Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Guddoomisay shirka Golaha Wasiirradda Arrimaha Dibadda ee Carabta. Waa markii ugu horreysay tan iyo burburkii Qaranka Soomaaliyeed 1991, ee ay Soomaaliya qabato xilkaas
Somaliya Oo Shir Guddoomisay Carabta
Dagaalo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo maanta Iyo Xalayba Ka Socday Muqdisho
Cismaan buux “Doorashadi Golaha Deegaanku waxay dhacaysaa Bisha April”
Gudoomiyaha degmadda Qardho Cismaan Buux cali,oo maanta waraysi siinayay saxaafadda,ayaa sheegay in bisha soo socota ee April ay dhici doonto doorashadi golaha deegaanka ee degmadda Qardho. Mudane Buux ayaa hoosta ka xariiqay in hadda ay tahay wakhtigi loo baahna in
Goonjeex Oo Sii Dadbaan u Dhaliilay Hab Dhaqanka Puntland
Wasiirka Tamarta Iyo Shidaalka DFKMG ee Somaliya Md. Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex ayaa sii dadban u dhaliilay Maamulka Puntland, isaga oo Yiri ”Waa Sharci darro Heshiisyada Maamulada ka jira somaliya aay la galeen Shirkadaha Shidaalka Wixii ka dambeeyey 1991” Xiligaasi oo aha Waqtigii aay meesha ka baxday Dowladii Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliya
Ethiopia Oo gargaar Hub Ku Iibsatay
BBC ayaa heshay caddeyn ku saabsan in malaayiin dollar oo loogu deeqay gargaarkii samafalka markii Ethiopia ay ka dhacday abaarta sideetamaadkii, lagu iibsaday hub Abaartii ka dhacaday Ethiopia xilligaasi waxa ay cunno la’aan ka dhigtay toddobo milyan oo qof, iyadoo soo jiidatay caalamka markii la arkay sawirada
Diyaarad Garoonka Bosaso Ku Dhacday
Diyaarada African Airways ayaa ku soo dhacday garoonka Diyaaradaha Ee Bender Qasim International Airport, Iyada oo la sheegay inay halkaasi Khasaare ka soo gaartay Diyaarada iyo weliba Dadkii saarna oo Saddex ka mid ah aay dhaawac qaban
Filed under: Wararka | Tagged: Diyaaro | 7 Comments »
Qiso Cajiib Leh oo dhex martay Alle iyo addoon cibaado badnaa
Jibril (calayhi-as-Salam) ayaa Nabiga (NNKH) u sheegay qiso cajiib ah. Jibril wuxuu yiri waxaa jiray nin Ilaahay (sw) caabudayay 500 oo sano oo isku xigta. Wuxuu ku noolaa buur korkeeda, buurtaasna waxaa hareereeyay bad weyn oo dhanaan ah, hase ahaatee Eebe weyne ayaa buurta korkeeda u keenay il biyo macaan ah, taas oo uu ka [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Qiso | Comments Off
Gen Samatar Oo Dacwad U Bilaabmeyso
Maxkamadda ugu sareysa Mareykanka ayaa Maanta Oo Arbaco Ah dhagaysan doonta dacwad ka dhan ah Wasiirkii Gashaandhiga Ahana Ra’iisal Wasaarahii Dowladii Siyaad Barre, Gen Maxamed Cali Samatar Dacwada Samatar ka dhanka ah Ayaa waxa ku soo Oogay Muwadiniin Reer Somaliland
Faroole Oo Xilalka Ka Qadaya Mas’uuliyiin Boolis
Cabdiraxmaan Faroole Oo Maalmahan dambeba Woday Qorsheyaal Xilalka loga qadayo Mas’uuliyiin ka tirsana Xukuumaddisa ayaa la filaya inu Maanta ku dhawaaqo xil ka qaadis u ku sameyn doono Taliyaha Booliska Puntland Iyo Weliba ku Xigeenkiisa, Sidoo kale waxa u xilka ka qaadi doona
Filed under: Wararka | Tagged: Xilka Qadis | Comments Off
Siilaanyo Oo baaq U Diray Burcad Badeeda
Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah Ee Kulmiye Muj. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Ayaa mar kale ugu baaqay burcad badeeda Somalida ee Heysta Lamaanaha Ingiriiska Ee Paul Iyo Rachel Chandler inay Xorriyadooda u Soo Celiyaan Isla markana aay sii daayan Lamaanaha Ingiriiska ah
Ninkeygii Ayuu Iga Furay, Isna Waxba ima qabanin Ee Maxan Sameeyaa ???
ASC ,waxaan ahay gabar Soomaliyeed, hadana hooyo heysato hal wiil, da,deyda waa 21 jir,waxaan guursaday sanadkii 2005, waxan daganahay canada , gaar ahaan magaalada toronto,waxan rabaa walaalayaal in aad igala talisiin mushkilad aan xal u wayey, 4sano waxaan is jecleen wiil, wilkaas calaf iskuma yeelan aniga nin ayaan gursaday Ninka aan guursaday ma aqaano sababta [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Naxdin | 19 Comments »