Hambalyo Aroos

Tahniyad Aroos oo ku socota Mudane Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) Iyo Aamino Zahro Maxamed Axmed oo ka dhacay Dalka Holland, 01/March/2010 Ilahay Waxaanu uga baryeeynaa inuu Qoyska Cusub ka yeelo kuwii isku raaga, ubad khayr qabana kala Hela Aamin Aamin, Tahniyadan Aroos Waxa Diraya dadka kala ah

Anagoo kala ah

  1. Xoghayah Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga Aamino IIko Baxarow
  2. Ayeeyo Faadumo Abuukar Cismaan(janagasho)
  3. Ayeeyo Caasho Sheekh Cabdi(dad ma dhiibto)
  4. Ayeeyo Aamino Sheekh Xasan
  5. aabo Cabdullaahi Cali Sh Cabdi
  6. eedo zahra Naaji
  7. hooyo Nuurta Xasan Anis
  8. adeer Bashiir Cali Cabdi
  9. aabo Maxamed Axmed Sh Nuur
  10. hooyo Caasho Xasan Aanis
  11. eedo Xaliimo Cali Sh Cabdi
  12. adeer Maxamuud Maxamed Cali iyo caruurtooda
  13. eedo Caasho Cali Sh Cabdi
  14. adeer Maxamuud Sh Nuur iyo caruurtooda
  15. eedo Zaciima Cali iyo Caruurteeda
  16. Nabadoonka beesha shiikhaal jasiira
  17. Maxamed Wali Nuur Sheekh Cabdi
  18. Gudoomiya Ururka dhaq dhaqaaqa dhallinyarada jasiira -JYOM-
  19. Cumar yacquub Xaaji Cabdow iyo xubnaha urukaasi oo dhan ayaa tahniyada dirayaa oo
  20. magacyadooda halkaan aan lagusoo koobi karin
  21. Xooghaayaha arimaha dibada -JYOM- Maxamed Axmed Cabdalla (Diyeeshe)
  22. adeer Maxamed Cali sh Cabdi iyo xaaskiisa
  23. habaryar Faaduma Xasan Aanis iyo caruurteeda
  24. habaryar Muslimo Xasan Aanis iyo caruurteeda
  25. abti Cali Xasan Aanis iyo xaaskiis
  26. adeer Qaasim Maxamed xaaskiisa iyo caruutiisa
  27. Adeer Cabduraxmaan Maxamed Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa
  28. Faaduma Axmed Sheekh Nuur xaaskeeda iyo carerteeda
  29. Aamino Axmed Sheekh Nuur xaskeeda iyo caruurteeda
  30. Faadumo Cabdullaahi Cali
  31. Maryan Cabdullaahi Cali
  32. Xaliimo Cabdullaahi Cali
  33. Cismaan Cabdullaahi Cali(Cismaan caate)
  34. yuusuf Cabdullaahi Cali
  35. Hudda Cabdullaahi Cali
  36. Madiino Bashiir Cali Cabdi
  37. Nuur Bashiir Cali Cabdi
  38. Cabdullaahi Bashiir Cali Cabdi
  39. Xasan Maxamed Axmed(Xasan jasiira)
  40. Faaduma Maxamed Axmed
  41. Zubayr Maxamed Axmed(zubayr jasiira)
  42. khadiijo Maxamed Axmed
  43. Xaliimo Maxamed Axmed
  44. aniso Maxamed Axmed
  45. raxmo Maxamed Axmed
  46. fartuun cumar shiiq
  47. faadimiini muumin shiiq
  48. c/lla maxmuud cali ( caboodi)

Waxaa tahniyad iyo hambalyo u diraynaa:

Arooska:

Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye)

Aroosada:

Aamino Zahra Maxamed Axmed

Oo dhawaan ku aqal galay dalkaasi Netherland.

Arooskan ayaa ka dhacay degmada Jasiira ee gobolka Shabeelada Hoose, Maalintii

Isniinta ahayd taariikhdu kubeegneyd 14-ka Bisha Mowliidka Barakeysan waafaqsana

01/03/2010. Aqal galkooduna wuxuu ka dhacay magaalada Amsterdam ee dalkaasi Netherland

Waxaanu leenahay Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano, waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inay

noqdaan Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta.

Allaahuma Aamiin