Comments on: Dacwada Cali Samatar Waa Mid Diciif Ka Dhigaysa Xasuusta Taariikhdii Xasuuqii Somaliland

By: Raage
ASC,marka hore waxaan dhamaan salaamayaa umada ku hadasha afka somaliga meelkastoy joogaan,mida kale waxaan wax ka dhihi la,haa arintan G: Samatar ee la soo maxkamadeeyay in ay tahay waxba kama jiraan ,waayo Samatar wuxuu ka tirsanaa dowlad dalka difaacaysay ,dowladna hadii la soo hujuumo wixii soo hujooma ayaa denbiga iska leh ,isagana keligii ma ahayn dowlada oo keliya ee waa loo wada dhamaa ,tusaale ahaan dadka maanta ka taliya Somaliland wey ka tirsanaayeen dowladii kacaankii,sidoo kale kuwa ka ka taliya Putuland wey ku jireen dowladii kacaankii ,maxaa keenay maanta in la takooro ninkii ugu qabiirsanaa xaga meleteriga iyo aqoonba ahaan ,anigu waxaan qabaa in ayna ahayn cadaalad dacwadan lagu soo oogay G:Samatar ee ha la radiyo dad badan ayaa u baahan in la saaro maxkamad ,sida C/Laahi Yuusuf,Daahir Riyaale,Qaybdiid,Cisamaan Caato,iyo saraakiil ka tirsan dowladku sheegta Somaliland iyo dowlad ku sheegta Putuland iyo weliba kuwa isku sheegaya .Al-shabaab,xisbul islaam, iyo weliba kuwa ku daba gabanaya diinta islaamka ah , Gen Samatar wuxuu ahaa qof difaacayay jititaanka somalia, oo waqtigan xaadirka la waayay dowlad dhexe oo ka aramisa gudaha somalia,Gen Samatar wuxuu ka hor joogay wadanaka cadaowgii Ethiopi maantana waa lawada ogsoonyahay sida ay wadanka u gelayaan oo aanay rabin in ay ka dhalato dowlad dalka somalia oo weliba ay ka aramiso waqooyiga iyo bariga somalia ,Gen Samatar iyo M Siyad Bare allaha u naxariistee siyaade waxay ahaayeen kuwo dalkooda jeclaa ,maantase waxaa soo baxay hogaamiyayaal dalka iibiyay iyo badahii qaranka ee waxaan dhihi lahaa somali dib ha isugu tashato hana laga waantoobo nin keliya ayaan maxkamad soo taageynaa ,kuwii dowladii kacaankii ku jiray ayaa ka buuxa USA maxaa kuwaa loo qbsanwaayay ,anigu waxaan u arkaa in ay tahay isir kala sooc aan diinta meel ka soo gelin:

Wabilaahi Towfiiq:

C/Karaiin Diiriye

By: Raage
ASC,marka hore waxaan dhamaan salaamayaa umada ku hadasha afka somaliga meelkastoy joogaan,mida kale waxaan wax ka dhihi la,haa arintan G: Samatar ee la soo maxkamadeeyay in ay tahay waxba kama jiraan ,waayo Samatar wuxuu ka tirsanaa dowlad dalka difaacaysay ,dowladna hadii la soo hujuumo wixii soo hujooma ayaa denbiga iska leh ,isagana keligii ma ahayn dowlada oo keliya ee waa loo wada dhamaa ,tusaale ahaan dadka maanta ka taliya Somaliland wey ka tirsanaayeen dowladii kacaankii,sidoo kale kuwa ka ka taliya Putuland wey ku jireen dowladii kacaanii ,maxaa keenay maanta in la takooro ninkii ugu qabiirsanaa xaga meleteriga iyo aqoonba ahaan ,anigu waxaan qabaa in ayna ahayn cadaalad dacwadan lagu soo oogay G:Samatar ee ha la radiyo dad badan ayaa u baahan in la saaro maxkamad ,sida C/Laahi Yuusuf,Daahir Riyaale,Qaybdiid,Cisamaan Caato,iyo saraakiil ka tirsan dowladku sheegta Somaliland iyo dowlad ku sheegta Putuland iyo weliba kuwa isku sheegaya .Al-shabaab,xisbul islaam, iyo weliba kuwa ku daba gabanaya diinta islaamka ah .Wabilaahi towfiiq: