Wararka ka imanaya magaalada Bosaso ayaa sheegaya inu fidnimadii caawa u halkaasi ka dhacay qarax xoog leh, qaraxan ayaa la sheegay in lala beegsaday Saldhiga Mijir ee dhanka bari ee magaalada ku yaala, waxana ilaa hada la aqoon cida ka dambeysay qaraxa iyo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxan, in kasta oo dad goob joog ah aay sheegen in ay arkeen dhaawaca Labo askaari oo ka tirsan ciidanka
Qaraxan ayaa ku soo beegmaya iyada oo maanta Maamul cusub la wareegay Gobolka Bari, lana filayey in wax badan iska bedelan Xaalada Magaalada Bosaso iyo weliba Gobolkaasi
Maamul Goboleedka Puntland ayaa Muddoyinkan dambe u Saaxiib aha Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan