Cabdicasiis Afguduud ”Kurasta Waxad Mooda In Lagu Kala Qatay 4.5”


Nabadoon Cabdicasiis Afguduud oo Caawa u waramayey Barnaamijka Xulka Wararka 24 Saac ee ka baxa Idaacada SBC International ee Magaalada Bosaso Ayaa isbedelka Cabdiraxmaan Faroole ku sameeyey Golahiisa Wasiirada Ku tilmaamay mid aan sidii la rabay u dhicin Isaga oo sheegay In Kursiga nin laga qaday Ina adeerkina lagu fariisiyey

”Waa Habooneyd in Isku Shandheyn lagu sameeyo Xukuumadda, Waxadse mooda In Ninba meel laga qaday Ina adeerkii Ayaa loo dhiibay, Kurasta waxad mooda in lagu kala qatay 4.5”

”Shaqsiyaadka hada la keenay kuwa Cusub ma ahaa, Waanse Soo Dhoweeyn, Waxanuna bal Eegeyna Wax qabadkooda Sanadkan” Ayuu yiri Nabadoon Cabdicasiis Afguduud

Sidoo kale Nabadoonka ayaa shaaca ka qaday in Aysan waxba ku dhaliileyn Wasiiradii hore ee Xilka laga qaday, In kasta oo U Sheegay In Meesha kaliya ee la Dhaliilayey Aay tahay Amniga, Welina Nooma muuqato Ayuu yiri Inay wax Isbedel ah ka dhaceen, Waxa u Sheegay In Aysan ka hor Dhacayn Wasiirada Cusub Balse ay Suugayan Bal waxa aay qabtan

Ugu Dambeyntii Waxa u Sheegay Inay Soo Dhoweeyn Isku Shandheynta u Sameeyey Faroole, Balse Aay eegi Doonan Bal Waxa aay Qabtan Raggaasi u magacaabay

FG – Warkaan Waxa Ka Xiganay Waraysi U Siiyey Idaacada SBC Caawa

4 Responses

  1. waaa kaxunyahaya miyaana ina af guduud waxaan war aamus ya dhahana lanaag gaab baa tahaye sinji xume meeshada adkayso ya dhahana magac adan lahayan ama istahilin adiga iyo sinjigaadu baaa lugu dhuubaye booskada kasoobax neefyahaw ha layaga gaarsiiyo kalamadaas ina af guduud

    • war xishood nadalyahow, nacas baad taheye.. waryaahe… Ina Afguduud waa reer qardhood…. mise waxkale baa kaa buxayah…. anagaa ka dhalaney boqorada mana soo qaadaneyno, alaaba adigoo Inan Gumeed ah… Isinka afka kala bax…. sheydaanyahow

  2. wa nasiib daro in la cayo dadka nabadona waxan leyahay qofkan isticmalayan magaca boqorad.

    waxana leayhayahay adeer ina afgududu nabadonka adiga wax lagu waydin mayo wana nasiib daro in ad nabadonka af la gadayso

    waxa atah6y wa ay caday waxa tahay kuwii kulliyadii jalle siyaad ee hotel Curubo lagu dhacay xalamiyad ah mar danbe ha cayin dadka buklshaadf sharafta ku leeeeeeeeh

  3. war xishood nadalyahow, nacas baad taheye.. waryaahe… Ina Afguduud waa reer qardhood…. mise waxkale baa kaa buxayah…. anagaa ka dhalaney boqorada mana soo qaadaneyno, alaaba adigoo Inan Gumeed ah… Isinka afka kala bax…. sheydaanyahow

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers