Xiisado Cooladeed ayaa ka tagan degaanka Ceeldheer ee Gobolka Sanaag, Xiisadana ayaa ah mid u dhaxeysa Labo Beelood oo halkaasi wada degan, Waxana Xiisadan la soo sheegaya inay tahay mid ka dhalatay Dhul Xoola Daqeen ah, Waxana laga soo sheegaya halkaasi Xiisad iyo Abaabulo dagaal oo labada Beelood isku diyaarin
Labada Beel ayaa ka soo kala jeeda Gobolada Sool Iyo Sanaag, Waxana Beel ka mid ah Beelahu ku andaacoon in Beesha kale ay ku soo duushay degaankooda
Ilaa hada xiisadaha dagaal iyo dhiilada waxa ku dhintay Hal qof, Waxase weli jira Abaabulo labada dhinacba wodan, mana jirto ilaa hada dadaalo lagu doonayo in Beelaha lagu dhex dhexaadiyo oo ka socda Degaanada
Filed under: Wararka Tagged: | Somaliland
GOBOLKA SANAAG YAA ISAGU HUB URURSAN KARA
WALEE INTA NABADA AYAY DEGAN YIHIIIN DHULBAHANTE HADAY XABADI KA QARAXDO WAAKA CARARAYAAAN
INTA NABADA HAKU JOOGAAN LABADA TUULO HARTI NIMADA LASHEEGO HADAY XABADI KA QARAXDO LAASCAANOOD AYAA LAGU SHUBAYAA WAALAGA XOOG BADAN YAHAY HADAAN GOBOLKA SOOL QAYB LAGA SII QABSAN AYAY MAARO LEEYIHIIN
WARSANGELI POWER WARSANGELI POWER