Xizbul Islaam Oo Dilkii Barre Cali Ku Tuhunsan Alshabaab

Ururka Xizbul Islaam ayaa dilkii maanta logu geystay Gudaha Suuqa Bakaaraha Sarkaal ka tirsana oo lagu magacaabi Jiray Barre Cali Barre sii weyn ugu Tuhunsan Xarakada Alshabaab oo iyadu in dhowaalaba aay Fikirka ku soo kala horjeeden

Ururka Xizbul Islaam Sarkaal ka tirsan oo ka gabsaday in magaciisa Saxaafada laga xuso ayaa sheegay In Alshabaab oo kaliya aay ku tuhunsan yahiin Falkaasi dilka ah, Isla markana aay gadaal ka sheegi doonan Qabka iyo Kooxda Dilka ka dambeysay

Sarkaalka Maanta lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee ka tirsana Ururka Xizbul Islaam ayaa aha mid ku dhow dhow Axmed Madoobe oo ah nin aay Alshabaab sii weyn isagu hayan Gobolada Jubbooyinka, Sidoo kale Sarkaalka la dilay Ee Barre cali Barre waxa u aha nin intaa badan ka soo horjeeda Siyaasada Alshabaabka isaga oo intaa badana dhaliili jiray

Advertisement
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers