Tariikhda Endurance idahor Ciyaaryahankii Ku Geeriyooday Dalka Sodan


Endurance Idahor ayaa waxa uu ku geeriyooday dalka sodan tariikhdu markii ay ahayd todobadii bishan ,waxaa uu ka mid ahaa ciyaaryahaniinta ugu caansan dowriga dalka sodan, waxaan jeclahay in aan tariikhdiisii si kooban uga hadlo

Endurance Idahor waxaa uu dhashay dalka Negeria waxa uu ka mid ahaa ciyaaryahiinta dalka nageria ,waxa uu qaatay nalasha dalka sodan .

Endurance Idahor waxa uu ku soo biiray naadiga mariikh ee ka dhisan dalka sudan sanadkii 2006 kii ,isaga oo ka yimid koox ka mid ah kooxaha dalkiisa hooyo ee lagu magacaabo Dolphins .

Endurance Idahor waxaa uu ahaa ciyaaryahaniinta ugu gool dhalinta badan nadiga al mariikh waxa uu dhaliyay intii uu joogay nadiga ilaa 118 gool , waxa uuna noqday ciyaaryahankii ugu goolal badnaa horyaalka dalka sodan intii uu dhisna.

Endurance Idahor ayaa waxa ay ku tilmaami jireen nin xushmad ku leh ciyaaryahaniinta kooxda mariikh ,waxa uuna had iyo jeer ahaa mid lagu arki jiray goobaha dhalinyaradu ay timaado sida naadiyaasha iyo koobaha lagu tababaro dhalinta jecel in ay kagaaraan heer sare kubada cagta.

Endurance Idahor waxaa uu jiray 25 jir , waxa uuna u soo cayaaray labo sano naadiga alnasri ee ka dhisan dalka Saudi arebia .

Endurance Idahor ayaa waxa uu ahaa mid ay jecelyihiin tagayrayaasha nadiga almariikh ,waxa ayna ku tilmaami jireen mesiga naadiga mariikh, ,mar aan wareystay mid ka mid ah tageerayasha nadiga mariikh ayaa waxa uu iyiri” sxb waa adag tahay saan u heli lahayn ciyaaryahan sida Endurance Idahor oo kale ah ” , Oraahdaa ayaa daliil u ah in ciyaaryahan Endurance Idahor uu kula haa shacbiyad aad u weyn tageerayaasha nadiga mariikh.

Endurance Idahor ayaa waxa uu ka tagay wiilal iyo gabdho , waxaana loogu sameeyay borordiiq studim mariikh ee ku yaal magalada umudurman , waxaa laga dareemayay dadwreynaha yimid garoonka murugo

Mustafe Mohomed Salaad

2 Responses

  1. aad u yuu u mahad san yahay sxb dhoonbe ,lacinka geeriyoday ayaaa waxxa uu ka mid ahaa lacibiinta ugu tunka weyn dowriga dalka sodan

  2. Nin caan ah ayuu ahaa Endurance Idahor waxaad ku dareemi kartaa goolasha uu dhaliyay intii sodan uu ka cayaarayay

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers