Roobab Mahigaan ah oo dadka iyo Duunyada ay ku diirsadeen ayaa Xalay ka da’ay Deegaano ka mida Gobolka Karkaar isagoo biya dhigay Wadooyinka Magalaada Qardho ee Gobolkaasi Roobabka ayaa waxa ay bilowdeen Xalay galinkii hore Abaare
Roobab Xalay Galankii Hore ee Xalay ka Curtay Qardho
Taftirahii Bogga Somalifans Oo Habeenimadii Xalay La Dhaawacay
Taftirahii Somalifans.net ayaa koox hubeysan habeenimadii xalay dhaawac u geysteen, iyada oo la doonayey in lagu qaarijiyo meel banaanka ka ah gurigiisa, balse nasiib wanaag waa u badbaaday in kasta oo u xabad kaga dhacday dhanka jilibka, waxa xiligan lagu daaweyn isbitaalka bosaso, waxana mr yusuf cali la aqoon ilaa hada sababta iyo ujeedada loo [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Dil | 18 Comments »
Dadka u dhashay dalka Denmark oo markale ku hawlan sidii ay sharafta uga qaadi lahaayeen Qur’aanka
Xukuumadda iyo bulshada dalka Denmark ayaa waxay iska-kaa shanaayaan sidii ay sharafta uga qaadi lahaayeen Kutubka Suuban ee Qur’aanka Amuurtaan ayaa waxay kusoo aadeysaa xilli ay ummada Islaamka ay aad uga caroonaayaan
Filed under: Uncategorized | Tagged: Gaalo | 2 Comments »