waa Isku Filanyahay”
Madaxweyne Shariif oo waraysi siiyay VOA ayaa ka hadlay weerarka ay DKMG qaadi doonto iyo kaalinta ciidanka maraykanka iyo arrimo kale Madaxweynaha oo waraysi gaar ah siiyay Laanta Af Soomaaliga ee VOA ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha deeqda ay ku dhawaaqday dawladda Britain isaga oo tilmaamay qayb
Cali Khaliif ”Puntland Ayaa hadda Somaliland Uga Orod Badan inay Ka go’do Somaliya”
Ra’iisal-Wasaarihii Dawladdii Carta ee Soomaaliya Cali Khaliif Gallaydh, ayaa sheegay in xalka Soomaaliya uu ku jiro in Somaliland lagala hadlo sidii Shirweyne loogu qaban lahaa Hargeysa, iyada oo la waafajinayo danaha Somaliland
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | 2 Comments »
Gaarad Cabdisalaan Oo Kalsoonidii Kala Noqday Shirka Ka Socda Tuulada Burowadal
Gaarad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo ka tirsan Issimada Beesha Dhulbahante ayaa shaaca ka qaday inu kalsoonidii kala noqday Shirka Ka socda Tuulada Burowadal oo aay ku shirayeen labadii bilood ee ugu dambeysay Odayaasha iyo waxgaradka beesha Dhulabahante Daarood
Waali Iyo Walbahaar Jaceyl (Qeybtii Labaad)
Markey Tixdaas dhameysay ayay ku booday sidaa dhalaan ay dhashay, Qalinka ayaana habeenkaas lagu duugay in Daacad lagu wada socdo oo aan la is qiyaamin, wax la balamaba waxa is-guray waqtiga, waxayna wada socdeen muddo Hal sano Iyo bar ah, cid walbana wey isku ogaatay, walow Samiiro ay aheyd mid lacagta ka lista ragga, Saacidna [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | 3 Comments »
Odayaasha Gobolka Gedo Oo baaq Nabadeed Diray
Golaha Xaalinta Khilaafkada Ee Gobolka Gedo ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho ee Xurunta Somaliya, Gudoomiyaha Golahan Daa’uud Maxamed Xuseen ayaa waxa u isaga oo la hadlaya Warbaahinta waxa u sheegay inay aad uga xun yahiin Xasuuqa Iyo Duqeymaha Amisom ka wodo magaalada Muqdisho
Filed under: Wararka | Tagged: Somalia | 2 Comments »
Madaxweyne Shariif Oo Khudbad U Jeediyey Jaaliyada Somalida Ee London
Nabadoonada Gobolka Bari Oo Baaq u Diray Kooxaha Muqdisho ku Dagaalami
Cali Gurey ”Ma Dhacayso In Axmed Siilaanyana Hargeysa Tamashleeyo, Xoghayaha Guud Ee Udubna Uu Waayo Geed Uu Istaago”
Afhayeenka Xisbiga talada haya ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii sarsare ee ururka SNM ee dalka xoreeyey ayaa hogaanka xisbiga KULMIYE ku Eedeeyey inay soo abaabulaan haween iyo caruur ku foodhya madaxda sare ee xisbigooda marka ay ka hadlayaan munaasibadaha
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Indho Cadde Iyo Cali Dheere Oo Isku Jawaabay
Sidii Caadiga aheyd Wasiiru Dowlada Gaashandhiga Sheekh Yusuf Indhacadde iyo weliba Cali dheere Afhayeenka Alshababa ayaa midba dhinaciisa ka sheegtay guusha dagaalada ka socda magaalada Muqdisho Maalintii Labaad ee xiriir ah, Sheekh Yusuf Indhacadde ayaa sheegay isagu in Dowlada Somaliya aay guul ka gaartay wax u ugu yeeray kuwa Cadow
Nabadoon Axmed Diiriye Cali Oo Baaq Nabadeed Diray
Afhayeenka Golaha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali Oo Maanta la hadlayey Idaacada Shabeelle Ee Magaalada Muqdisho ayaa Baaq nabadeed u diray Kooxaha Ku dagaalamaya magaalada Muqdisho Iyo weliba Degaanada Camaara Iyo Bacadweyn Ee Gobolka Mudug
Kenya Oo Min 20 Sano Ku Xukuntay Sideed Dhalinyaro Somali Ah
Maxkamad ku taala dalka Kenya ayaa 20 Sano oo Xabsi ah ku xukuntay 8 Dhalinyaro Somali ah oo lagu Eedeyey Hawlo Burcad badeednimo, Dhalinyaradan Burcad badeeda ah Ayaa Bishii November Ee 2008, Waxa lagu qabtay iyaga oo weerar ku aha Markab laga leyahay Wadanka Denmark
Dagaalo Mar Kale Ka Socda Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa mar kale saaka waxa ka bilowday dagaalado u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya kuwa Amisom Iyo weliba Ciidanka Xarakada Alshabaab, Dagaalada labada dhinac ayaa intooda badan ka dhacay Xaafada Beexani ee degmada Cabdicasiis, Waxana dagaalada waji ka wajiga ah daba socday Madaafiic
Issimada Puntland ”Hunguuri Mise Hagarbaxayaal”
Marka aad maqasho Suldaan, Boqor Ama nabadoon, Waa kuwa intaa badan u tagan u Hagarbixida iyo Nooleynta Shacabkooda, Waana Daryeelayaal, balse marka aad Eegto kuwa maanta ka jira Puntland waa kuwa aynu weligeen arag oo maqal oo la inoga sheekeyn
Filed under: Uncategorized | Tagged: Puntland | 3 Comments »
Waa la xadaa Gargaarka Somaliya
Qiyaas ah laba meelood marka loo qeybiyo meel ahaan, raashinka gargaarka ah ee loo diro Soomaaliya, ayaa laga leexiyaa dadka u baahan oo loo duwaa shabakad isku xiran oo ah qandaraas wadayaal musuqmaasuq ah, kooxo mintid ah oo Islaamiyiin ah iyo shaqaalaha dalka gudihiisa uga shaqeeya Qaramada Midoobay Sida lagu sheegay Warbixin loo gudbiyay Golaha [...]
Sheekh Shariif Oo Ku Eedeyey Alshabaab Inay Xiriir la Leyahiin Burcad badeeda
Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku Eedeyey Xarakada Alshabaab Ee ka dagaalanta Konfuurta Somaliya inay Xiriir la leedahay Burcad badeeda, Madaxweynaha Ayaa Sidaa ku Sheegay Waraysi u Siiyey Idaacada BBC-da, Waxana u Madaxweynahu sheegay in Alshabaab aay Burcad badeeda
Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Welwel Iyo Cabsi Ka Soo Deristay
Shacabiga ku Dhaqan Magaalada Muqdisho oo hore dagaalada iyo Duqeymaha Amisom ulaa yaabana ayaa hadana waxa ugu sii darsamay goodis uga imanaya dhanka Mareykanka oo sheegaya inu weerar ku soo yahay kooxaha dowlada ka soo horjeeda Isla markana u duqeymo ka geysan doono Magaalada Muqdisho oo la filayo inu ka caawiyo Dowlada Federaalka KMG sidii [...]