Ciidanka Ammaanka Magaalada Bosaso ayaa kufsi kula kacay Saddex Gabdhood oo la sheegay inay ka soo kala jeedan Puntland Iyo Konfuurta Somaliya, Gabadhan ayaa oo xiligan ku sugan Isbitaalka Puntland ee magaalada Bosaso ayaa waxa kufsiga loo geystay Habeenimadii Axada Ee la soo dhaafay
Gabadha la kufsaday ayaa labo ka mid ah waxay ka soo jeedan Beesha Raxanweyn ee Konfuurta Somaliya, Waxana Kufsi kula kacay Ciidamo roondo ka woday Agagaarka Beerta Coolad, Halka gabadha kale oo la sheegay inay Tahay Reer Puntland laga kaxeystay Xaafada Dayaxa ee magaalada Bosaso
Mid ka mid ah Ehelada Gabadha la kufsaday aya u sheegtay Somalifans Online in gabadhan ragga kufsaday la yaqano oo aay yahiin Ciidamo ka tirsan Birmadka kuwa loo yaqano
Gabadha la kufsaday ayaa weli ciidankii kufsiga kula dhaqaaqay aysan Dowladu waxba ka qaban, waxana muuqata in Ciidanki Ilaalada Iyo Amni Sugida laga suugayey aay iyagii bilaabeen Dhibaateynta Shacabka Masakiinta ah ee loga fadhiyey inay Amnigooda Sugan
Dadweynaha magaalada Bosaso ayaa cabsi xoog leh u qaba Gabadhooda oo Xiliyada Habeenkii ah waxad arkeysa Ilaalo badan oo la saaray Gabadhahii iyo iyaga oo laga ilaalin Suuqyada iyo jiro madowga ay Ciidanku ku soo Haluulan
eebow waa suura gal warkaasi balse maamulka waxanu ka codsan in arintaasi u baaritaan ku sameeyo sii loo kala gar baxo gabadhana xaqooda ha loo soo dhiciyo
waryaa Yuusuf Jarer waa Benale Waynaday marka Yaan La,aaminin wuxuu shegayo akhyaarta
war kuwani waa dhiiloyiinkii shangani ee reer puntland ma ahoo
Fanaka acuudu bilaah, ma xalaal ayay wayeen
allaha u soo kar kaaro masaakiinta (aamiin allahayoow aamiin)
waxaas iyo wax lamida kamasuurtowdo dowlada puntland waxaan waxba aqoon baana qoray
war waxan waa dacyad maahan wax jira ciidan kana shartooda ayaa ka wayn waxaan ciidanka kula talin lahaa dhag ha u dhigina arimaha nocan oo kale waayo ciidan waxay dhaxta u taagan yihiin in aan inaga seexano aad ayaana ugu mahadcelinayaa ciidanka amaanka puntland suga
WAR WADHACDA LKN WAXLAHUBO MAHA ARATAN OO UTLAND WAXA KAJIRA MAMUL IYO KALA DAN BAYN WAXAKASTO KADHACANAY SII CADALADA YAA LOMARIYAA WAXII GAYASATAY
somalifans waxaan u arkaa inay yihin caada qaatayaal u shaqeeye cadowga puntlantd wayna yihiin xaqiiq ahaan markay somalilandna faaninayaan reer puntlandina xattaa nabadoonadoodii u sooo dhigteen tilaabo in laga qaado ayayna nudan yihiin
Waxaa dacwoi ka ahay sawirka saaaran warbixinta gabdhaha bosaso lagu kufsaday sawirkaa anaa leh fadlan ka qaad web waa ceeb sawir aadan fasax u heysan in aad warka soo saarto webka, sawirkaan waxaa iga xaday ninka ladhaho yuusf jareer wuxuu ka xaday face-kgeyga
Sawirkan Waxa leh Somalifans Waana Gabadhahii laftigoodii marka naga raali ahow Walaaley anaga soo qadnay sawirkan oo xaquuqdiisa leh
war Muxuu yahay webkaa dadka lagu cayayo magac soomaaliyeed loo baxshay yaab wax walba aduunka lagu Arag jareer dad reer puntlant ah caayaaya meel gal haddii aadan u dhiman ceydaan reer puntland lagu caayaayo mYiuusuf jareer
ma kuwii la kufsada kuwani
oo maxay isku muujiyeen ilaa hada la baranaya naagahan bakhda ah