Diyaarada African Airways ayaa ku soo dhacday garoonka Diyaaradaha Ee Bender Qasim International Airport, Iyada oo la sheegay inay halkaasi Khasaare ka soo gaartay Diyaarada iyo weliba Dadkii saarna oo Saddex ka mid ah aay dhaawac qaban, In kasta oo 17 kale oo iyaguna Diyaarada Saarna aay ka badbaadeen Shilkan
Diyaarada ayaa xiliga aay khasaarahu garay ka soo degtay garoonka Bosaso iyada oo la sheegay inay ka timid dhanka Magaalada Dubia oo aay dadka ka soo qaday
Diyaaradan ayaa aheyd iyadu mid dhowaan ka bilowday degaanada Puntland Socdaalada dhanka Cirka ah, Waxana Xiligan aay taala Garoonka iyada oo dadkii saarnana la badbaadiyey, Waxana dadka Saarka oo aha 20 Qof in ku dhow aay Lix ka mid ah ahayeen Shaqaalahii Diyaarada
Ma’aha markii ugu horreysay ee Garoonka bosaso oo ah Mid burbur xoog leh heysto aay Diyaaradii ku soo dhacdo, balse Sanado ka hor ayey aheyd markii sidaan oo kale Diyaarad ugu soo dhacday Garoonka iyada oo dooni inay ka duusho, Balse mar walba ma jirin khasaare sidaa u buuran
Ciidamo aad u fara badan ayaa soo gaaray Garoonka kadib markii Shilku dhacay waxana weli Socda baaritano xoog leh
waaamaxa
diiyaarada
yaa is kale
12
imisa
ayeey
ahaayan
dadka ku dha
ntaq
ffffffffffffffffffff
laa ilaa ha maxaa
Aad ayan ugu Faraxsanahay hadii aysan Qofna ku dhiman,,…..
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk…. waxan jeclaan lahaa in lagu dhinto oo meedka la kala guri waayo……….