Comments on: Taariikhda Khilaafaadka Dariiqooyinka Soomaaliya iyo Laba Kacleynta Suufiyada

By: mustafe mohomed salaad
sidaan og soo nahay sufiyada dhamaan dariiqada ay ka kooban tahay waxa ay qeyb lixaadle ay ka qateen soo gaarsiinta diinta qarada aan ku nool nahay africa,qaradaas oo hatan lagu tilmaamo in ay tahay qarad muslim ah madama ay ka tahay islaamku 60%.

Anigu maan ihi sufi lakin maahan in lays caayo dad aan wax sameen tariikhdana kaga jira meel wanaagsan .

Sufiyaasha dalka somaliya kuwii hore waxay yaguna qeyb lixaadle ka qaatay sidii looga saari lahaa cadowgii markaa haystay dalka,hadaan siweydiino yuu ahaa siyad c/dale hasan ma islaax buu ahaa mase itaax , waxa uu ahaa saalixi oo ah kooxda ugu weyn sufiyaasha ka jirta dalka somali.

gunaanadkii mahan in aan iska cayno dad barii in ah ,babacanالعاقل يفهم بالاشارة والعبد يقرع بالعصاhadalku qofku u socda waa isgaranayaa

By: Mustafe mohomed salad
Sidaan og soo nahay saxuufiyadu dhamaan dariiqoonyinka ay ka kooban tahay waxa ay qeyb lixaadle ka qaadatay  soo gaarsiinta diinta islaamka qarada africa ,mamaaliktii ka jirtay

By: Abu fatima
Waligiin ma argteen

Suufiyada ma aragteen

Meelay wanaag iyo

Macaash nooga keeneen

Gumaysiga miciisbay

Miisaan kuleeyiin

Waxay madal wadaag yiin

Gaalada majuustaa

Mawlacooda beenbay

Ku madii xayeen abid

Makhluuqiyo alaysimin

Waana meheradoodii

By: Abu fatima
Alaylee mad dsrsjsyn diinkiyo islaamkii

Ma dariiqo shaydaan yaad naga dafiraysaa

Meeyey diinkay keeneen doofaaradaan baas

Gaalka dabagalkiisaad adna doon isleedahay

Alaylee dabaaladu dalka way kubadan yiin

Diin laawa yaashuna dalka way kubadan yiin

Adiguna dantaabaad dood beena keentee

Yaa difaaci jirayood daliilkeeda haysaa

Dawarsadaha suufiga gaal buu laduubnaa

Daraawiishu maantay soodagi lahaayeen

Ayagaaba diidoo gumaysiga udabba galay

Inuu doolar siiyoo diinkood uu gado