Xuubsireed ayaa Ganafka ku dhuftay in uu la kulmo Madaxwayne Sheekh Shariif iyo Wafdigiisa uguna baaqay in uu iska casilo xilka Madaxwaynanimo Madaxwayne Sheekh shariif iyo Wafdigiisa oo mudo laba maalmood ah ku sugnaa Magaalada London ayaan mar aan la xiriirnay
Hambalyo Aroos
Tahniyad Aroos oo ku socota Mudane Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) Iyo Aamino Zahro Maxamed Axmed oo ka dhacay Dalka Holland, 01/March/2010 Ilahay Waxaanu uga baryeeynaa inuu Qoyska Cusub ka yeelo kuwii isku raaga, ubad khayr qabana kala Hela Aamin Aamin, Tahniyadan Aroos Waxa Diraya
Indha Cadde Oo Dilkii Barre Cali Ku Eedeyey Alshabaab Xili Xizbul Islaam Amuusan Tahay
Dacwada Cali Samatar Waa Mid Diciif Ka Dhigaysa Xasuusta Taariikhdii Xasuuqii Somaliland
Waxa bar yahan danbe ama muddo dheer socotay Maxakamad iyo dacwad ku socota gacan ku dhiigle Cali Samatar hadaba Ayada oo wadanka uu ka dhacay afo colaadeed oo la xuso hadana waxa Somaliland oo la soo labatay xoriyadeedii luntay 1960 dhamaadkii dhib aad ubadana loo soo maray hadaba waxaas oo dhan waxan uga socdaa
Filed under: Uncategorized | Tagged: Abaaraha Somaliland, Somaliland | 2 Comments »
Puntland Oo Cabsi Darteed U Joojisay Xukun Dil Ah
Maamul Goboleedka Puntland ayaa la filaya inu ku dhawaaqo joojinta Xukun Dil ah oo Bishii January 24-keedi aay ku Xukumeen Nin lagu Magacaabo Xuseen Maxamed Cali oo ka tirsana Sirdoonka Alshabaab, Ninkani ayaa la sheegay in Xukunkisa Dilka ah aay ka meer meeryso Madaxtooyadu inay Saxiixdo kadib
Sheekooyinka Wiil Walaal Qeybtii Kowaad
Wiil Waal Iyo Wiilkii U Abtiga U Ahaa ”Geel Xoolo Wuu yahay, Arina Xaas Wuu yahay Farasna Xarago Wuu yahay” Wiilwaal wuxuu aha nin Geesi ah, Boqor ah, Caaqil ah Sidaa darteed, dadka
Filed under: Uncategorized | Tagged: SHEEKO | Comments Off
Kooxaha Burcad Badeed Oo Afduubtay Dooni
Kooxaha Burcad badeeda Somalida ayaa gacanta ku dhigay Dooni kaluumeysi oo laga leyahay Wadanka Spain taasi oo ku goosheysay Calanka Wadanka Kenya, Waxana Kooxaha Burcad badeedu la sheegay inay ka soo Afduubteen Doontan iyada oo Mareysa Badweynta Hindiya, Sida aay Sheegen Saraakiil
Beeldaaje Maxamud Oo Xilka Duqa Degmada Bosaso La Wareegay
Beeldaaje Maxamud Beeldaaje Faarax Iyo ku Xigeenkiisa Cabdilqaadir Yusuf Daahir ayaa maanta sii rasmi ah ula wareegay Xilkooda, kadib Magacabidii Madaxweyne Faroole ee 25 Bishan, Labada Mas’uul ee Xilka la wareegay Ayaa kala wareegay Xilka Duqii Degmada Cabdirisaaq Xaareed Oo Xiligan noqday Wasiir Iyo Cabdiqaadir Maxamud Jicif oo
Sucuudiga Iyo Ururada Yuhuuda Mareykanka Oo Olole Ugu Jira Badbaadinta Cali Samatar
Dawlada Sucuudiga iyo Qaar ka mid ah ururada Yuhuuda ee dalka Mareykanka ku nool ayaa la sheegay inay iska kaashanayaan qorshe ku saabsan siddii ay maxkamada sare ee Maraykanku ay waxba kama jiraan uga dhigi lahayd kiiska dambiyada dagaal ee lagu soo eedeeyay Cali Samatar inuu ka galay dadka reer Somaliland xiligii
Filed under: Wararka | Tagged: Somaliland | Comments Off
Tababar lugu baranayey Xifada Ganacsiga Oo Bosaso Ugu Soo geba geboobay 162 Raday
Tababarkan oo soconayey Mudo dhan 5cisho ah oo lugu baranayey Habka xifad ganacsiga loogu faaidaysankaro (Busess TART UP TRAINING )ayaa Maalinimadii Shalay oo taariikhdu ahayd 8/3/2010 waxaa uu ku soo gebageboobay Xarunta Hay,adda Wadaniga ah ee TADAMUN SOCIAL SCAITY(TASS)
Xizbul Islaam Oo Dilkii Barre Cali Ku Tuhunsan Alshabaab
Ururka Xizbul Islaam ayaa dilkii maanta logu geystay Gudaha Suuqa Bakaaraha Sarkaal ka tirsana oo lagu magacaabi Jiray Barre Cali Barre sii weyn ugu Tuhunsan Xarakada Alshabaab oo iyadu in dhowaalaba aay Fikirka ku soo kala horjeeden Ururka Xizbul Islaam Sarkaal ka tirsan oo ka gabsaday in magaciisa Saxaafada laga xuso ayaa sheegay In Alshabaab [...]
Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Chatham House
Madaxweynaha Somalia Sh Shariif Sheekh Ahmed waxa uu xalay ka hadlay xarunta Chatham House ee magaalada London. Ka horna waxa uu la kulmay ra’iisal-wasaaraha Gordon Brown
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Iyo Shabaab, Somalia | 3 Comments »
Tariikhda Endurance idahor Ciyaaryahankii Ku Geeriyooday Dalka Sodan
Endurance Idahor ayaa waxa uu ku geeriyooday dalka sodan tariikhdu markii ay ahayd todobadii bishan ,waxaa uu ka mid ahaa ciyaaryahaniinta ugu caansan dowriga dalka sodan, waxaan jeclahay in aan tariikhdiisii si kooban uga hadlo
Filed under: Uncategorized | Tagged: Kubad | 2 Comments »
Bayaankuu kulankii beesha Cayr ee Dalka Australiya
Beesha Cayr ee dalka Australiya oo kulamo in mudo ah ayku lahaayeen halkaasi ka soo saartay qodobo muhiim ah kuna baaqay in siwada jir ah looga hortago kuwa waxmagaradkaa ee u adeegaya cadowga Tikreega
Filed under: Wararka | Tagged: Bayaan | 2 Comments »