Real Iyo Milan Oo Daaqada ka baxay

Labada Naadi ee Yurub Taariikhda Weyn ku leh, Waa Real Madrid Iyo Ac Milan ayaa caawa ka laga reebay Horyaalka Uefa Champions League, kadib markii Real Madrid Aay barbar dhac Gool iyo Gool ah la gashay kooxda Lyon ee dalka Faransiiska, Halka Ac Milana lagu dubtay geegida Old Trafford

Qofka Ugu Da’ada Weyn Dunida oo La Shaaciyey inay Tahay Haweeney 130 Jir Ah

Antisa Khvichava oo u dhalatay dalka Georgia ayaa laga sheegay in’ay tahay qofka ugu da’da weyn caalamka, kadib markii ay dowladda Georgia khaasatan laanta diiwaan galinta dadweynaha dalkaasi ay shaaca ka qaaday jiritaanka Antisa Khvichava

Waali Iyo Walbahaar Jaceyl (Qeybtii Kowaad)

Saacid Waa Wiil Arday Ah Waana Wiilka Qisadan Qabsatay in badana u jiifay Jacaylkii Xaad dhaafka aha ee u qaday gabadh lagu magacaabo Samiiro, Haddaba Mar aan kula kulmay Magaalada Bosaso Ayuu iga Waramay Qisada jacayl ee soo martay Iyo Waayahii Isaga iyo Samiiro, Waxana u Hadalkiisa ku bilaabay

Britain Oo Deeq U Fidinaysa Somaliya

Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee Britain, Douglas Alexander ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Britain lacag ka badan sagaal iyo toban million oo dollar ugu deeqday Somaliya Lacagtan oo lagu bixin doono cunto gargaar ah oo degdeg ah iyo biyo nadiif ah iyo dawooyin sidii ay u heli lahaayeen dad lagu qiyaasay in ay ka [...]

Ciidanka Bosaso Oo Kufsi Kula Kacay Gabadho

Ciidanka Ammaanka Magaalada Bosaso ayaa kufsi kula kacay Saddex Gabdhood oo la sheegay inay ka soo kala jeedan Puntland Iyo Konfuurta Somaliya, Gabadhan ayaa oo xiligan ku sugan Isbitaalka Puntland ee magaalada Bosaso ayaa waxa kufsiga loo geystay Habeenimadii Axada Ee la soo dhaafay

Cali Dheere ”Dilalkii Suuqa Bakaaraha Waxa Ka Dambeeyey Cadowga Ummada”

Sheekh Cali Maxamud Raage Afhayeenka Alshabaab ayaa maanta ka hadlay Dagaalada Maanta dib uga dhacay Muqdisho, Iyo weliba isdaba jooga aha ee shalay ka dhacay Suuqa Bakaaraha, Sheekh Cali Dheere oo la hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in Maanta Ciidanka Mujaahidiinta Alshabaab guulo la taaban karo ka gareen dagaaladii ka dhacay Degmada Cabdicasiis iyaga oo la [...]

Mareykanka Oo Sheegay inay Dowlada Somaliya Ku Gacansiin doonan La Wareegida Muqdisho

General William Ward waxa uu u xogwarramayey guddi ka tirsan golaha Senate-ka   Waxanu warbixintiisa ku sheegay inuu jiro qorshe haatan socda oo ah in gacanta lagu qabto magaalada Muqdishu

Xiisado Cooladeed Oo Ka tagan Gobolka Sanaag

Xiisado Cooladeed ayaa ka tagan degaanka Ceeldheer ee Gobolka Sanaag, Xiisadana ayaa ah mid u dhaxeysa Labo Beelood oo halkaasi wada degan, Waxana Xiisadan la soo sheegaya inay tahay mid ka dhalatay Dhul Xoola Daqeen ah, Waxana laga soo sheegaya halkaasi Xiisad iyo Abaabulo dagaal oo labada Beelood isku diyaarin

Somali President ‘hopeful’ for Chandlers release

Buubaa Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Sheekh Shariif Ee Ingiriiska

Ismaaciil Maxamud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda, ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay

Madaxweyne Afwalije Oo Isku diyaarinaya inu Weerar qado, Xaagese U Socda??

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa woda Abaabulo xoog leh oo u ku doonayo inu weerar culus ugu qado Gobolada Karkaar Iyo Mudug, Isaga oo Cabsi weyn ka qaba Hubka degaanada yaala oo u Aaminsan

Dagaaladii Muqdisho

Waxa Saaka mar kale ka Qarxay Degmada Cabdicasiis dagaalo u dhaxeeya Ciidanka Dowlada Iyo Maleeshiyada Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda, Waxana dagaalkan u Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac dad rayid ah oo aan Waxba galabsan Dagaalkan oo Wotay Madaafiic labada dhinac isweydarsan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers