Xildhibaan Xasan Cawaale Oo baaq U Diray Xukuumadda Iyo Hay’adaha Calaamiga Ah

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tiran xubnaha gudida joogta golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka Maroodi Jeex ayaa baaq qaylo dhaan ah u jeediyey xukuumada iyo Hay’adaha caalamiga ah ee dalka jooga in gurmad dagdag ah oo taakulo ah dadwaynaha ay barakiciyeen roobabkii ka day deegaanada Wajaale ee xoolaha iyo weelkii ay ka [...]

Sheekh Shariif Oo Shir jaraa’id Oo Arrimo Badan u kaga Hadlay ku Qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xurunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ka mid yahiin Burcad Badeeda, Mamnuucida Britain Ee Alshabaab, Iyo weliba Xaalada Binu Aadnimo ee ka jirta Dalka Somaliya

Nato Iyo Burcad badeeda Somaliya

Ciidamada badda ee ilaaliya xeebaha Somalia waxay toddobaadkan gudihiisa qabteen ilaa 3 markab oo ah kuwa budhcad-badeeddu u adeegsadaan inay ku qaataan doonyaha dheere, hubka, iyo raashinka, kuna gaadhaan badweynta ay wax ka qafaashaan

Galaal Oo Ku Eedeyey Maxamed Cali Samatar Inu Xadgudubyo Ka geystay Somaliland

Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee ciidamadii xoogga dalka Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan gobolka Galgaduud waxa uu sheegay in Jen. Maxamed Cali Samatar Wasiirkii Gaashaandhigga dowladdii dhexe ee Soomaaliya uu qeyb ku lahaa sida uu yiri xadgudubyadii ay ciidamadii dowladdii Maxamed Siyaad Barre ka geysteen Gobollada Waqooyi galbeed ee [...]

Faarax Xooshle ”Mas’uul Kasta Waxa U la Soo Baxsada Cashuurta”

Duqa degmada Bander Bayla ayaa Eedeyn dusha uga tuuray Mas’uuliyiinta degmada Qaar ka tirsana oo u Sheegay inay lacagtii Cashuurta la soo baxsadeen isla markana aay Magaalada Bosaso u soo carareen, Duqa degmada Bayla Md. Faarax Axmed Xooshle oo la hadlayey Qaar ka mid ah Idaacadaha Maxaaliga ah Ayaa sheegay

Faysal Cali Waraabe ”Anigu Habaryoonis Waxba Kamaan Sheegin Igamana Suurtowdo”

Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa beeniyay inuu ku tiraabay hadalo ka dhan ah Beelaha Habaryoonis iyo madax dhaqameedkooda Md Faysal Cali Waraabe, oo xalay la soo xidhiidhay Wargeyska Geeska Afrika, waxa uu si kulul u beeniyay warbixno uu sheegay inay faafiyeen xisbiga UDUB ee xukuumiga ah iyo barta Internetka ee Qaran News [...]

Suxuufiyiin

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers